Hargeysa building a 3rd Bridge Mayor lays foundation

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32728
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Hargeysa building a 3rd Bridge Mayor lays foundation

Post by Khalid Ali »

Maayarka Hargeysa Oo Dhagax Dhigay Biriish Cusub oo Isku xidhaya M/Haybe Iyo G/Libaax
December 19th, 2013 Comments Off

Maayarka HargeysaHARGEYSA (Somaliland.Org)- Maayarka caasimada Hargaysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelco) ayaa maanta dhagax dhigay biriij sedexaad oo ay yeelan doonto caasimada dalka ee Hargaysa.

Biriishkan oo lag hirgalin doono dhinaca bari ee casimada Hargysa oo ku beegan dhismahii fooqii jajabka Hargaysa kaas oo isku xidhi doona degmooyinka gacan-libaax iyo Maxamuud Haybe isla markaana ay hirgalintiisa iska kaashanayaan Hay’ada samofalka khayriga ah ee RAAF , Wakaalada horumarinta wadooyinka Somaliland iyo dawlada hoose ee caasimada Hargaysa.

Waxa dhagax dhigii ka hadlay Injineerka dawlada Hoose Eng Axmed Aaden oo sheegay in dhismaha biriijka in ay ku bixi doonto lacag dhan 500, 000 oo dolar kaas oo afar boqol oo kun oo dolar oo ka mid ah ay ku deeqday Hay’adda samo falka khayriga ah ee RAAF oo soo wakiilatay Hay’ada samofalka ee MANHAL , halka 50. 000 kun oo ka mida ay bixn doonto wakaalada horumarinta wadooyinka inta soo hadhayna ay bixin doonaan dawlada hoose.

Gudoomiyaha Hay’ada samofalka khayriga ah ee manhal Jaamac Faarax Cabdilaahi oo halkaasi isna ka hadlay ayaa sheegay in hay’ada RAAF ay mashaariic badan oo horumarineed in ay ka fulisay dalka kana uu daba socdo mashaariicdaasi hore.
Maayarka caasimada Hargaysa cabdiraxmaa Maxamuud Caydiid oo halkaasi ka hadlay ayaa sheegay in uu si weyn u soo dhawaynayo dhagax dhiga biriijkan oo wax weyn ka tari doona isu socodka caasimada isala markaa uu u mahad celinayo Hay’ada RAAF iyo wakaalada horumarinta wadooyinka oo dedaal ugu jirta sidii loo horumarin lahaa guud ahaan wadooyinka dalka.

Waxa iyana halkaasi hadalo soo dhaweyn ah ka soo jeediyay saraakiil ka socotay dawladda hoose iyo marti sharaf iyo culimo kuwaas oo oo tilmaamay khayraadka ay leeyihiin mashaariicdaku saabsan danta guud sida wadooyinka iyo ceelasha.

Somaliland.Org/Hargeysa
User avatar
LeJusticier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8463
Joined: Wed Jun 05, 2013 5:36 pm
Location: base of sufism. Imam Le Justicier ...Xerta Dareenka

Re: Hargeysa building a 3rd Bridge Mayor lays foundation

Post by LeJusticier »

Lets meet this summer Xiis and Maydh!!
User avatar
CasualFarah
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 480
Joined: Mon Jul 08, 2013 1:54 am
Location: Always On The Move

Re: Hargeysa building a 3rd Bridge Mayor lays foundation

Post by CasualFarah »

I'm sick and tired dhagax dhigan.
Siilaanya dhagax dhige, Saylici dhagax dhige, Hersi Migdet dhgax dhige.

3 years of dhagax dhig and no results.
User avatar
LiquidHYDROGEN
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14522
Joined: Fri Mar 16, 2007 10:48 am
Location: Back home in Old Kush

Re: Hargeysa building a 3rd Bridge Mayor lays foundation

Post by LiquidHYDROGEN »

Mashallah. Who knows maybe in like the year 2150 we'll even have paved roads and streetlights.
AbdiJohnson
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5957
Joined: Fri Jun 07, 2013 4:24 pm
Location: Slave of Western Values

Re: Hargeysa building a 3rd Bridge Mayor lays foundation

Post by AbdiJohnson »

The Somali regions are very slow to develop. The various Somali governments should make the diaspora Somalis pay $100 a year to go towards construction. If not, they should be restricted from exiting the airport until they paid what they didn't pay if they decide to vacation back in the homeland. I am sure just Somaliland alone can get $10 million a year just from reer UK. Tens of thousands will be employed too. It all starts from the grassroots

I am,

Abdi "It can be done" Johnson
User avatar
LiquidHYDROGEN
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14522
Joined: Fri Mar 16, 2007 10:48 am
Location: Back home in Old Kush

Re: Hargeysa building a 3rd Bridge Mayor lays foundation

Post by LiquidHYDROGEN »

^^^First sensible thing you've ever said. :ohhh:

Looks outside for flying pigs.
User avatar
HooBariiska
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7692
Joined: Thu Apr 08, 2004 7:00 pm
Location: In My Ardaaa - Ballin' & Haasaawin'

Re: Hargeysa building a 3rd Bridge Mayor lays foundation

Post by HooBariiska »

I am not getting this story. What's the bridge about?
User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

Re: Hargeysa building a 3rd Bridge Mayor lays foundation

Post by hargaysaay »

AbdiJohnson and LiquidHydrogen = 2 Idealists I respect but not respect each other .
User avatar
CilmiDoone
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1544
Joined: Tue Dec 11, 2012 11:24 am
Location: Winter is coming

Re: Hargeysa building a 3rd Bridge Mayor lays foundation

Post by CilmiDoone »

LiquidHYDROGEN wrote:Mashallah. Who knows maybe in like the year 2150 we'll even have paved roads and streetlights.
Would be funny if it went so true.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”