Pm saacid has contacted mp cali khalif for a help
According to the news that are going on, the president has the loyalty of 7 cabinets such as the FM, the interior, humanitarian, finance, resources, aviation, defence and that they will resign at once if the pm doesn't resign within 24 hours
The number of the cabinet is 10.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdi Farax Shirdoon ayaa warar soo baxayay saacadihii u danbeeyay sheegayeen inuu madaxwayne Xasan Sheekh ka dalbaday inuu is-casilo.
Prof Cali Khaliif Galayr oo kamid ah Xubnaha barlamanka Soomaaliya lana kulmay Ra’iisul Wasaare Shirdoon ayaa sheegay inuu jiro Khilaafkaasi labada masuul u dhexeeya.
” Ra’iisul Wasaare Saacid Farax shalay ayuu bixiyey jawaabtii aheyd inuu is-caliso oo uga timid Madaxweynaha. Waxaana uu sheegay inuusan is-casileyn oo uu shaqada sii wadan doono” ayuu yiri Ali Khaliif Galeyr.
Halkan ka Dhagayso
Dr-Cali-Khaliif-Galayr
Mar uu ka hadlayey halka uu salka ku hayo khilaafkan iyo inuu mid ka mid ah labada Mas’uul midkoodna uu xaqiiqada kasoo ogaaday ayuu sheegay inuu Ra’iiul wasaare Saacid Farax xalay wada kulmeen oo uu u sheegay in laga dalbaday un inuu is-caliso islamarkaana laga diiday golihii wasiirada ee uu isku shaandheynta ku sameeyey.
” Aniga xaqiiqada hoos u sii jirta ma ogi waxa kaliya ee aan ku sheegayaa hadalka uu Ra’iisul Wasaare Saacid Farax xalay mar aan la kulanay inoo sheegay kaasi oo ah inuu madaxweynaha liiska wasiirada u gudbiyey kadibna lagu yiri: Halkaas inaga dhig liiskan ee aanu ka wadahadalno in aad is-casisho, adiga oo waliba qadarinaya kalsoonidii aan Ra’iisul wasaaraha kaaga dhigay.”Ayuu yiri Ali sheegay inuu ku yiri Saacid. Waxaana u dabadhigay jawaabta uu markaasi Ra’iisul wasaaraha siiyey madaxweynaha oo ah.
” Ma is-casilayo waxaana sii wadanayaa shaqadeyda, sababtoo ah madaxweynaha kama hayo wax gaar ah oo uu ku dalbanayo in aan isku casilo oo aan maanta ummada u sheegi karo” ayuu yiri Saacid u sheegay rag uu ku jiro Cali khaliif Galeyr xalay.
Ugu danbeyntii Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Prof, Ali Khaliif Galeyr ayaa usoo jeediyey labada dhinac inay dib uga shaqeeyaan kalsoonidii ay kuwada howlgeli jireen, maadaama buu yiri ay adeg tahay in waqti hadda la geliyo xukuumad kale oo la soo dhiso.
mp khalif reveals that he was contacted last night by the pm
Moderator: Moderators
- FarhanYare
- SomaliNet Super
- Posts: 19029
- Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
- Location: Location:Location
Re: mp khalif reveals that he was contacted last night by th
Seems you used my sources lolFarhanYare wrote:tabloid news
I don't post these sites unless there is a proof, just listen to the mp.
- Substance
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3831
- Joined: Sat Mar 24, 2012 5:56 pm
- Location: Under The Neem Tree
Re: mp khalif reveals that he was contacted last night by th
This Guy says a lot of things to stay relevant but if its true then pm Saacid should use him to his advantage. Hassan Sheikh has lost all credibilty as a leader and must be removed to save the country progress over the years.
Re: mp khalif reveals that he was contacted last night by th
Its true, its real.Substance wrote:This Guy says a lot of things to stay relevant but if its true then pm Saacid should use him to his advantage. Hassan Sheikh has lost all credibilty as a leader and must be removed to save the country progress over the years.
The time between them is finish
There are two possibilities; ministers who are immaa hassan sheekhs old asxaabs like the finance, resources or dam jadid like the interior or the islah like the defence and the humanitarian to resign
Aviation and the FM have arrived through the pm, the FM and him had no relations any more, aviation may be bc of the agreement
Or the pm to announce his new cabinet before this, goes to the parliament to get the approval and therefore, he started contacting with his clans mps
Maybe this is enough
Or maybe the other side will come up with a motion againist the pm after the ministers resignation.
