Breaking News: Villa Somalia Honeymoon Comes To A Ugly End

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

oxymoron
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2505
Joined: Tue Jul 05, 2011 10:39 am
Location: Your BS starts and dies in Xamar, where you can't even go swimming without your Adoon boyfriends.

Breaking News: Villa Somalia Honeymoon Comes To A Ugly End

Post by oxymoron »

Hassan wants a Divorce and Saacid is not giving in. :lol: :lol: :lol:

Mogadishu Mayor Xasan Sheekh Asked His Deputy To Resign, And Saacid Said Nigga Please, I Ain't Going Nowhere.
Madaxweyne Xasan Sheekh oo la sheegay inuu Ra’iisul Wasaare Saacid ka dalbaday inuu is-casilo iyo Ra’iisul Wasaaraha oo diiday
Image

Isniin, November 11, 2013 (HOL) — Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sh. Maxamuud ayaa la sheegay inuu ka dalbaday ra’iisul wasaare Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) inuu is-casilo, inkastoo ra’iisul wasaaruhu uu arrintaas si cad ugu gacan-sayray.

Wararka ayaa waxay sheegayaan in arrintan ay sababtay khilaaf soo dhex-galay madaxweynaha iyo ra’iisul wasaaraha, iyadoo ra’iisul wasaaruhuna uu billaabay inuu kulammo la yeesho la taliyeyaashiisa gaarka ah.

Lama oga go’aanka uu ra’iisul wasaaruhu qaadan doono, iyadoo idaacadda VOA-da ay sheegtay in ilo wareedyo la xariirtay ay u xaqiijiyeen in arrintan ay ka dhalatay kaddib markii madaxweynaha iyo ra’iisul waasaruhu ay isku khilaafeen tirada laga dhigayo golaha wasiirrada xukuumadda oo la doonayo in la isku shaandheeyo.

Sidoo kale, warar kale ayaa sheegaya in ra’iisul wasaaruhu uu kalsoonidii ka waayay qaar ka mid ah golihiisa wasiirrada, iyadoo khilaafkan uu noqonayo kii ugu horreeyay oo soo dhexgalay madaxweyne Xasan Sheekh iyo Saacid oo muddo hal sano ah wada-shaqeynayay.

Madaxtooyada Soomaaliya iyo xafiiska ra’iisul wasaaraha ayaa labadooduba ka gaabsaday inay arrintan ka hadlaan, waxaana socda kulammo gaar-gaar ah oo arrintan la xiriiran.

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa dhowr bilood ka hor sheegay inuu isku shaandheyn iyo ballaarin ku sameynayo golihiisa wasiirrada, isagoo xusay in goluhu ay noqon doonaan 23-wasiir iyo in la mid ah, inkastoo uusan si rasmi ah carrabka ugu dhufan tirada golaha wasiirrada.

Madaxweynaha Soomaaliya oo xilka u magacaabay ra’iisul wasaare Saacid bishii November ee sannadkii hore 2012-ka ayaa sheegay in sababta uu u doortay ay tahay inuu yahay shaqsi ay si aad ah isku yaqaanaan ayna wada shaqeyn karaan.

Wararkii ugu dambeeyay ayaa sheegaya in madaxweynaha uu sidoo kale ku mashquulsan yahay wadatashiyo ku aaddan sidii ay u suurogeli lahayd inuu xilka ka dago ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, iyadoo aan la ogeyn sida uu isku bedeli karo xaalka taagan.

Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online
maxuseen@hiiraan.com
Muqdisho, Soomaaliya

http://www.hiiraan.com/news/2013/Nov/wa ... -44029.htm
User avatar
anzeloti
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3246
Joined: Sat Jul 20, 2013 1:23 pm
Location: Lagu xanto lagu xasuusto aa ka horeyso

Re: Breaking News: Villa Somalia Honeymoon Comes To A Ugly E

Post by anzeloti »

Farmaajo is coming :eat:


there is nothing for u to celebrate :tocry: as u are a irrelevant savage who should concentrate on your dry Desert villages :arrow:



SADE out SADE in :blessed:
oxymoron
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2505
Joined: Tue Jul 05, 2011 10:39 am
Location: Your BS starts and dies in Xamar, where you can't even go swimming without your Adoon boyfriends.

Re: Breaking News: Villa Somalia Honeymoon Comes To A Ugly E

Post by oxymoron »

Talk about getting used and abused, once the PM sign off on Jubbaland and conference finished he is being shown the exit.

