Dhagayso:-Odayaasha Sool oo ku Baaqay in Beesha Dhulbahante ay u Midobaan sidii Somaliland Dagaal ula Gali lahayeen
Qaar kamid ah Odayaasha ku sugan Tuulada kala Baydh ee gobalka sool ayaa Bayaan ka soo saaray xaalada Guud ee Magaalada Taleex iyagoo ugu Baaqay in ay joojiyaan Colada katagan degmada Taleex.
Cabdirisaaq Cali Maxamed oo kamid ah Odayaasha Dhaqanka Kala Baydh ee gobalka Sool oo caawa waraysi Sinayeey Warbaahinta Caalamiga ah ee Saadaal Media ayaa shegay in Odayaasha Deganakaas ay so sareen Baaq Nabadeed kaas oo ay kula hadlayaan dadka walaalaha ee Dhulbahante ee kuwada sugan Magaalada taleex,
Xiisada ayaa waxa ay kadhaxaysa Wafdi Madaxweyne ku xigeena Puntland uu Hogaaminayo iyo Maamulka Khaatumo oo shegay in shir uu uga Furmay Taleex Balse Puntland shegatay in uusan Wax shir ah ka Furmin Taleex taas oo keentay in Hanjabaado culus hawada la isku mariyo.
Cabdirisaaq Cali Maxamed oo kamid ah Odayaasha Dhaqanka Kala Baydh ee Gobalka sool ayaa shegay in Xiligan loga Bahanyahay in Dhulbahante ay midooban isla markasna ay so celiyaan dhulka Maqan ee ay Haystaan somaliland isagoo ugu baaqay in ay fadhiga ka kacaan isla markasna ay dayaan isku mashqulida ay iyagu isku mashqulayaan.
Maamulka Puntland ayuu ugu baaqay in uu nabada kashaqeyo isla markasna uu si wanaagsan ula dhaqmo Dadyowga gobalkaas Gaar ahaan Magaalada taleex oo iyadu Xiisad katagantahay Tan iyo Markii uu halkaas Gaaray Madaxweyne ku Xigeenka Puntland Gen cabdisamad Cali Shire.
Link: listen here
http://saadaalnews.com/2013/10/30/dhaga ... -lahayeen/
Breaking news: Dhulbahante have united to fight Isaaq
Moderator: Moderators
- Somali-Transporter
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4064
- Joined: Thu Jun 15, 2006 8:19 pm
- Location: ******
- Contact:
Breaking news: Dhulbahante have united to fight Isaaq
Last edited by Somali-Transporter on Thu Oct 31, 2013 8:00 am, edited 1 time in total.
-
SomaliDefenceCouncil
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1913
- Joined: Sun Sep 08, 2013 7:09 am
Re: Breaking news: Dhulbahante have united to fight Somalila
They've been saying that ever since Lascanood was captured.
-
AhlulbaytSoldier
- SomaliNet Super

- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
Re: Breaking news: Dhulbahante have united to fight Isaaq
Kastuumos says they are ready to fight its host.
However the host swears they will never abandon their kastuumos which they say belongs to them.
The Revolution of Panties gets boring.
However the host swears they will never abandon their kastuumos which they say belongs to them.
The Revolution of Panties gets boring.
- Somali-Transporter
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4064
- Joined: Thu Jun 15, 2006 8:19 pm
- Location: ******
- Contact:
Re: Breaking news: Dhulbahante have united to fight Isaaq
this time they are moving forward.. Buhoodle, taleex is already in there hands plus small tuuloyin..AhlulbaytSoldier wrote:Kastuumos says they are ready to fight its host.
However the host swears they will never abandon their kastuumos which they say belongs to them.
The Revolution of Panties gets boring.
-
AhlulbaytSoldier
- SomaliNet Super

- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
Re: Breaking news: Dhulbahante have united to fight Isaaq
Taleex is now Punani Enclave.
Only small buuhoodle can be called mastermind of Panty Revolution.
Their largest city(city of dhulbahantenism) laascaanood is ruled by khataddicted qaldaans.
Sxb they are joke. Believe me on that.

Only small buuhoodle can be called mastermind of Panty Revolution.
Their largest city(city of dhulbahantenism) laascaanood is ruled by khataddicted qaldaans.
Sxb they are joke. Believe me on that.
-
SomaliDefenceCouncil
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1913
- Joined: Sun Sep 08, 2013 7:09 am
Re: Breaking news: Dhulbahante have united to fight Isaaq
How comes the Puntlandi's are not willing to help the Kastumo people?
Re: Breaking news: Dhulbahante have united to fight Isaaq
Ilaahay nabad ha u keeno, clan skirmishes doesn't solve anything 
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 20 Replies
- 2399 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 26 Replies
- 2769 Views
-
Last post by Gacalisa
-
- 3 Replies
- 1527 Views
-
Last post by HooBariiska
-
- 2 Replies
- 478 Views
-
Last post by FAH1223
-
- 12 Replies
- 1732 Views
-
Last post by FAH1223
-
- 17 Replies
- 1380 Views
-
Last post by XidigtaJSL
-
- 7 Replies
- 1359 Views
-
Last post by original dervish
-
- 16 Replies
- 2843 Views
-
Last post by Substance
-
- 1 Replies
- 546 Views
-
Last post by Cardiff Girl
-
- 2 Replies
- 879 Views
-
Last post by Xaaji_Xundjuf