Page 1 of 1

ASSALAMU CALEYKUM! Riyadaan Ila falanqeeya

Posted: Tue Dec 17, 2013 6:54 am
by afisoone
Waxaa ku riyooday aniga iyo nin kale oo meel dalxiis ah ku sheekeeysanaayo. Ninkii wuxuu igu leeyahay Hitler wuxuu ku dhintay Masar. Diyaarad ayuu ka raacay inteena so galin "ally army" magaalada markaas ee joogeen. Anigii qosol ayaa la dhacay, waxaa layaabay arintaas sida dadka u ogaan waayeen.

Anigu shaaxii si wato ayaa la belka isoo kacshay.
-----------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------
Wali waa yaabanahay ilaa iyo hada. Hitler iyo arintaas dhan kuma jirin markaan seexanaaye. What is going on with riyo?
---------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------

Re: ASSALAMU CALEYKUM! Riyadaan Ila falanqeeya

Posted: Tue Dec 17, 2013 7:10 am
by Maandhow
Sxbow haddii aan riyadaada si aadan jeclaysan ufasiro armada weerer iigu soo qaadaa?

Re: ASSALAMU CALEYKUM! Riyadaan Ila falanqeeya

Posted: Tue Dec 17, 2013 9:02 am
by afisoone
Ha dhihin waa dhimaneeysaa.. something like that... Inaa noolaado ayaa rabaa 50 kun sano soo socoto...

Re: ASSALAMU CALEYKUM! Riyadaan Ila falanqeeya

Posted: Tue Dec 17, 2013 9:25 am
by ToughGong
dp

Re: ASSALAMU CALEYKUM! Riyadaan Ila falanqeeya

Posted: Tue Dec 17, 2013 9:25 am
by ToughGong
So you dream about Hitler

Re: ASSALAMU CALEYKUM! Riyadaan Ila falanqeeya

Posted: Tue Dec 17, 2013 9:28 am
by Jam Street
Afeey riyadaan Anaa Kuu fasirayo marka hore soo weeyseeso.