Garbahaarrey[RBC Radio]Dagaal la sheegay inuu xoogana ayaa maantay ka dhacay deegaanka Siinka dheer ee ku yaalla inta u dhaxaysa degmooyinka Garbahaarrey iyo Buurdhuubo ee gobolka Gedo,waxana la sheegay inuu dagaalku geestay khasaaro dhimasho iyo dhaawac leh.
Dagaalkaan ayaa la sheegay inuu yimid kadib markii ciidamo ka tirsan Ahlu Sunna Wal-jamaaca ay weerar ku qaaden saldhigyo ay Al-Shabaabku ku lahaayen deegaanka Birta-dheer oo 15 km u jira magaalada Garbahaarrey ee gobolka Gedo.
Sheekh Maxamed Xuseen Isxaaq Al-Qaaddi oo ah afhayeenka Ahlu Sunna Wal-jamaaca ee gobolka Gedo,ayaa warbaahinta u sheegay in dagaallkan ay qaaden ciidamo ka tirsan Ahlu Sunna,waxana uu inta ku daray in dagaalka ay khasaare garsiiyen ciidamo ka tirsan Al-Shabaab,inkasto uusan soo hadal qaadin khasaaraha dhinacooda soo gaaray.
…”"”Dagaalka waxaa uu ahaa mid qorsheysan,waxana qaaday ciidamadena,khasaare xoogan ayana garsiiney ciidamo ka tirsana Al-Shabaabka…”"”ayuu yiri Al-Qaaddi.
Sidoo kale warar an helayno waxaa ay sheegayan in shan qof ay ku dhaawacantay madaafiic saaka ku dhacay magaalada Buurdhuubo ee gobolka Gedo.
Dagaalkan waxaa uu ku soo aadaya xilli muddoyinkii ugu danbeeyey ciidamada ka tirsan Ahlu Sunna Wal-jamaaca ay sheegen inay duulan ku yihiin deegaannada gobolka Gedo ee ay ku sugan yihiin Al-Shabaab.
_________
RBC Radio
Xafiiska Garbahaarrey
Gedo forces attack Al-Shabaab in Buurdhuubo and surroundings
Moderators: Moderators, Junior Moderators
-
BuuloXubeey
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1122
- Joined: Sat Sep 07, 2013 12:18 pm
Gedo forces attack Al-Shabaab in Buurdhuubo and surroundings
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 17 Replies
- 3226 Views
-
Last post by dhuusoweyn
-
- 0 Replies
- 233 Views
-
Last post by fatimazahra
-
- 5 Replies
- 917 Views
-
Last post by DANGIRL
-
- 10 Replies
- 1544 Views
-
Last post by waryaa
-
- 13 Replies
- 1089 Views
-
Last post by Colonel
-
- 2 Replies
- 887 Views
-
Last post by udun
-
- 12 Replies
- 1165 Views
-
Last post by Luq_Ganane
-
- 9 Replies
- 1482 Views
-
Last post by kismayogedojubaland
-
- 1 Replies
- 1891 Views
-
Last post by EEGA9
-
- 7 Replies
- 904 Views
-
Last post by ciyaal_warta