السير إلى الله والدار الآخرة للعلامة عبد الرحمن بن ناصر السعدي
Tixdaan waxaa lagu magacaabaa u socoshada jidka Ilaahey iyo daarta Aakhirah. waxaana alifay Sheikh CabdiRaxman Al_Sacdi(RX). Sheikhu tixdaan qiimaha badan waxuu alifay asigoo cimrigiisa 25 jir ah. Sida ka muuqata tixda wuxuu aad ugu ta'suray kitaabkii uu qoray Sheikh Ibnu Qayim Aljawzi(madaarijal saalikiin).
السير إلى الله والدار الآخرة للعلامة عبد الرحمن بن ناصر السعدي
hordhac
Dadka maanta joogga waxaa ka tanbadiyey shahawaad iyo wax yaalaha maadiga ah. Waxayna raali ku noqdeen aduunyo gaaban iyo wax yaalaha ay nafta jeceshahay oo ay kamid tahay shahawaatka iyo cadaatka.
Aakhirna iyo Jano raadinteedana way ka jeedsadeen xataa waxayba iloobeen cibaadadii loo abuuray.
Aduunkii ay raadinaayeen markii ay heleen xataa waxay noqdeen mar ay kor fadhiyaan iyo mar ay ku kor mashquulsan yihiin.
Noloshooda wixii waqti ah oo dhaafayna kama faa-iidaysan, jaahilnimo iyo dulmi darteeda. Hadafkaaga haddii aadan aqoonin taas waa jaahilnimo, sidoo kale hadafkaaga haddii aad garatid, laakiin, aadan ku camal falin ama ka leexanin wax yaalaha xun taasna waa dulmi ay naftooda dulmiyeen.
Dadka badankooda waxay ku fikiraan wixii ay naftooda happy ku tahay, mana iska gooyn karaan balwadaas xun balse waaba ku wareersan yihiin oo ku marqaansan yihiin . Tii Rabi xuskiisa iyo diintoodana way hilmaameen.
“Allah xuskiisa eyeey hilmaameen waxuu Allah(sw) ayagana hilmaamnsiiyey wixii maslaxadooda ah”.
1-
سَعِدَ الَّذِينَ تَجَـنَّـبُوا سُبُلَ الرَّدَى
وَتَيَمَّمُوا لِمَنَازِلِ الرِّضْوَانِ
2-
فَهُمُ الَّذِينَ قَدْ أَخْلَصُوا فِي مَشْيِهِم
مُتَشَـرِّعِينَ بِشِرْعَةِ الإِيمَانِ
3-
وَهُمُ الَّذِينَ بَنَوْا مَنَازِلَ سَيْرِهِم
بَيْنَ الرَّجَا وَالخَوْفِ لِلدَيَّانِ
4-
وَهُمُ الَّذِينَ مَلَا الإِلَهُ قُلُوبَهُم
بِوِدَادِهِ وَمَحَبَّةِ الرَّحْمَانِ
5-
وَهُمُ الَّذِينَ قَدْ أَكْثَرُوا مِن ذِكْرِهِ
فِي السِّرِ وَالإِعْلَانِ وَالأَحْيَانِ
6-
يَتَقَـرَّبُونَ إِلَى المَلِيكِ بِفِعْلِهِم
طَاعَاتِهِ وَالتَّرْكِ لِلعِصْيَانِ
7-
فِعْلُ الفَرَائِضِ وَالنَّوَافِلِ دَأْبُهُم
مَعَ رُؤْيَةِ التَّقْصِيرِ وَالنُّقْصَانِ
8-
صَبَرُوا النُّفُوسَ عَلَى المَكَارِهِ كُلِّهَا
شَوْقًا إِلَى مَا فِيهِ مِنْ إِحْسَانِ
9-
نَزَلُوا بِمَنْزِلِةِ الرِّضَى فَهُمُ بِهَا
قَدْ أَصْبَحُوا فِي جَنَّةِ وَأَمَانِ
10-
شَكَرُوا الَّذِي أَوْلَى الخَلَائِقَ فَضْلَهُ
بِالقَلْبِ وَالأَقْوَالِ وَالأَرْكَانِ
11-
صَحِبُوا التَّوَكُّلَ فِي جَمِيعِ أُمُورِهِم
مَعَ بَذْلِ جُهْدٍ فِي رِضَى الرَّحْمَانِ
12-
عَبَدُوا الإِلَهَ عَلَى اعْتِقَادِ حُضُورِهِ
فَتَبَوؤُا فِي مَنْزِلِ الإِحْسَانِ
13-
نَصَحُوا الخَلِيقَةَ فِي رِضَى مَحْبُوبِهِم
بِالعِلْمِ وَالإِرْشَادِ وَالإِحْسَانِ
14-
صَحِبُوا الخَلَائِقَ بِالجُسُومِ وَإِنَّمَا
أَرْوَاحُهُم فِي مَنْزِلٍ فَوْقَانِي
15-
بِاللهِ دَعْوَاتُ الخَلَائِقِ كُلِّهَا
خَوْفًا عَلَى الإِيمَانِ مِن نُّقْصَانِ
16-
عَزَفُوا القُلُوبَ عَنِ الشَّوَاغِلِ كُلِّهَا
قَدْ فَرَّغُوهَا مِن سِوَى الرَّحْمَانِ
17-
حَرَكَاتُهُم وَهُمُومُهُم وَعُزُومُهُم
للهِ لا لِلخَلْقِ وَالشَّيْطَانِ
18-
نِعْمَ الرَّفِيقُ لِطَالِبِ السُّبُلِ التِي
تُفْضِي إِلَى الخَيْرَاتِ وَالإِحْسَانِ
U socoshada xagga Ilaah & daarul Aakhirah
Moderators: Moderators, Junior Moderators, Islam mods
- abuu_dujaana
- SomaliNetizen
- Posts: 349
- Joined: Wed Oct 28, 2009 1:10 pm
- abuu_dujaana
- SomaliNetizen
- Posts: 349
- Joined: Wed Oct 28, 2009 1:10 pm
Re: U socoshada xagga Ilaah & daarul Aakhirah
Waxaa sidoo kale sifiican u sharxay sheikh Axmed yare, laakiin qaybtii koowaad ma arkin. ka faa-iidaysi wanaagsan.
- Ismail87
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3417
- Joined: Mon May 06, 2013 7:53 pm
- Location: Carpe diem, quam minimum credula postero.
Re: U socoshada xagga Ilaah & daarul Aakhirah
Jazakallahu khayr, waan daawan doonaa markaan fursad helo inshallah. 

