PM Saacid is here to stay

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

hydrogen
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9607
Joined: Sat Dec 22, 2012 2:44 pm
Location: Leicester

PM Saacid is here to stay

Post by hydrogen »

Talaado, November 12, 2013 (HOL) — Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) oo markii ugu horreysay ka hadlay khilaafka isaga iyo madaxweynaha Soomaaliya soo dhexgalay ayaa sheegay in khilaafkani uu yahay mid dastuuri ah, balse uusan ahayn mid siyaasadeed.

Warsaxaafadeed kasoo baxay xafiiska ra’iisul wasaaraha ayaa lagu sheegay in xukuumaddu ay jirto muddo hal sano ah, ayna soo martay marxalado kala duwan oo adag iyo caqabado badan, hadana muddada kooban ee halka sano ahayd ay gaartay guulo waaweyn iyo waxqabad muuqda gaar ahaan dhinaca amniga, dib-u heshiisiinta, maamulka iyo kobcinta dakhliga, waxbarashada, xoojinta siyaasadda arrimaha dibada, dhismaha haykalka dawladda iwm.

“Inkastoo waxqabadka iyo hormarka aan kor ku xusay iyo wada-shaqeynta waanaagsan ay ku dhammaatay sanad-guuradii koowaad, anoo ka xun waxaan ku war-galinayaa ummadda Soomaaliyeed inuu dhab yahay is-maan-dhaafka la maqlay oo ka dhaxeeya aniga iyo madaxweynaha. Is-maandhaafkaas ma’ahan mid siyaasi ah ee waa mid dastuuri ah, xalkiisuna waa fahamka iyo ku dhaqanka dastuurka Qaranka,” ayuu ra’iisul wasaaruhu ku yiri qoraalka uu soo saaray.

Mudane Saacid oo sii hadlaya ayaa wuxuu yiri: “Waxaan ka codsanayaa gabi ahaan ummadda Soomaliyeed inay ku kal-soonaadaan madaxdooda iyo xildhibaannada golaha shacabka oo iyagu leh mas’uuliyadda koowaad ee xal u helidda is-maandhaafkan.”

Ugu dambeyn, maadaama ay horyaallaan dalka marxalado adag gaar ahaan dhanka amniga, waxaan farayaa ayuu ku yiri warsaxaafadeedkiisa hay’adaha dowladda oo dhan inay wataan howshooda Qaran, siina laba jibbaaraan sidii ay ku adkeyn lahaayeen ammaanka iyo habsami u fulinta howlaha kale ee dowladda.

Sidoo kale, waxaan ka codsanayaa buu yiri shacabka Soomaaliyeed inay sii xoojiyaan doorkooda ku aaddanaa wadaninimada, nabadda iyo hormarka dalka.

Madaxweynaha Soomaaliya aya isagu weli ka hadlin khliaafka soo dhexgalay isaga iyo ra’iisul wasaarihiisa, waxayna tani caddeynaysaa in inksatoo ay ka baxday Soomaaliya xiligii KMG ahaa haddana aysan weli ka bixin khilaafyadii u dhexeeyay madaxda dowladda.

Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online
maxuseen@hiiraan.com
Muqdisho, Soomaaliya
Only anti-Habar Gidir forces would want to replace Saacid with someone else :MJ:
hydrogen
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9607
Joined: Sat Dec 22, 2012 2:44 pm
Location: Leicester

Re: PM Saacid is here to stay

Post by hydrogen »

It's vagina politics, attempting to replace him with a Marehan who doesn't sleep with a HG lady at night. No thank you :MJ:
DarthSomali
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 954
Joined: Thu Mar 15, 2012 1:43 pm
Location: Secession leads to Peace Let us go Seperate Paths

Re: PM Saacid is here to stay

Post by DarthSomali »

Axmed madoobe said i want my ogaden bitch as pm. Culusoow is obeying Madoobe :down:
hydrogen
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9607
Joined: Sat Dec 22, 2012 2:44 pm
Location: Leicester

Re: PM Saacid is here to stay

Post by hydrogen »

DarthSomali wrote:Axmed madoobe said i want my ogaden bitch as pm. Culusoow is obeying Madoobe :down:
If he replaces Saacid, I will withdraw all my support for him. Bring back Sharif :down:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”