Ciidamadii Habar Gidir oo cagta la mariyey

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Ciidamadii Habar Gidir oo cagta la mariyey

Post by kaliil »

Warar hadda naga soo deegaanka Muuri waxa ay sheegayaan halkaasi uu iminka ka socdo dagaal culus oo u dhexeeya ciidamada xaq u dirirka ee beesha Biimaal iyo Isbaheysiga sharta ee ku caan baxay dhul boobka.
Wariyaha Markacadey.com oo ku sugan degmada Lambar 50 waxa uu ku soo waramayaa in daryanka hubka culus laga maqlayo guud ahaan deegaanada ku dhow goobaha dagaalka.
Iyada oo dagaalka saakey ay ku soo biireen ciidamo kale oo Xamar laga soo diray
Wariyaha waxa uu intaa ku darayaa in dagaalka uu ku fiday deegaanka Laantabuuro oo wax yar u jirta degmada Afgooye.
Wariyaheena xirriiro uu la sameeyey dad ku sugan deegaanka Muuri waxay u xaqiijiyeen in dagaalka uu u sikaday dhinaca Afgooye oo rasaasta dhinacaasi u badatay.
Wararka waxa ay intaa ku darayaan in ciidamo iyo gaadiidka dagaalka ee beesha Biimaal oo la arkayey inay soo buuxdhaafiyeen laamiga u dhaxeeya Muuri iyo Lambar 50.
Waxa maanta degan degmada Lambar 50 oo shalay maqrib ay la wareegeen xoogaga beesha Biimaal.
Waxii ku soo kordha dagaaladan wararkeena dambe kala soco.

http://markacadey.com/2013/12/maleeshiy ... -dagaalka/


Xaaladda degmada Nambar50 oo degan iyo ciidamada ammaanka Sh/hoose oo uu dhaqaaqay dhanka Afgooye


Markacadey.com : Maleeshiyaadka Habargidir ee laga soo sifeeyey inta badan gobolka Sh/hoose ayaa saakey mar labaad isku day sameeyey iyaga oo dhowr madfac ka soo tuuray meelo fog waxaana ka jawaabay madaafiicdaas ciidamada ammaanka oo ku baxay halka ay ka soo tuureen madaafiicda, dadka deegaanka ayaa sheegay in rasaas goog-goos ah ay ka maqleen saakey aagga tuulada MUURI.
Ciidamada ammaanka degmada Nambar50 ee sh/hoose oo xaley badigooda ku hoyday deegaanka FIDA MUUSE ayaa saakey dhaqdhaqaaqoodii ugu xoogga badnaa halkaas kasii wado si looga takhaluso maleeshiyaadka Habargidir ee gobolada dhexe ka yimid iyo xulafadooda.
Col. Maxamuud Ookar oo ay la xiriirtay saakey markacadey.com ayaa sheegay inay qorsheynayaan in maleeshiyaadka Habargidir ee taageerada ka helaayo Xasan Culusow ay ugu tagi doonaan halka ay iska soo abaabulayaan.
Wixii ka soo kordho dagaalada gobolka Sh/hoose kala soco shabakada markacadey.com


http://markacadey.com/2013/12/nambar50- ... dhaqaaqay/
User avatar
FarhanYare
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19029
Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
Location: Location:Location

Re: Ciidamadii Habar Gidir oo cagta la mariyey

Post by FarhanYare »

:eat: you faqash kids Habar aji iyo biyomaal's beef what's in it for you?
The_Patriot
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20702
Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am

Re: Ciidamadii Habar Gidir oo cagta la mariyey

Post by The_Patriot »

Allahu akbar. :stylin:
User avatar
FarhanYare
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19029
Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
Location: Location:Location

Re: Ciidamadii Habar Gidir oo cagta la mariyey

Post by FarhanYare »

.
Last edited by FarhanYare on Tue Dec 17, 2013 7:43 am, edited 1 time in total.
The_Patriot
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20702
Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am

Re: Ciidamadii Habar Gidir oo cagta la mariyey

Post by The_Patriot »

Illahey mujrimin ma gar gaaro.
xarantey HG kusoo koreen ba Sh.hoose laga matajinaya.
User avatar
FarhanYare
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19029
Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
Location: Location:Location

Re: Ciidamadii Habar Gidir oo cagta la mariyey

Post by FarhanYare »

The_Patriot wrote:Illahey mujrimin ma gar gaaro.
xarantey HG kusoo koreen ba Sh.hoose laga matajinaya.
thats pure qaraar right there hadaas darood maa xalal kusoo koray :?: :| Com'on sujui dont let your emotions overshadow your thinking
User avatar
AbkoowDhiblaawe
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14237
Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
Location: chilling in Liido beach

Re: Ciidamadii Habar Gidir oo cagta la mariyey

Post by AbkoowDhiblaawe »

The_Patriot wrote:Illahey mujrimin ma gar gaaro.
xarantey HG kusoo koreen ba Sh.hoose laga matajinaya.
Hypocrite
Fall
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 751
Joined: Sat Dec 07, 2013 8:50 am
Location: In the face of apathy

Re: Ciidamadii Habar Gidir oo cagta la mariyey

Post by Fall »

FarhanYare wrote::eat: you faqash kids Habar aji iyo biyomaal's beef what's in it for you?
The OP is Isaaq, I looked at his old posts, it looks like Dir are supporting each other finally :lol:
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: Ciidamadii Habar Gidir oo cagta la mariyey

Post by AbdiWahab252 »

Patriot just wants few Biyomaal around to fight for Jubboyinka.
The_Patriot
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20702
Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am

Re: Ciidamadii Habar Gidir oo cagta la mariyey

Post by The_Patriot »

calacaalka iska joojiya
Ninki doof kuyimid bey geriidha dibta ee
Inshaalah Sh. Hoose wa laidhinka sifeyn.
Isu dhiyariya deegankini oo dagax ya laha kaliya.
The_Patriot
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20702
Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am

Re: Ciidamadii Habar Gidir oo cagta la mariyey

Post by The_Patriot »

calacaalka iska joojiya
Ninki doof kuyimid bey geriidha dibta ee
Inshaalah Sh. Hoose wa laidhinka sifeyn.
Isu dhiyariya deegankini oo dagax ya laha kaliya.
The_Patriot
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20702
Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am

Re: Ciidamadii Habar Gidir oo cagta la mariyey

Post by The_Patriot »

calacaalka iska joojiya
Ninki doof kuyimid bey geriidha dibta ee
Inshaalah Sh. Hoose wa laidhinka sifeyn.
Isu dhiyariya deegankini oo dagax ya laha kaliya.
The_Patriot
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20702
Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am

Re: Ciidamadii Habar Gidir oo cagta la mariyey

Post by The_Patriot »

Habar gangster 5 techniko ba laga gubey in lambar 50. Iyago duleysan bey naftoodhu lacarareen.
User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

Re: Ciidamadii Habar Gidir oo cagta la mariyey

Post by hargaysaay »

Somali Media Outlets are extremely horrendous , OMG ... Why the fuck would they call a Somali Clan " Isbahaysiga Sharka " thats so unprofessional .
Our fucked up media should be included in the list of things that need fixing , while we are in this unstable phase of recovery .
User avatar
Corruption1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1297
Joined: Fri Mar 04, 2011 8:30 pm
Location: London

Re: Ciidamadii Habar Gidir oo cagta la mariyey

Post by Corruption1 »

kaliil, adigu laba qabiil oo walaweyn ah miyaad kala jeceshahay.??
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”