Page 1 of 1
Odayaasha Baydhabo oo si caro leh uga hadlay Shirka Muqdish
Posted: Sun Nov 03, 2013 11:37 am
by Rabshoole
Dhegeyso Odayaasha Baydhabo oo si caro leh uga hadlay Shirka Muqdisho,Shir kalena maanta uga furmay baydhabo
Iyadoo maanta Magaalada Muqdisho ka furmay shirka dib u heshiisiinta Jubooyinka ayaa iyadana shir kale oo maamul loogu soo dhisayo 6 gobol oo dhaca koonfurta Soomaliya uu isla maanta ka furmay Magaalada Baydhabo.
Waxaa maalmihii la soo dhaafay ku qul qulay magaalada Baydhabo Ergo badan oo ka socda qaar ka mid ah beelaha dega lixda gobol, waxaana maanta si rasmi ah uu u furmay shirkaas.
Odayaal ka mid ah kuwa ka qeyb galaya shirka Baydhabo ayaa sheegay in aysan jirin wax la yiraahdo Jubooyinka, kuna eedeeyay dowladda in ay dhibaato abuureyso.
http://markacadey.com/?p=1270
Re: Odayaasha Baydhabo oo si caro leh uga hadlay Shirka Muqd
Posted: Sun Nov 03, 2013 12:17 pm
by Nomand
odayaasha baydhabo should focus on baydhabo
Re: Odayaasha Baydhabo oo si caro leh uga hadlay Shirka Muqd
Posted: Sun Nov 03, 2013 12:17 pm
by SomaliDefenceCouncil
Pintland Propaganda.

Re: Odayaasha Baydhabo oo si caro leh uga hadlay Shirka Muqd
Posted: Sun Nov 03, 2013 12:26 pm
by AhlulbaytSoldier
Odayaasha Baidoa should focuss on how to reconquer Gedo

Re: Odayaasha Baydhabo oo si caro leh uga hadlay Shirka Muqd
Posted: Sun Nov 03, 2013 12:45 pm
by hydrogen
Odayaasha Baydabo who are they?
Re: Odayaasha Baydhabo oo si caro leh uga hadlay Shirka Muqd
Posted: Sun Nov 03, 2013 12:49 pm
by Rabshoole
hydrogen wrote:Odayaasha Baydabo who are they?
Habar Gedir subclan that wants their region, Gedo as part of their new admin.
Re: Odayaasha Baydhabo oo si caro leh uga hadlay Shirka Muqd
Posted: Sun Nov 03, 2013 12:51 pm
by BigBreak
^ no reer baydhabo are raxanweyn
Re: Odayaasha Baydhabo oo si caro leh uga hadlay Shirka Muqd
Posted: Sun Nov 03, 2013 12:51 pm
by Cunaaye25
meeshaan soomaliya ayaa la yiraahdaa ninaan Xabad qaadan waa ka xaaraan shaah
Re: Odayaasha Baydhabo oo si caro leh uga hadlay Shirka Muqd
Posted: Sun Nov 03, 2013 1:48 pm
by Rabshoole
BigBreak wrote:^ no reer baydhabo are raxanweyn
You sure about that ?