I am very romantic and I recite a poem for my girl all the time. She grew up in here so she does not get most of the words. I send her text with it so she can propably show her Aunts or Mother. Here is my last one.
1.
-Gabar gariyaa tahay, oo aan dumarba gaarayne
- Gabdhihii la umoo dhan baad, guudka dheertahaye,
- Sida baarqab geel lagu daroo garowo loo seexshay,
- Ama goray haldhaayoo ku jira goraya cawshiisa,
- Haween lama gudboonid oo adigu , gooni baad tahaye,
- Geesaha markaad socoto, ood gacanta sii dayso
- Oo aad gacmaha labada dhinac, galac ka siinayso
- quruxdaada gabar haysataa, Gacalo may dhalane,
- Allow yaa Qurbaha kuma wacnee gaari kula dhoofa,
- Allow yaa Galiinsoor lataga, guure iyo dheelmad,
- Allow yaa ninkale mamaba gayee aniga ii guursha.
