Page 1 of 2

Allaha u naxariisto Wariye Timacadde oo caawa geeriyooday

Posted: Sat Oct 26, 2013 6:41 pm
by AhlulbaytSoldier
Wariye Maxamed Maxamuud Tima-cadde oo u geeriyooday dhaawac kooxo hubeysan ay maalmo ka hor ugu geysteen Muqdisho
Image

Isniin, Oktoobar 26, 2013 (HOL) — Wariye Maxamed Maxamuud Tima-cadde oo ka mid ahaa wariyeyaasha Telefishinka Universal uga warrama Muqdisho ayaa goor dhow ku geeriyooday isbitaalka Madiina oo looga daweynayay dhaawac ay kooxo hubeysan ugu geysteen degmada Wadajir ee gobolka Banaadir Talaadadii lasoo dhaafay.

Marxuumka ayaa isbitaalka Madiina looga daweynayay dhaawacyo kasoo gaaray rasaas ay kooxaha hubeysan ku fureen, waxaana lagu qalay isla maalintii la dhaawacay isibtaalka Madiina.

Allaha u naxariisteen marxuumka ayaa xaaladdiisu ahayd maalmihii aynu soo dhaafnay mid wanaagsan, balse caawa ayuu ku geeriyooday isbitaalka, iyadoo aysan jirin cid ay dowladda Soomaaliya u qabatay dhaawacii ay u geysteen kooxaha hubeysan oo uu caawa u geeriyooday.

Ehellada marxuumka ayaa sheegay inay qorsheynayeen inay dhaawiciisa u qaadaan dalka Uganda si loogu soo daweeyo, waxaana abbihii Maxamuud Cali Faarax uu dhawaan sheegay inuusan ku kalsoonayn in Muqdisho lagu daweeyo wiilkiisa.

Marxuumka ayaa wariyeyaasha sannadkan lagu dilay Soomaaliya ka dhigaya wariyihii shanaad, waxaana dhaawiciisa ka hadlay madaxda dowladda iyagoo amar ku bixiyay in sharciga la horkeeno kooxihii ka dambeeyay.

Soomaaliya ayaa lagu tilmaamaa meelaha ugu khatarta badan ee suxufiyiin ay ka shaqeeyaan, iyadoo aysan jirin cid sheegatay weli dhaawaca wariyaha loo geystay ee uu u geeriyooday.

Wariyeyaasha Soomaaliyeed ayaa tacsi u diray ehelladii uu ka geeriyooday marxuumka, iyadoo tani ay qayb ka tahay dhibaatooyinka suxufiyiinta ka howlgala Soomaaliya lagu hayo.


May Allah have mercy on the soul of marxuumka. I expected his death because six bullets in fatal places makes chance of survival amost zero.

Re: Allaha u naxariisto Wariye Timacadde oo caawa geeriyooda

Posted: Sat Oct 26, 2013 6:46 pm
by quark
AUN


They have finished off the reporters :meles: I don't understand why anyone would want to do this job

Re: Allaha u naxariisto Wariye Timacadde oo caawa geeriyooda

Posted: Sat Oct 26, 2013 6:48 pm
by AhlulbaytSoldier
Even football journalists are not spared. I remember this sportjournalist losing his head after going to Yaaqshiid in 2012. Shiddd, its a tough job.

I call it: Job of Martyrdom :up:

Re: Allaha u naxariisto Wariye Timacadde oo caawa geeriyooda

Posted: Sat Oct 26, 2013 6:51 pm
by Vivacious
Ya Allah :shock: AUN :(

Re: Allaha u naxariisto Wariye Timacadde oo caawa geeriyooda

Posted: Sat Oct 26, 2013 6:55 pm
by quark
AhlulbaytSoldier wrote:Even football journalists are not spared. I remember this sportjournalist losing his head after going to Yaaqshiid in 2012. Shiddd, its a tough job.

