darood told to pack up and leave dadaab camp

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
FarhanYare
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19029
Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
Location: Location:Location

darood told to pack up and leave dadaab camp

Post by FarhanYare »

Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in aysan ogolaanayn in la xiro xeryaha ku yaalla dalka Kenya oo ay ku jiraan qoxootiga Soomaaliyeed, kaddib markii wasiirka arrimaha gudaha Kenya uu dhawaan amar ku bixiyay in xeryaha qoxootiga la xiro.

Kenya ayaa waxaa ku sugan in ka badan nus malyuun qoxooti Soomaaliyeed kuwaasoo ay ku jiraan kuwo halkaas ku noolaa muddo 20-sano ka badan. Waxayna badankood ku nool yihiin xeryaha Dhadhaab oo ku dhow xadka ay wadaagaan Soomaaliya iyo Kenya.

Maalintii Axadda ahayd ee lasoo dhaafay ayuu wasiirka arrimaha dibadda ee Kenya, Joseph Ole Lenku sheegay in la xirayo gabi ahaan xeryaha qoxootiga eek u yaalla Kenya, sidoo kalena dib loogu celiyo dalkooda qoxootiga ku jira ee Soomaalida ah.

Afhayeenad u hadashay hay’adda UNCHR, Kitty McKinsey ayaa wareysi ay siiyay VOA-da ku sheegay in hay’adaha gargaarka aysan qabalayn in la xiro xeryaha qoxootiga eek u yaalla dalka Kenya.

“Ma aaminsanin inuu jiro amar lagu xiri karo xeryaha qoxootiga ee dalka Kenya ku yaalla,” ayuu tiri McKinsey oo intaas ku dartay. “Xukuumadda iyo shacabka Kenya waa dad dul-qaad badan oo muddo sannado ah dalkooda ku yahay qoxootiga Soomaalida, mana filayo inay dhici karo in la xiro xeryaha.”

Horraantii bishan ayay ahayd markii hay’adda UNHCR iyo xukuumadaha labada dal ee Soomaaliya iyo Kenya ay saxiixeen heshiis dib loogu celinayo qoxootiga Soomaaliyeed ee ku nool dalka Kenya.

“Kuma jirin heshiiskan in la xiro xeryaha qoxootiga,” ayay tiri McKinsey oo intaas ku daray. “Markii aan heshiiska saxiixaynay laguma soo qaadin goobta xiridda xeryaha qoxootiga, mana jirto qof ka hadashay, marka ma filayo in taasi ay tahay mid la aqbali karo.”

Tiro ka mid ah qoxootiga Soomaalida ah ee ku nool dalka ayaa u billaabay si iskood ah inay dib ugu soo laabtaan Soomaaliya, kaddib markii ay hoos u dhaceen dagaalladii, dhaqaalaha dalkuna uu sare u kac sameeyay.

Laakiinse tiro badan oo qoxooti Soomaaliyeed ah ayaa weli ku nool gudaha dalka Kenya, kuwaasoo qaarkood ku noolaa xeryaha Dhadhaab tan iyo markii ay dhacday xukuumaddii dhexe ee Soomaaliya 1991-kii.

Tira-koob ay soo saartay hay’adda qoxootiga adduunka ee UNCHR ayaa lagu sheegay in xeryaha Dhadhaab ay ku nool yihiin, 388,000. Sidoo kalena ay ku nool yihiinn xerada Kaakuma oo waqooyi-galbeed Kenya ku taalla ay ku jiraan iyadana 54,000, halka ay magaalada Nairobi ku nool yihiin 32,000 oo kale.

Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online
AbdiJohnson
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5957
Joined: Fri Jun 07, 2013 4:24 pm
Location: Slave of Western Values

Re: darood told to pack up and leave dadaab camp

Post by AbdiJohnson »

Half of them r eleys,n abgaals :lol: darods r da richest ppl in kenya, after mjs
User avatar
Even123
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1368
Joined: Thu Oct 10, 2013 4:19 am

Re: darood told to pack up and leave dadaab camp

Post by Even123 »

AbdiJohnson wrote:Half of them r eleys,n abgaals :lol: darods r da richest ppl in kenya, after mjs
You mean agreed HG!
AbdiJohnson
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5957
Joined: Fri Jun 07, 2013 4:24 pm
Location: Slave of Western Values

