Clever Hassan Sheikh has defeated darood Kenyan proxy
Moderator: Moderators
- Khalid Ali
- SomaliNet Super
- Posts: 32728
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Clever Hassan Sheikh has defeated darood Kenyan proxy
Daawo:Sayidka oo isku dhiibay Dawlada ogolaadayna Ciidamadda Baraawe ilaa iyo Goobweyn ku sugan inay soo galaan gudaha Kismaayo PDF Print E-mail
Written by Administrator
Monday, 21 October 2013 16:45
Kadib markii maanta uu burbur ku yimid heshiiskii Jubbaland iyo Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe oo lagu xanto inuu yahay shaqsi jilicsan lagu qasbay inuu ogolado dhamaan qodobadii uu la soo shir-tagay Wasiirka Arimaha Gudaha C/kariin Suujino.
Qodobadii uu ogolaaday Axmed-Madoobe,waxaa ka mid ah in Ciidamada Baraawe ku sugan ee Alshabaab iyo kuwa Bare-Hiiraale inay soo galaan gudaha Magaaladda Kismaayo laguna daro Ciidamadda Jubbaland,halka uu ogolaaday in Garoonka Kismaayo laga masaafuriyo Bare-Hiiraale,iyadoo codsigan uu si qaas ah u codsaday Reysalwasaare Saacid.
Qodob 2-aad ee markii hore uu saaka diiday ayuu ogolaaday in Shirkii Kismaayo loo wareejiyo Magaaladda Muqdisho,halkaas oo lagu soo dhisi-doono Golihii Baaarlamaanka oo loo kala qeybsanayo 50/50.
Qodobka 3-aad ee lagu qasbay inuu ogolaado ayaa noqday in Golaha Wasiiradda loo qeybsado 50-50
Qodobka-4-aad ayuu ogolaaday in Madaxweyne Xasan Culusoow booqasho ku yimaado Magaaladda Kismaayo,iyadoo Wefdiga Wasiir C/kariin Suujino ay u gogol-xaarayaan booqashadda Madaxweynaha
Is-dhiibidda Madaxweynaha Jubbaland ayaa waxaa ka carooday Professor Gaandi iyo Dr Cumar C/rashiid oo arin laga naxo ku tilmaamay in Axmed-Madoobe uu ogolaado in Ciidamadda Baraawe ilaa iyo Goobweyn ku sugan ee Alshababka u badan inay gudaha u soo galaan magaaladda Kismaayo,waxayna arintan ku tilmaameen khiyaano loo dhigayo Wadaadkan maskiinka ah ee siyaasadda Jubbaland ku hor-kufay 5-biloodna awoodi-waayay inuu Baarlamaan iyo Gole-Wasiir dhiso
Riix:oo Daawo:Madaxweynaha Jubbaland oo isku dhiibay Dawlada Federaalka
Riix:oo Daawo:M/weynaha Jubbaland oo cadeeyay in Madaxweyne Culusoow Kismaayo imaanaya shirkii Jubooyinkana Muqdisho lagu qabanayo
Ama hoos ka Daawo Sayidka oo is-dhiibay:

-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2505
- Joined: Tue Jul 05, 2011 10:39 am
- Location: Your BS starts and dies in Xamar, where you can't even go swimming without your Adoon boyfriends.
Re: Clever Hassan Sheikh has defeated darood Kenyan proxy
I suggest you and your dad continue making these youtube vidoes. It's pure entertainment to watch and a way for your family to vent their angry for Darood being Top dog.
oxymoron wrote:Somali-Transporter wrote:This is Khalid Calis message to USA.. sheeko xariir Mirqaan.. Wecel Foqol wecel!![]()
Sheihk bucur ''wecel'' Bacayr![]()
last out cry...![]()
![]()
That's Khalid Cali's DAD.
- Khalid Ali
- SomaliNet Super
- Posts: 32728
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: Clever Hassan Sheikh has defeated darood Kenyan proxy
President hassan will visit Kismayo
Baraawe troops will be brought to Kismayo and will be included into the national defense force
Agreed to share the ministerial council 50/50
This is a major triumph for President hassan and his goverment
Faroole and Cabdi Cawar =aka Prozac are busy fighting internal Majeerteen squabbles , and this indeed will give the goverment to consolidate their power in the southern regions. The Kenyans are still in shock because of the west gate attack thanks to Oday Godane and they will take a few steps back when it comes to Somalia affairs they will remain in Somalia ,but they will review their strategy in Somalia.

