President: Can you resign? Saacid: Only when you can fly!

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

DarthSomali
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 954
Joined: Thu Mar 15, 2012 1:43 pm
Location: Secession leads to Peace Let us go Seperate Paths

President: Can you resign? Saacid: Only when you can fly!

Post by DarthSomali »

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la sheegay inuu Ra’iisul Wasaare Saacid ka dalbaday inuu is-casilo iyo Ra’iisul Wasaaraha oo diiday

Isniin, November 11, 2013 (HOL) — Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sh. Maxamuud ayaa la sheegay inuu ka dalbaday ra’iisul wasaare Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) inuu is-casilo, inkastoo ra’iisul wasaaruhu uu arrintaas si cad ugu gacan-sayray.

Wararka ayaa waxay sheegayaan in arrintan ay sababtay khilaaf soo dhex-galay madaxweynaha iyo ra’iisul wasaaraha, iyadoo ra’iisul wasaaruhuna uu billaabay inuu kulammo la yeesho la taliyeyaashiisa gaarka ah.

Lama oga go’aanka uu ra’iisul wasaaruhu qaadan doono, iyadoo idaacadda VOA-da ay sheegtay in ilo wareedyo la xariirtay ay u xaqiijiyeen in arrintan ay ka dhalatay kaddib markii madaxweynaha iyo ra’iisul waasaruhu ay isku khilaafeen tirada laga dhigayo golaha wasiirrada xukuumadda oo la doonayo in la isku shaandheeyo.

Sidoo kale, warar kale ayaa sheegaya in ra’iisul wasaaruhu uu kalsoonidii ka waayay qaar ka mid ah golihiisa wasiirrada, iyadoo khilaafkan uu noqonayo kii ugu horreeyay oo soo dhexgalay madaxweyne Xasan Sheekh iyo Saacid oo muddo hal sano ah wada-shaqeynayay.

Madaxtooyada Soomaaliya iyo xafiiska ra’iisul wasaaraha ayaa labadooduba ka gaabsaday inay arrintan ka hadlaan, waxaana socda kulammo gaar-gaar ah oo arrintan la xiriiran.

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa dhowr bilood ka hor sheegay inuu isku shaandheyn iyo ballaarin ku sameynayo golihiisa wasiirrada, isagoo xusay in goluhu ay noqon doonaan 23-wasiir iyo in la mid ah, inkastoo uusan si rasmi ah carrabka ugu dhufan tirada golaha wasiirrada.

Madaxweynaha Soomaaliya oo xilka u magacaabay ra’iisul wasaare Saacid bishii November ee sannadkii hore 2012-ka ayaa sheegay in sababta uu u doortay ay tahay inuu yahay shaqsi ay si aad ah isku yaqaanaan ayna wada shaqeyn karaan.

Wararkii ugu dambeeyay ayaa sheegaya in madaxweynaha uu sidoo kale ku mashquulsan yahay wadatashiyo ku aaddan sidii ay u suurogeli lahayd inuu xilka ka dago ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, iyadoo aan la ogeyn sida uu isku bedeli karo xaalka taagan.

Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online
maxuseen@hiiraan.com
Muqdisho, Soomaaliya


Jaale Saacid told him to go and rape yourself. Jaale Saacid a proud member of the Aryan Movement.
BigBreak
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6320
Joined: Fri Oct 05, 2012 11:31 am

Re: President: Can you resign? Saacid: Only when you can fly

Post by BigBreak »

xasan sheekh should arrest saacid hurdaaye and repeal the foreign backed constitution reminisicent of egypt's coup
DarthSomali
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 954
Joined: Thu Mar 15, 2012 1:43 pm
Location: Secession leads to Peace Let us go Seperate Paths

Re: President: Can you resign? Saacid: Only when you can fly

Post by DarthSomali »

Xassan Sheikh works for Führer Jaale Saacid. Servant cannot arrest his Master.
BigBreak
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6320
Joined: Fri Oct 05, 2012 11:31 am

Re: President: Can you resign? Saacid: Only when you can fly

Post by BigBreak »

DarthSomali wrote:Xassan Sheikh works for Führer Jaale Saacid. Servant cannot arrest his Master.
in hawiye lead xamar? haha ur havin a laugh mate 8-)
DarthSomali
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 954
Joined: Thu Mar 15, 2012 1:43 pm
Location: Secession leads to Peace Let us go Seperate Paths

Re: President: Can you resign? Saacid: Only when you can fly

Post by DarthSomali »

Jaale Saacid following in the footsteps of Jaale Siyad Barre
Image
Image

All are excellent adherents of the Aryan Brotherhood.


Image
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: President: Can you resign? Saacid: Only when you can fly

Post by AbdiWahab252 »

Saacid will not leave. He is the best PM in modern times.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”