Re: darood told to pack up and leave dadaab camp

Post by AbdiJohnson »

Ogadeens,mjs r da richest somalis in kenya only somali bantu,eleys,abgals r in refugee camp
hurdaayetoos
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 274
Joined: Tue Nov 23, 2010 12:12 am

Re: darood told to pack up and leave dadaab camp

Post by hurdaayetoos »

Dhadhaab waa gurigii daarood ee abgaal afkaaga kala bax

Since 1991 they make home refugee camps and Kenyans marry most of them
Ogaadeen dhaar baan ku maray iska daa Kenya e Muqdoshi Schoolka Farsamada ayey ethopia qax iyo gaajo kaga yimaadeen ayaga iyo qabiilo kale oo aan waligey maqlin
School kii Farsamada Lambar 4 qaxootigii laga saaray waxay ahaayeen Ogaadeen Jareer eelaay zanzibari iyo qabiil aan xasuusan magacooda oo ethopia ka soo qaxay 1996 kii waxaana oo dhamaan meesha daganaa, Gawaarideena ayaa UN ka kireysatay biyo iyo raashin u geyn jirtay.

waana igu dhaar Ogaadeen iyo jareer qof walba oo xamar jooga ayaa marqaa ti ah iyo waliba Daarood ka xamar hadda jooga oo dacweeyey gobolka banaadir markii meesha turkigu ka saaray.
AbdiJohnson
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5957
Joined: Fri Jun 07, 2013 4:24 pm
Location: Slave of Western Values

Re: darood told to pack up and leave dadaab camp

Post by AbdiJohnson »

1.5 million hawiyes fled xamar 2007-2009 n went to Dadaab thanks to mjs, ali geedi
hurdaayetoos
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 274
Joined: Tue Nov 23, 2010 12:12 am

Re: darood told to pack up and leave dadaab camp

Post by hurdaayetoos »

AbdiJohnson wrote:1.5 million hawiyes fled xamar 2007-2009 n went to Dadaab thanks to mjs, ali geedi
Hawiye never flet from Somalia infact during Ethiopia Hawiye went Ceelasha biyaha just out scrir of mogadishu where they created new district and business that farthest HG went is ceelasha biyaha shabeelada hoose. and abgaal Kaaraan and balcad They never went refugee and never pass shabeelada hoose iyo dhexe.
hurdaayetoos
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 274
Joined: Tue Nov 23, 2010 12:12 am

Re: darood told to pack up and leave dadaab camp

Post by hurdaayetoos »

This Darod Cats not only they make home Refugee Camps in kenya with thier Bantu kenyans but they also make noise and fadhi ku dirir and hate towards Somali goverment

24 years and still they live in dhahdaab

Beesha Kablalax Ee Xerada Qaxootiga Dhadhaab Oo Baaq U Diray Dowladda Soomaaliya.*Daawo Video-ga*

http://allgalgaduud.com/beesha-kablalax ... -video-ga/

hurdaayetoos
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 274
Joined: Tue Nov 23, 2010 12:12 am

Re: darood told to pack up and leave dadaab camp

Post by hurdaayetoos »

Now go and find me single Hawiye in any refugee camp in your task is to Find me just one.

The only Hawiye refugee you will ever find is the onces who paid and live in the west.
User avatar
barbarossa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5560
Joined: Mon Sep 19, 2011 11:58 am
Location: Souviens-toi l'essentiel, oublie l'eccessoire.

Re: darood told to pack up and leave dadaab camp

Post by barbarossa »

FarhanYare wrote:Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in aysan ogolaanayn in la xiro xeryaha ku yaalla dalka Kenya oo ay ku jiraan qoxootiga Soomaaliyeed, kaddib markii wasiirka arrimaha gudaha Kenya uu dhawaan amar ku bixiyay in xeryaha qoxootiga la xiro.

Kenya ayaa waxaa ku sugan in ka badan nus malyuun qoxooti Soomaaliyeed kuwaasoo ay ku jiraan kuwo halkaas ku noolaa muddo 20-sano ka badan. Waxayna badankood ku nool yihiin xeryaha Dhadhaab oo ku dhow xadka ay wadaagaan Soomaaliya iyo Kenya.

