Ileen Axmad Madoobe Wax Uma Jeedo

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

Minneapolis Mayor
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3576
Joined: Sun Jul 27, 2008 5:22 pm

Ileen Axmad Madoobe Wax Uma Jeedo

Post by Minneapolis Mayor »

Image Odayga Toosh, Gacan ayaa wax lugu tusayaah Asagoo Waliba Ookiyaalo Wato :-O :-O
quark
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7820
Joined: Sat Oct 16, 2010 1:22 pm
Location: Xarunta Xisbiga Gooni Isu Taaga Dal udug

Re: Ileen Axmad Madoobe Wax Uma Jeedo

Post by quark »

war its a microphone, don't know why he's holding it that way :?



or maybe its could be a damn flashlight. :notsure:
User avatar
FarhanYare
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19029
Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
Location: Location:Location

Re: Ileen Axmad Madoobe Wax Uma Jeedo

Post by FarhanYare »

:lol: :lol: :lol: :lol: :lol:
Faranacab
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3407
Joined: Fri May 01, 2009 12:40 am

Re: Ileen Axmad Madoobe Wax Uma Jeedo

Post by Faranacab »

Image

Image

MM, war niyow adaanba ka shakisanahay inaad barafkii Maraykanka ku indho beeshay.

Quark is right, the mudug guy is holding a mic,..ofcourse with "Moqadisho style".. :lol:
User avatar
zingii
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9937
Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.

Re: Ileen Axmad Madoobe Wax Uma Jeedo

Post by zingii »

dude knows simply know how to rock the mike with swag.

DJ miyuu ahaan jiray? :o
Minneapolis Mayor
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3576
Joined: Sun Jul 27, 2008 5:22 pm

Re: Ileen Axmad Madoobe Wax Uma Jeedo

Post by Minneapolis Mayor »

zingii wrote:dude knows simply know how to rock the mike with swag.

DJ miyuu ahaan jiray? :o
Maa Mic dhulka Ladhigo ama Ninka Loodhiibo. Shaqadiisa Dhan ma In uu Mic dadka Afka Usaarabaah :lol: :lol:

That is how the Money is looted. Created Fake Jobs to earn Salary. What is his title, The Mic hayaha Federalka Somalia :lol:
User avatar
zingii
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9937
Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.

Re: Ileen Axmad Madoobe Wax Uma Jeedo

Post by zingii »

In a boxer anouncer's voice.

"Daawadeyaal iyo dhageestayaal:
Waa maalin taarikhi ah
Sida idiin muuqataba qalinka ayaa lagu duugay warqada.
Lagdinta qalinka iyo warqada waxey muuqaal dhaweeyaan
ciyaarta masaariicda aynu u naqaano.
Si qurxoon bay wax u wada wadaan.
Alla Yaa Cizzaq
Waa official, waa job well done, waa case clossed".



Image
User avatar
zingii
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9937
Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.

Re: Ileen Axmad Madoobe Wax Uma Jeedo

Post by zingii »

Minneapolis Mayor wrote:Image Odayga Toosh, Gacan ayaa wax lugu tusayaah Asagoo Waliba Ookiyaalo Wato :-O :-O

Looks like in la barayo

Alif
Ba
Ta

Sida farta loogu hagayo.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”