
Ha loo hiiliyo afka hooyo

Moderators: Moderators, Junior Moderators
Ismail87 wrote:Shaaciradii hore iyo kuwa hada noolba kuwee baad gabayadooda ugu jeceshahay?
AbtiiDoon wrote:shalaymaanta xaa qabatay?
do you know what shalaymaanta means?
Waxaa iigu danbaysay horraantii sanadkan aynu ku jirno, bishii koowaad ee 2013.InaSamaale wrote:Gormaa Soomaaliya kuu dambeesay?
Su'aalahan dib ugu noqo waayo waxbaa ka khaldan.InaSamaale wrote:Xagee ka timi?
Xagee joogtaa?
Xagee u socotaa?
Wallow kaana ceesaan.HooBariiska wrote:yaad ahayd?
yaaa???KingWaslawi wrote:Wallow kaana ceesaan.HooBariiska wrote:yaad ahayd?
yaaa???KingWaslawi wrote:Wallow kaana ceesaan.HooBariiska wrote:yaad ahayd?
Subxaan allah waar waa maxay waxan aad soo qortay dee. Madaxda saa loolama hadlee camuu anigu nin xariira baan ahay. Arooskaygiina garbahaa laygu soo qaaday.LeJusticier wrote:ma midigtaad maashaa mise bidixda?