Maalintii Axadda ahayd ee lasoo dhaafay ayuu wasiirka arrimaha dibadda ee Kenya, Joseph Ole Lenku sheegay in la xirayo gabi ahaan xeryaha qoxootiga eek u yaalla Kenya, sidoo kalena dib loogu celiyo dalkooda qoxootiga ku jira ee Soomaalida ah.

Afhayeenad u hadashay hay’adda UNCHR, Kitty McKinsey ayaa wareysi ay siiyay VOA-da ku sheegay in hay’adaha gargaarka aysan qabalayn in la xiro xeryaha qoxootiga eek u yaalla dalka Kenya.

“Ma aaminsanin inuu jiro amar lagu xiri karo xeryaha qoxootiga ee dalka Kenya ku yaalla,” ayuu tiri McKinsey oo intaas ku dartay. “Xukuumadda iyo shacabka Kenya waa dad dul-qaad badan oo muddo sannado ah dalkooda ku yahay qoxootiga Soomaalida, mana filayo inay dhici karo in la xiro xeryaha.”

Horraantii bishan ayay ahayd markii hay’adda UNHCR iyo xukuumadaha labada dal ee Soomaaliya iyo Kenya ay saxiixeen heshiis dib loogu celinayo qoxootiga Soomaaliyeed ee ku nool dalka Kenya.

“Kuma jirin heshiiskan in la xiro xeryaha qoxootiga,” ayay tiri McKinsey oo intaas ku daray. “Markii aan heshiiska saxiixaynay laguma soo qaadin goobta xiridda xeryaha qoxootiga, mana jirto qof ka hadashay, marka ma filayo in taasi ay tahay mid la aqbali karo.”

Tiro ka mid ah qoxootiga Soomaalida ah ee ku nool dalka ayaa u billaabay si iskood ah inay dib ugu soo laabtaan Soomaaliya, kaddib markii ay hoos u dhaceen dagaalladii, dhaqaalaha dalkuna uu sare u kac sameeyay.

Laakiinse tiro badan oo qoxooti Soomaaliyeed ah ayaa weli ku nool gudaha dalka Kenya, kuwaasoo qaarkood ku noolaa xeryaha Dhadhaab tan iyo markii ay dhacday xukuumaddii dhexe ee Soomaaliya 1991-kii.

Tira-koob ay soo saartay hay’adda qoxootiga adduunka ee UNCHR ayaa lagu sheegay in xeryaha Dhadhaab ay ku nool yihiin, 388,000. Sidoo kalena ay ku nool yihiinn xerada Kaakuma oo waqooyi-galbeed Kenya ku taalla ay ku jiraan iyadana 54,000, halka ay magaalada Nairobi ku nool yihiin 32,000 oo kale.

Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online
Fahanyare, by virtue of this ill advised thread of yours, we are pleased to inform you that you have now been added to a long list of individuals, here, in Snet, long deemed RETARDS. Augurio, you are now officially, not only, a card carrying member of the Snet Association of Fools, but will also have, as bonus, the added honor of having your picture posted on the said organization's Wall of Shame.
User avatar
FarhanYare
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19029
Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
Location: Location:Location

Re: darood told to pack up and leave dadaab camp

Post by FarhanYare »

spare me the calacal sxb :D
User avatar
DonCorleone
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2610
Joined: Mon Jun 04, 2012 12:18 am
Location: Rehabilitated for my chaos ways... On the peace tip

Re: darood told to pack up and leave dadaab camp

Post by DonCorleone »

Lol secretagent/AbdiJohnson trying his hardest to sound truthful by making sweeping statements. Thank you for reminding me why I hate Dir.
User avatar
Casanova25
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2778
Joined: Wed Jul 17, 2013 7:25 pm
Location: **********************

Re: darood told to pack up and leave dadaab camp

Post by Casanova25 »

hurdaayetoos wrote:Now go and find me single Hawiye in any refugee camp in your task is to Find me just one.

The only Hawiye refugee you will ever find is the onces who paid and live in the west.
:lol: :lol:

dooros are delusional ppl.. they went around thinking that the refugee camps where not them and the fact is that all of them have grown up in Utanga, dabaab, liiboya etc etc.. :russ:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”