Shit hits the fan: Waterboys & Secessionists Fags runs away

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Shit hits the fan: Waterboys & Secessionists Fags runs away

Post by AhlulbaytSoldier »

Dagaal Saaka ka qarxay Lambar 50 Shabeelaha Hoose
Published on December 16, 2013 by Maalik Som · 5 Comments


Sida Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho ay u xaqiijiyeen Goob Joogayaal ku sugan Deegaanka lambar 50 ee Gobolka Sh/hoose dagaal Culus ayaa markale waxa uu ka qarxay deegaankaasi kaasi oo qeyb ka ah dagaal Maalmihii u dambeeyay u dhexeeyay Maleeshiyo Beeleedyo wada daga Gobolka Shabeelaha Hoose.

Dagaalka ayaa la isku adeegsaday Hubka Culus iyo midka fudud waxaana ka dhashay khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah inkastoo aan si rasmi ah loo ogeyn khasaaraha xadiga uu la egyahay.

Sida dad deegaanka ah ay inoo Xaqiijiyeen maleeshiyaadkii gacanta ku hayay deegaanka Lambar 50 ayaa isaga baxay halka ay la wareegeen kuwii kale ee saaka halkaasi weerarka ku soo qaaday.

Dagaalka oo xooggiisa uu ka dhacay Nawaaxiga Deegaanka Lambar 50 ayaa sababay in halkaasi ay isaga baxaan mid ka mid ah Maleeshiyaadkii dagaalamayay.

Dhinaca kale waxaa saaka degan Deegaanada Busleey iyo Nawaaxiga Deegaanka Janaale oo Maalmihii dambe dagaalada xooggooda ay ka dhacayeen , waxaana gacanta ku haya deegaanadaasi Mid ka mid ah Maleeshiyaadkii ku dirirayay Gobolka Shabeelaha Hoose.

Xilli ay isi soo tarayaan dhibaatooyinka ka dhashay Xiisadahaasi ayaa waxaa isi soo taraya baaqyada Nabadeed ee loo jeedinayo Maleeshiyaadka halkaasi ku dagaalamaya.

Ugaas Cabdullaahi Ugaas Xaashi Fara Cade ayaa dowaladda Soomaaliya ugu baaqay in aysan Ku Mashquulin isbedelka Cusub islamarkaana ay wax ka qabato dagaal Beeleedyada ka soconaya deegaanada Gobolka Sh/hoose.

Intii dagaalada ay ka soconayeen Gobolka Sh/hoose ayaa waxaa ku geeriyooday in ka badan 20 qof illaa iyo iminkana ma muuqato wax waan waan ah oo laga dhex wado Beelahaasi walaalaha ah ee ku dagaalamaya Gobolkaasi Sh/hoose.



Waterboys and Qaldaans are being punished as we speak now.Qofkii joogso laga waayo soo jiifsaa laga helaa. Kibirqooqii Dir oo noqday Allow na badbaadi. They start the war, they end up crying :lupe:
User avatar
Hodan94
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4931
Joined: Sat Jun 09, 2012 4:16 pm
Location: cirka iyo dhulka dhexdooda.

Re: Shit hits the fan: Waterboys & Secessionists Fags runs a

Post by Hodan94 »

Lol there is one qaldaan in the area and thats godane...why r u informing us the news just because 1 isaaq is involved in this conflict out of 10's of thousands of ppl.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”