mp khalif reveals that he was contacted last night by the pm
Posted: Mon Nov 11, 2013 6:57 pm
Pm saacid has contacted mp cali khalif for a help
According to the news that are going on, the president has the loyalty of 7 cabinets such as the FM, the interior, humanitarian, finance, resources, aviation, defence and that they will resign at once if the pm doesn't resign within 24 hours
The number of the cabinet is 10.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdi Farax Shirdoon ayaa warar soo baxayay saacadihii u danbeeyay sheegayeen inuu madaxwayne Xasan Sheekh ka dalbaday inuu is-casilo.
Prof Cali Khaliif Galayr oo kamid ah Xubnaha barlamanka Soomaaliya lana kulmay Ra’iisul Wasaare Shirdoon ayaa sheegay inuu jiro Khilaafkaasi labada masuul u dhexeeya.
” Ra’iisul Wasaare Saacid Farax shalay ayuu bixiyey jawaabtii aheyd inuu is-caliso oo uga timid Madaxweynaha. Waxaana uu sheegay inuusan is-casileyn oo uu shaqada sii wadan doono” ayuu yiri Ali Khaliif Galeyr.
Halkan ka Dhagayso
Dr-Cali-Khaliif-Galayr
Mar uu ka hadlayey halka uu salka ku hayo khilaafkan iyo inuu mid ka mid ah labada Mas’uul midkoodna uu xaqiiqada kasoo ogaaday ayuu sheegay inuu Ra’iiul wasaare Saacid Farax xalay wada kulmeen oo uu u sheegay in laga dalbaday un inuu is-caliso islamarkaana laga diiday golihii wasiirada ee uu isku shaandheynta ku sameeyey.
” Aniga xaqiiqada hoos u sii jirta ma ogi waxa kaliya ee aan ku sheegayaa hadalka uu Ra’iisul Wasaare Saacid Farax xalay mar aan la kulanay inoo sheegay kaasi oo ah inuu madaxweynaha liiska wasiirada u gudbiyey kadibna lagu yiri: Halkaas inaga dhig liiskan ee aanu ka wadahadalno in aad is-casisho, adiga oo waliba qadarinaya kalsoonidii aan Ra’iisul wasaaraha kaaga dhigay.”Ayuu yiri Ali sheegay inuu ku yiri Saacid. Waxaana u dabadhigay jawaabta uu markaasi Ra’iisul wasaaraha siiyey madaxweynaha oo ah.
” Ma is-casilayo waxaana sii wadanayaa shaqadeyda, sababtoo ah madaxweynaha kama hayo wax gaar ah oo uu ku dalbanayo in aan isku casilo oo aan maanta ummada u sheegi karo” ayuu yiri Saacid u sheegay rag uu ku jiro Cali khaliif Galeyr xalay.
Ugu danbeyntii Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Prof, Ali Khaliif Galeyr ayaa usoo jeediyey labada dhinac inay dib uga shaqeeyaan kalsoonidii ay kuwada howlgeli jireen, maadaama buu yiri ay adeg tahay in waqti hadda la geliyo xukuumad kale oo la soo dhiso.