- FarhanYare
- SomaliNet Super
- Posts: 19029
- Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
- Location: Location:Location
Re: mp khalif reveals that he was contacted last night by th
lol so you are anti-xasan sheikh because saaciid is asked to resign?Substance wrote:This Guy says a lot of things to stay relevant but if its true then pm Saacid should use him to his advantage. Hassan Sheikh has lost all credibilty as a leader and must be removed to save the country progress over the years.
Re: mp khalif reveals that he was contacted last night by th
The FM is out for bringing a Million refugees to home, similarly the Civil Aviation & Tourism Minister is also out for bringing the Somali flights back to line. Beside these very hard working and honest ministries, rest of the ministers are either in bed with the PM or the president.
President Hassan over looked hundred of candidates who were fit for the job, and selected PM Saacid for being a "close friend ". I guess this is, meesha sartu ka qurantay, cause a partner has to be selected based on his leadership capability. From beginning it was ugly, but hope things don't get uglier than it was, and throw another opportunity to the cyclones of Indian ocean.
I also hope the PM & his President realize the magnitude of the million refugees on their way, and the rebirth of national Somali flights that need resemblance of good governance, and not the usual cat fighting tribal skirmishes.

Muqdisho(RBC Radio) Wasiirka warfaafinta,Boostada,ISgaarsiinta iyo Gaadiidka ee xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane C/llaahi Ciil-mooge Xirsi ayaa galabta ka ambabaxay Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cabdulle Cismaan (Aadan Cadde) wuxuuna shirar kala duwan kaga soo qaybgeli doonaa wadamada Switzerland iyo Imaaraadka Carabta.
Wasiirka warfaafinta, Boostada,ISgaarsiinta iyo Gaadiidka xukuumadda Soomaaliya mudane C/llaahi Ciil-mooge Xirsi ayaa warbaahinta la hadlay intii uusan ka duulin Garoonka Diyaaradaha magaalada Muqdisho wuxuuna sheegay in shirka ugu horeeya uu ka dhici doono magaalada Geneva ee dalka Switzerland shirkaas oo looga hadli doono arimaha Baastada Soomaaliya, wuxuu sheegay in Boostada Soomaaliya ay dunida inteeda kale ka shaqayn karto.
Dhinaca kale wasiirka warfaafinta xukuumadda Soomaaliya mudane C/llaahi Ciil-mooge Xirsi ayaa sheegay in shirka kale uu ka dhici doono Isutaga Imaaraadka Carabta waxaana looga hadli doonaa sidii dib loogu soo celin lahaa duulimaadyadii shirkadii Soomaali Airline.
Wasiirka warfaafinta, Boostada, Isgaarsiinta iyo Gaadiidka ee xukuumadda Soomaaliya mudane C/llaahi Ciil-mooge Xirsi ayaa xusay in howlihii shirkadda Soomaali Airline ay dib u bilaaban doonaan inta aan la gaarin sanadka cusub wuxuuna ku nuuxnuuxsaday in duulimaadyadii shirkadda Soomaaliya Airline mardhow uu bilaaban doono.
Source: RBC Radio
- AbdiWahab252
- SomaliNet Super
- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
Re: mp khalif reveals that he was contacted last night by th
Farancab,
Ina adeer, do we seriously need a national carrier ? Should not those resources be used to fund a smaller, professional army ? Or even upgrading Kismayo, Beledweyne, Dhusamareb, Marka, airstrips ?
As for Madame Fozia, she has lost my support with her call supporting Ethiopia joining AMISOM. It was bad enough that Cabdiweli pushed for Kenya joining AMISOM and now we have Fozia with Ethiopia. At this rate, these two countries will never leave Somalia and profit from their interference.

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 5 Replies
- 644 Views
-
Last post by Mrkutiiriye
-
- 9 Replies
- 1136 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 5 Replies
- 694 Views
-
Last post by Amira143
-
- 15 Replies
- 1557 Views
-
Last post by InaSamaale
-
- 20 Replies
- 2032 Views
-
Last post by DANGIRL
-
- 3 Replies
- 657 Views
-
Last post by Insomniac
-
- 3 Replies
- 555 Views
-
Last post by Gubbet
-
- 13 Replies
- 2545 Views
-
Last post by Nomand
-
- 8 Replies
- 1363 Views
-
Last post by Jamac_Yare
-
- 10 Replies
- 1243 Views
-
Last post by BLUE RUSH