
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Jen.Cabdi Xasan Cawaale Qaybdiid iyo Saraakiil ka Socotay Hay,ado Caalami Ah kuwaa oo Galmudug u Yimid in ay u kuur Galaan Xaaladaha Ka Jira Galmudug
Saraakiishan ayaa Ka Socotay Hay,adaha Magni Intarnational Group iyo Galayr Securaty Service oo ka Shaqeeya Arimaha Amaanka iyo Horumarinta waxayna Booqdeen Dhamaan Degmooyinka Hoostaga Gobalada Hobyo Iyo Ceelguula
Dhanka Kale Madaxweynaha Galmudug Cabdi Qaybdiid ayaa Shacabka Kula hadlay Dhamaan Deegaanadii uu Booqday waxaana Si Diiran loogu Soo Dhaweeyay Deeganada ay Booqashada ku Marayeen.
Madaxweynaha Oo Hada Galkacyo ku Sugan ayaa Lagu Wadaa in uu Ka Qayb galo Shirka Midaynta Gobalada Dhexe ee Ka Dhici doona Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya.











http://raadraacnews.com/Raadraacnews/20 ... ada-hobyo/