HG warns Biyomaal: You are not safe in Xamar

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

AbdiJohnson
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5957
Joined: Fri Jun 07, 2013 4:24 pm
Location: Slave of Western Values

HG warns Biyomaal: You are not safe in Xamar

Post by AbdiJohnson »

Posted on request of SeceetAgent

Afhayeenka beesha Habargidir Daahir Cabdulle Calasow ayaa sheegay in Qaraxii ka dhacay Hotel Maka al-mukarama Maalintii Shalay ahaa ay iyaga ka dambeeyeen, kuna bartilmaameedsanayeen Waxgalka beesha Dir gaar ahaan beesha Biimaaal.

Afhayeenka ayaa intaa ku daray in weerarka Qaraxa ah uu ahaa mid aargudsi ah oo ay kaga aargudsanayeen rag looga dilay dagaaladii ka dhacay Sh.Hoose bilowgii iyo bartamihii sanadkan.

Afhayeenka ayaa sheegay in dagaaladii u dhexeeyay Habargidir iyo Biimaal aan weli la xalin ayna duulaan ku yihiin beesha Biimaal.

Hadalka Afhayeenka ayaa imaanaya iyadoo Habeen hore lagu dhaawacay Xildhibaan Sooyaal Cabdiwarsame oo u dhashay beesha Biimaal Qarax ka dhacay Hoteel Maka Al-Mukarama laguna dilay Diblomaasi Cabdulqaadir Adan Dhuube oo ka soo jeeda beesha Surre(Dir).

Beesha Habargidir ee degta gobolada dhexe ayaa maciin biday in ay fuliso falal dil gaadmo ah kadib markii ay ku fashilantay weerara dhulbalaarsi ee ay ku qaaday deegaanada beesha Biimaal ee Sh.Hoose



I am,

Abdi "Clan fight!" Johnson
User avatar
FarhanYare
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19029
Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
Location: Location:Location

Re: HG warns Biyomaal: You are not safe in Xamar

Post by FarhanYare »

shuddup its habar aji vs biyomaal beef
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”