Oh well he at least survived longer than his cousin Farmajo as PM. :clap:

But at least Farmajo went out like a real nigga, while Saacid is simply a bitch getting kicked to the curve. :down:
oxymoron
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2505
Joined: Tue Jul 05, 2011 10:39 am
Location: Your BS starts and dies in Xamar, where you can't even go swimming without your Adoon boyfriends.

Re: Breaking News: Villa Somalia Honeymoon Comes To A Ugly E

Post by oxymoron »

:stylin: :dj: :eat:
User avatar
BlackRain
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4196
Joined: Thu Sep 13, 2012 1:06 pm

Re: Breaking News: Villa Somalia Honeymoon Comes To A Ugly E

Post by BlackRain »

So you want to to be replaced with a Puntlander? I just hope they don't appoint a Puntlander. Let them pick someone from Ogaden since they are major force now with the Jubbaland creation.
oxymoron
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2505
Joined: Tue Jul 05, 2011 10:39 am
Location: Your BS starts and dies in Xamar, where you can't even go swimming without your Adoon boyfriends.

Re: Breaking News: Villa Somalia Honeymoon Comes To A Ugly E

Post by oxymoron »

BlackRain wrote:So you want to to be replaced with a Puntlander? I just hope they don't appoint a Puntlander. Let them pick someone from Ogaden since they are major force now with the Jubbaland creation.
Nah we want this Dawlad to collapse on itself. We want the Presidency iyo a new capital and we ain't stopping until we get both. :stylin:
BigBreak
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6320
Joined: Fri Oct 05, 2012 11:31 am

Re: Breaking News: Villa Somalia Honeymoon Comes To A Ugly E

Post by BigBreak »

Wararka nagaa soo gaaraya magaalada Muqdisho, ayaa sheegaya in Ciidamada doowlada ay baajiyeen dibad bax ay soo qaban qaabiyeen taageerayaasha R/wasaare Saacid.

Ilo wareedyo lagu kalsoonyahay kana tirsan aqalka Madaxtooyada, ayaa noo xaqiijiyay, in dibad bax ay soo qaban qaabiyeen Xilibaano iyo Siyaasiyiin taageersan R/wasaare Saacid, ay Ciidamada Madaxtooyada baajiyeen, islamarkaasna ay kala eryeen dad yar oo isugu soo baxay Fagaaraha Sayidka.

R/wasaare Saacid, ayaa daqiiqado kahor barta uu ku leeyahay Facebooka kusoo qoray fariin uu dadka isaga taagersan ugu baaqayo ineey is dajiyaan.

“Waxaan ugu baaqayaa taageerayaasheeyda Muqdisho ku sugan in ay is dajiyaan dulqaadna muujiyaan. Mahadsanidiin” ayuu R/wasaare Saacid kusoo qoray bartiisa qaaska ah ee Facebooka.
oxymoron
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2505
Joined: Tue Jul 05, 2011 10:39 am
Location: Your BS starts and dies in Xamar, where you can't even go swimming without your Adoon boyfriends.

Re: Breaking News: Villa Somalia Honeymoon Comes To A Ugly E

Post by oxymoron »

BigBreak wrote:Wararka nagaa soo gaaraya magaalada Muqdisho, ayaa sheegaya in Ciidamada doowlada ay baajiyeen dibad bax ay soo qaban qaabiyeen taageerayaasha R/wasaare Saacid.

Ilo wareedyo lagu kalsoonyahay kana tirsan aqalka Madaxtooyada, ayaa noo xaqiijiyay, in dibad bax ay soo qaban qaabiyeen Xilibaano iyo Siyaasiyiin taageersan R/wasaare Saacid, ay Ciidamada Madaxtooyada baajiyeen, islamarkaasna ay kala eryeen dad yar oo isugu soo baxay Fagaaraha Sayidka.

R/wasaare Saacid, ayaa daqiiqado kahor barta uu ku leeyahay Facebooka kusoo qoray fariin uu dadka isaga taagersan ugu baaqayo ineey is dajiyaan.

“Waxaan ugu baaqayaa taageerayaasheeyda Muqdisho ku sugan in ay is dajiyaan dulqaadna muujiyaan. Mahadsanidiin” ayuu R/wasaare Saacid kusoo qoray bartiisa qaaska ah ee Facebooka.
WTF Dam! :lol:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”