Naagaha Butoland oo afkooda uraaya kala furtay

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Naagaha Butoland oo afkooda uraaya kala furtay

Post by AhlulbaytSoldier »

Dhageyso:- Odayaasha Dhaqanka Puntland” Biimaal Dhulka Iyagaa Leh, Habar Gidir ne Deegaankeeda Ha Aado”
Dec 17, 2013 - 12 Jawaabood





zv2adxwi0tsz9onu76me5uovbwd63j29Suldaan Maxamed Yuusuf Cabdi iyo Caaqil Cabdirisaaq Siciid Qotome, oo ka soo jeeda deegaanada Puntland ,ayaa si adag ugu hadlay dagaalada ka socdo Gobolka Sh/Hoose ee u dhaxeeya Beelaha Biimaal iyo Habar Gidir.

Caaqil Cabdirisaaq Siciid Cabdi Qotome , iyo Suldaan Maxamed Yuusuf, ayaa si isku mid ah waxa ay ugu baaqeen Labada Beelood ee Walaalaha ah in ay dagaalada joojiyaan.

Sidoo kale waxa ay sheegeen in ay ku tuhmayaan in ay dagaaladaan qeyb ay ka tahay Dowlada Federaalka ee Soomaaliya oo ay bixineyso dagaalada lagu qaaday Beesha Biimaal.

Sidoo kale Labadan oday dhaqmeed, ayaa beesha Habar Gidir, ugu baaqay in ay dib ugu laabato deegaanadii ay ka timid ama ay si nabad ah ula noolaadan walaalahooda Biimaal.

Halkan ka dhageyso:-

:lol:
Femalefolk from Butoland talking.
User avatar
FarhanYare
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19029
Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
Location: Location:Location

Re: Naagaha Butoland oo afkooda uraaya kala furtay

Post by FarhanYare »

:dead: :dead:
:russ: :russ:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”