Page 1 of 1

Lambar 50 has been liberated with HG bililiqo

Posted: Mon Dec 16, 2013 4:23 pm
by Somali-Transporter
Wararka ka imaanaya Degaanka Num50 ayaa shegaya in Ciidamaddii saaka sida Nabada ah kula Wareegay Degaankas ay sameyeen bililiqo.

Wararka kale ee ka imaanaya isla Degankaas ayaa shegaya in xaaladu tahay mid deggan.

Deegaanka ayaa dhinaca kale waxa lasoo sheegayaa in maanta bililiqo ay ugeysteen ciidamadii saaka la wareegay sida uu Warbaahinta usheegay sargaal uhadlay ciidankii iskaga Baxay deegaanka KM50.

Sidoo kale wararka waxay sheegayaan in xiisad aad uweyn laga dareemayo deegaanka Lambar Konton iyadoo dhaq dhaqaaqyo ciidan iska soo horjeedo la dareemayo inkastoo wax rasaas ah aysan dhicin.

Mid kamid ah Dadka Degaanka ayaa shegaya in Degaanka uu kajiro Barakac Xoogan iyadoo laga Cabsi qabo in Dagaal uu kadhaco halkaas.

bililiqo is back... :lol: :lol:

Listen to Audio.. http://saadaalnews.com/2013/12/16/dhaga ... -oo-degan/

By the way.. the gov't has send SNA and amisom to sh.hoose today.. they will force the tribes to come together

My analysis says that this is a mismatch... Biyomal has no dog fight in this! ciidaanka dowlada oo cayr is much stronger..

Re: Lambar 50 has been liberated with HG bililiqo

Posted: Mon Dec 16, 2013 11:02 pm
by SecretAgent
sh hoose belongs to eleys,0.5,hutus :up:

Re: Lambar 50 has been liberated with HG bililiqo

Posted: Mon Dec 16, 2013 11:03 pm
by Sophisticate
SecretAgent, walaal you have been released from snet prison? Celebratory *high five.*

Re: Lambar 50 has been liberated with HG bililiqo

Posted: Tue Dec 17, 2013 1:04 am
by SecretAgent
:lol: i was usin abdijohnson now am free 8-)