I call it: Job of Martyrdom :up:
is it all shabaab doing this or there is clan hits involved as well? :damn: war i rather work in the dekeda and do xamali then this :whew:

Re: Allaha u naxariisto Wariye Timacadde oo caawa geeriyooda

Posted: Sat Oct 26, 2013 6:56 pm
by quark
DeeqaDagan wrote:Ya Allah :shock: AUN :(
amiin

Re: Allaha u naxariisto Wariye Timacadde oo caawa geeriyooda

Posted: Sat Oct 26, 2013 6:57 pm
by AhlulbaytSoldier
Shabaab did it. Yaaqshid is controlled by the terrorists.

Re: Allaha u naxariisto Wariye Timacadde oo caawa geeriyooda

Posted: Sat Oct 26, 2013 6:59 pm
by Vivacious
Dekedda xamaali ka noqosho aad ka hadlee. Yaanyo xitaa waan goobo goobeyn lahaa instead of being a reporter. :( :(

Re: Allaha u naxariisto Wariye Timacadde oo caawa geeriyooda

Posted: Sat Oct 26, 2013 7:06 pm
by quark
DeeqaDagan wrote:Dekedda xamaali ka noqosho aad ka hadlee. Yaanyo xitaa waan goobo goobeyn lahaa instead of being a reporter. :( :(
True, it aint worth it.

Re: Allaha u naxariisto Wariye Timacadde oo caawa geeriyooda

Posted: Sat Oct 26, 2013 7:06 pm
by caburiye1
Lets just be real here. This guy was killed for Competition reason by other Journalists. It has been reported that, there are so many Interest killing going on in Muqdisho. Wax kasto Alshabaab hadii loo saariyo dhibkaan madhamaanaayo.

Re: Allaha u naxariisto Wariye Timacadde oo caawa geeriyooda

Posted: Sat Oct 26, 2013 7:08 pm
by Basra-
:roll: He was probably USELESS. Is that him wearing a Pink shirt like that? uufff. Weak. :roll:

Re: Allaha u naxariisto Wariye Timacadde oo caawa geeriyooda

Posted: Sat Oct 26, 2013 7:09 pm
by Vivacious
caburiye1 wrote:Lets just be real here. This guy was killed for Competition reason by other Journalists. It has been reported that, there are so many Interest killing going on in Muqdisho. Wax kasto Alshabaab hadii loo saariyo dhibkaan madhamaanaayo.


No, yaa alshabab haysto hada. This is more than alshabab, there are so many motives to kill reporters in xamar.

Re: Allaha u naxariisto Wariye Timacadde oo caawa geeriyooda

Posted: Sat Oct 26, 2013 7:13 pm
by BuuloXubeey
AUN he was a great man. Sad news

Re: Allaha u naxariisto Wariye Timacadde oo caawa geeriyooda

Posted: Sat Oct 26, 2013 7:25 pm
by quark
caburiye1 wrote:Lets just be real here. This guy was killed for Competition reason by other Journalists. It has been reported that, there are so many Interest killing going on in Muqdisho. Wax kasto Alshabaab hadii loo saariyo dhibkaan madhamaanaayo.
They themselves will just be the next target from other competition if that is the case. its other motives sxb



Basra- wrote::roll: He was probably USELESS. Is that him wearing a Pink shirt like that? uufff. Weak. :roll:
who made isalataan a mod? what do you expect from a messed up forum

Re: Allaha u naxariisto Wariye Timacadde oo caawa geeriyooda

Posted: Sat Oct 26, 2013 7:29 pm
by caburiye1
quark wrote:
caburiye1 wrote:Lets just be real here. This guy was killed for Competition reason by other Journalists. It has been reported that, there are so many Interest killing going on in Muqdisho. Wax kasto Alshabaab hadii loo saariyo dhibkaan madhamaanaayo.
They themselves will just be the next target from other competition if that is the case. its other motives sxb



Basra- wrote::roll: He was probably USELESS. Is that him wearing a Pink shirt like that? uufff. Weak. :roll:
who made isalataan a mod? what do you expect from a messed up forum
She is the admin's b*itch. Waxay rabto ay qortaah mana bann gareeyo. She joined this site : Mon Feb 16, 2004 7:00 pm
. I even didn't have a d*ick Waqtigaas.