Soomaaliya Waxay dooonaysaa inay ka abuurto Somaliland Fawdo dhinaca Siyaasadda ah”
Talaado, November 19, 2013 (HOL) — Wasiirka arrimaha gudaha ee Somaliland Cali Maxamed Warancadde ayaa xukuumadda Soomaaliya ku eedeeyey inay faro-galin ku hayso arrimaha Somaliland.
Wasiirka oo shirjaraa’id ku qabtay xafiskiisa ayaa sheegay in khilaafka ka jira madaxda Soomaaliya ay sabab u tahay arrimaha Somaliland oo la isku hayo, isla markaana kharash badan ku bixinayaan khalkhalgalinta Somaliland.
“Dowladda Soomaaliya waxay wadaa faydo siyaasadeed inay dalkan (Somaliland) laga abuuro, sida awgeed waxay ku talo jiraan in la abuuro in dad Somaliland khilaaf ka dhasho oo si macno daro ah loo duufsado dad inaga mid ah, isla markaana loo eekaysiiyo Soomaaliyadda khalkhalsan”ayuu yidhi wasiirka Arrimaha Gudaha Cali Warancadde oo eedeen culus dusha ka saaray madaxda sarsare ee Soomaaliya.
Waxaanu intaas ku daray: “Waxaanu ognahay in Soomaaliya waxa halkaasi geeyey muran siyaasadeed iyo muran madaxtinimo, arrintana (Somaliland) lagu bixiyey hanti badan iyo tallo badan, waxaanay dalka ka abuurayaan iska hor keen dadka Somaliland iyo in deganaansho la’aan laga abuuro”
Sidoo kale, waxa uu Warancadde si adag ula hadlay xisbiyad mucaaradka ee shirka Qaran qabanaya, waxaanu sheegay inay masuuliyad ka saaran tahay wax kasta oo khalkhal keenaya inay ka hor tagaan.
“Waxaan maqlayey dad ku dhowaaqayey ha la aqbalo ama yaan la aqbalin ee maalin heblayao ayaanu qabanaynaa shir weyne qaran, arintaasi waxay ku koobnaantoodda cida ka masuulka ah, dawladana iyada masuul ka ah inay cid kasta oo wax rabshaysa wax ka qabato darajo kasta oo uu leeyahay, dawladda Somaliland maaha mid cabudhinaysa siyaasiinteeda iyo shacabkeeda, mana maaha mid diidan inay tallo qaran la siiyo”ayuu yidhi mar uu ka hadlayey shirka qaran ee ay qabanqaabinayaan xisbiyada mucaaradka.
Wasiir Warancadde waxa kale oo uu sheegay inay soo bandhigayaan xogo ay usoo gudbiyen sirdoonka Somaliland,isla markaana ay ku jiraan dad reer Somaliland oo ay adeegsanayaan xukuumada Soomaliya oo doonaya inay khalkhal ka abuuraan Somaliland.
Wasiirku ma caddeyn waxa uu yahay khalkhalgalinta iyo arrimaha uu ku eedeyanyo Soomaliya waxay tahay, haseyeehee eedan ayaa noqonaysa tii ugu horeysay ee culus ee xukuumada Somaliland hawadda u mariso dawladda Soomaaliya.
Khataddict official from Maamulka Direed goes crazy
Moderator: Moderators
-
DarthSomali
- SomaliNetizen

- Posts: 954
- Joined: Thu Mar 15, 2012 1:43 pm
- Location: Secession leads to Peace Let us go Seperate Paths
- HooBariiska
- SomaliNet Super

- Posts: 7692
- Joined: Thu Apr 08, 2004 7:00 pm
- Location: In My Ardaaa - Ballin' & Haasaawin'
Re: Khataddict official from Maamulka Direed goes crazy
ilaahay waan kuu baryey islaan qaawan oo speed ku socotaa inay ku jiidho
Re: Khataddict official from Maamulka Direed goes crazy
here u are u hungry mareexaar boon
-
DarthSomali
- SomaliNetizen

- Posts: 954
- Joined: Thu Mar 15, 2012 1:43 pm
- Location: Secession leads to Peace Let us go Seperate Paths
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 2 Replies
- 770 Views
-
Last post by Badlay
-
- 13 Replies
- 1477 Views
-
Last post by Somalistan
-
- 6 Replies
- 1244 Views
-
Last post by Tanker
-
- 2 Replies
- 898 Views
-
Last post by abdi342
-
- 1 Replies
- 756 Views
-
Last post by Ron
-
- 38 Replies
- 3650 Views
-
Last post by zackabdul
-
- 2 Replies
- 595 Views
-
Last post by XHKS
-
- 15 Replies
- 1730 Views
-
Last post by Cunaaye25
-
- 34 Replies
- 3042 Views
-
Last post by theyuusuf143
