DEG DEG: Ciidamada Kenya oo loo galay wadada isku xidha Garissa iyo Libooyo iyo askar badan oo halkaas ku dhimatay
Dablay aan la garanaynin balse loo maleynayo inay katirsan yihiin Alshabaab ayaa saaka wadada isku xidha Gaarisa iyo Libooyo ugalay ciidan AP ah oo watay baabuur Landcruizer ah.
Dhanaan Media waxaa lasoo gaadhsiiyay xog sheegaysa in haljaas lagu dilay 9 askari oo katirsan ciidamada loo yaqaano AP ee Kenya iyo nin sarkaal ah oo u dhashay gobolka Waqooyi Bari Kenya.
Ma aha markii ugu horaysay ee ciidamada Kenya lagu weeraro gudaha Kenya waxayn arintan muujinaysaa in amniga Kenya gaar ahaan gobada xiga xuduuda Somalia uu khalkhal kujiro.
http://www.dhanaan.com/dhanaan/deg-deg- ... -dhimatay/



