Argagaxise Xasan “Dowladda waxaa ka go’an in la cirib tiro Al-Shabaab.”
Nov 19, 2013 -
Muqdisho, 19 November 2013 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa tacsi u direy dhammaan dadkii waxyeelada ka soo gaartey qaraxii maanta ka dhacay saldhiga Booliiska ee Beledweyne.
Ciidamada Dowladda iyo maamulka Gobolka Hiiraan ayaa baaritaan wada oo ku aadan sida falka u dhacay iyo khasaaraha inta uu la egyahay iyo sidii dabagal loogu sameyn lahaa sababta keentay falkan.
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa yiri “ Waxaan tacsi u dirayaa dhammaan inta waxyeeladu ka soo gaareen qaraxii maanta. Waxaa dhammaan shacabka ugu baaqayaa inaysan ka niyad jabin oo aysan rumeysan argagaxa ay wadaan kooxahan nabad-diidka ah. Al-Shabaab bacdamaa looga adkaaday dagaalka ayaa waxey ka badin la’yihiin inay shacabka laayaan oo ay geliyaan argagax iyo cabsi joogta ah. Dowladda waxaa ka go’an inay dalka ka cirib-tirto kooxahan shacabka Soomaaliyeed ka hortaagan nabadda iyo horumarka.”
- DHAMAAD -
Abdirahman Omar Osman (Eng. Yarisow), Senior Advisor & Spokesperson, Office of the President of Somalia, yarisow@presidency.gov.so,media@presidency.gov.so, +252615479911 Facebook: Abdirahman Omar Osman (Eng. Yarisow),
Terrorist Culusoow: We going to defeat Alshabaab blablabla
Moderator: Moderators
-
- SomaliNetizen
- Posts: 954
- Joined: Thu Mar 15, 2012 1:43 pm
- Location: Secession leads to Peace Let us go Seperate Paths
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 2 Replies
- 314 Views
-
Last post by metamorphosis
-
- 0 Replies
- 271 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 4 Replies
- 722 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 2 Replies
- 436 Views
-
Last post by One2One22
-
- 0 Replies
- 388 Views
-
Last post by Somalian_Boqor
-
- 6 Replies
- 784 Views
-
Last post by Nomand
-
- 5 Replies
- 804 Views
-
Last post by Pwani
-
- 9 Replies
- 1115 Views
-
Last post by Enemy_Of_Mad_Mullah