Second day of deadly clashes in South Sudan
At least 66 soldiers dead in fighting, and 10 senior officials held in what president says is a coup attempt by former deputy.
Jus think bout all da somali girls in south sudan forced to marry dinkas somalis need to stop doin tahriibs in south sudan,chad,libya so thy can enter europe
sophisticate wrote:I thought southern Sudanese were nilotic, they aren't bantu ethnnolingustically. From what I gather bantu and nilotes fought in the past.
Jubba[RBC Radio]Waxaa la xaqiijiyey in hal ruux oo Soomaali ah lugu dilay magaalada Bor ee caasimadda gobolka Jonglei ee dalka Koonfur Sudan.
Ruuxan Soomaaliga ah ee geeryoodey ayaa la sheegay inuu la socdey booyad kuwa shidaalka qaada oo magaaloyinka dalkaasi ku safarta,waxana la sheegay in xilli ay ku safrayeen deegaanka Bor ,rasaas lugu furay ayna dhacday booyadi ay la socdeen.
Mid ka mid ah Soomaalida ku nool dalkaas oo warbaahinta la hadlaya ayaa sheegay in Soomaalida la dilay ay u shaqeynayeen shirkad shidaal oo lagu magacaabo Trojan oo xarumo badan ku leh guddaha Koonfur Sudan.
Sidoo kale waxaa uu intaa ku daray Cabdiweli Xasan Xuseen (Fadiilatuhu) oo ku sugan dalka Koonfur Sudan in labo qof oo kale oo Soomaali ah ay ku dhinteen labo maalin ka hor xaafadda Gudele ee magaalada Juba, kaddib markii uu Axaddii dagaal ka billowday magaaladaas.
Dagaalo ayaa wali ka sii socda dalkaasi Koonfurta Sudan,waxana la sheegaya in saameey uu dagaalka ku yeeshen Soomaali dalka ku ganacsata.
______
RBC Radio
Xafiiska Muqdisho