Next we shall face up north!,..... Triumph we shall return to the Seat of Shah مقعد شاه of Somalis!
Re: Clever Hassan Sheikh has defeated darood Kenyan proxy
Hutuking must be happy to hear his Cayr militia in baraawe will enter Kismayo and included into the army base!
Re: Clever Hassan Sheikh has defeated darood Kenyan proxy
Even123 wrote:Hutuking must be happy to hear his Cayr militia in baraawe will enter Kismayo and included into the army base!

So many retard people on snet.
1. hutuqueen is Isaaq not Ceyr.
2. There is no Ceyr militia in Baraawe
3. Baraawe is Al-shabaab stronghold, they are not coming to Kismaayo where they were expelled from By KDF.
- FarhanYare
- SomaliNet Super
- Posts: 19029
- Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
- Location: Location:Location

- Somali-Transporter
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4064
- Joined: Thu Jun 15, 2006 8:19 pm
- Location: ******
- Contact:
Re: Clever Hassan Sheikh has defeated darood Kenyan proxy
they are about to invade barawe soon so that army will enter kismayo..GIJaamac wrote:Even123 wrote:Hutuking must be happy to hear his Cayr militia in baraawe will enter Kismayo and included into the army base!![]()
So many retard people on snet.
1. hutuqueen is Isaaq not Ceyr.
2. There is no Ceyr militia in Baraawe
3. Baraawe is Al-shabaab stronghold, they are not coming to Kismaayo where they were expelled from By KDF.
- Khalid Ali
- SomaliNet Super
- Posts: 32728
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: Clever Hassan Sheikh has defeated darood Kenyan proxy
FarhanYare wrote:Even123 wrote:Hutuking must be happy to hear his Cayr militia in baraawe will enter Kismayo and included into the army base!khalid ali magac badnidaa sxb? teeda kaale what does this comment got to do with the topic?
Farhanyare Even 123 is that Majeerteen kid that claimed hawiye his former name is individual
Gacanyaare meel ha uga dhicin saaxib
- FarhanYare
- SomaliNet Super
- Posts: 19029
- Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
- Location: Location:Location
Re: Clever Hassan Sheikh has defeated darood Kenyan proxy
bantuboy,
kalaay hada waxaga waali weeyba dhaftay. You have been following around Hutuking like a lost puppy for the duration of your stay here snet. Again you have no knowledge of who cayr are so what makes you the expert to tell hutuking is not ceyr
.

khalid ali,
gartay lakiin be honest you have multiple user names and one of which, you used here in this thread to annoy hutuking

Dhaadhaanka hanala qabsan nacaladyahayFarhanYare wrote:bantuboy,
kalaay hada waxaga waali weeyba dhaftay. You have been following around Hutuking like a lost puppy for the duration of your stay here snet. Again you have no knowledge of who cayr are so what makes you the expert to tell hutuking is not ceyr.

Re: Clever Hassan Sheikh has defeated darood Kenyan proxy
Disgusting. A Bantu talking about Cayr in the same thread as a worthless Isaaq commentating on things beyond him.
- FarhanYare
- SomaliNet Super
- Posts: 19029
- Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
- Location: Location:Location
Re: Clever Hassan Sheikh has defeated darood Kenyan proxy
xineey mise xinoow,
fair enough am dhaan dhaan
, but why does everyone else on this site seem to have the opinion that the motive behind your erratic actions are not iskayelyeel, but rather you are naturally not that bright.
fair enough am dhaan dhaan

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 4 Replies
- 703 Views
-
Last post by ReturnOfMariixmaan
-
- 4 Replies
- 546 Views
-
Last post by Nubis
-
- 39 Replies
- 3570 Views
-
Last post by Hawdian
-
- 4 Replies
- 1494 Views
-
Last post by Phd in naago kudis
-
- 14 Replies
- 2143 Views
-
Last post by Bermooda
-
- 16 Replies
- 3906 Views
-
Last post by between12
-
- 3 Replies
- 505 Views
-
Last post by MAD MAC
-
- 1 Replies
- 725 Views
-
Last post by KowJow
-
- 1 Replies
- 85 Views
-
Last post by ElfRuler
-
- 1 Replies
- 2645 Views
-
Last post by ElfRuler