- abuu_dujaana
- SomaliNetizen
- Posts: 349
- Joined: Wed Oct 28, 2009 1:10 pm
Re: U socoshada xagga Ilaah & daarul Aakhirah
Wa iyaaka akhii ismail87. Haddii aad fursad u heshid waxaad daawataa videoga danbe ee sheikh Axmed yare, sababtoo ah wuxuu wataa sharaxaad dheeraad ah oo aad u qiimo badan. Tixdaan iyada oo dhan waa 18 lines, faa-iidooyinka ku jirana lama soo koobi karo oo Sheikha intii uu cilmiga baranaayey oo dhan ayuu one page kugu soo koobay.Ismail87 wrote:Jazakallahu khayr, waan daawan doonaa markaan fursad helo inshallah.
Re: U socoshada xagga Ilaah & daarul Aakhirah
صَحِبُوا الخَلَائِقَ بِالجُسُومِ وَإِنَّمَا
أَرْوَاحُهُم فِي مَنْزِلٍ فَوْقَانِي
I love that bit

أَرْوَاحُهُم فِي مَنْزِلٍ فَوْقَانِي
I love that bit



-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 3 Replies
- 208 Views
-
Last post by eyes-only
-
- 5 Replies
- 753 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 5 Replies
- 485 Views
-
Last post by KingWaslawi
-
- 38 Replies
- 1833 Views
-
Last post by LionHeart-112
-
- 6 Replies
- 413 Views
-
Last post by wastegal
-
- 0 Replies
- 416 Views
-
Last post by MenaceToSociety
-
- 0 Replies
- 323 Views
-
Last post by SahanGalbeed
-
- 1 Replies
- 338 Views
-
Last post by paidmonk
-
- 11 Replies
- 1145 Views
-
Last post by suga_delic
-
- 4 Replies
- 397 Views
-
Last post by TarTar