In conclusion, as long as Puntland lives indeed Somalia has a fighting chance to eventually stand. With that said, LONG LIVE PUNTLAND, AND MAY THE UP COMING ELECTIONS OF JAN.8 2014 BRING BLESSING AND A STRONGER PUNTLAND FOR SOMALIA TO LEAN ON.










Moderator: Moderators
Taliyaha ciidamada Madaxtooyada Puntland oo xaqiijiyey in Garoowe lagu Rasaaseeyey gaariga Murashax Cabdi Daahir Yey
Isniin, Dece 23, 2013 (HOL) — Taliyaha ciidamada madaxtooyada ee Puntland Kol. Cumar C/laahi Faroole ayaa xaqiijiyey in ciidamo ka tirsan kuwa madaxtooyadu ay shalay rasaaseeyeen gaari uu la socdey Murashax Cabdi Daahir Maxamed Yey, oo kamid ah murashaxiinta u taagan xilka madaxweynaha ee maamulka Puntland.
Kol. Cumar ayaa sheegay in falkaasi uu ahaa mid ku dhacay si khalad ah, maadaama sida uu sheegay ay ciidamadu ka shekiyeen gaariga uu Murashaxu watey oo xawaare sare ku soconayey islamarkaana ay muraayadihiisu madow ahaayeen.
Hal xabbo ayuu sheegay in ay ciidamadu ku rideen kaddib markii wadaha gaariga Murashaxu uu ka madax adaygay in uu gaariga joojiyo " Goob aad loo ilaaliyo ayaa waxa nooga hor yimid gaari xoog u soconaya oo muraayaduhu madow yihiin, cidda wadatana aan la qoon, gaarigii ciidamadu waa joojiyeen waana hakan waayey, hal xabo ayaa la direy"
Taliyaha ciidamada madaxtooyada Punltand oo hadalkiisa sii wata ayaa yiri: " dalka waxaa ka jira kooxo nabad-diid ah, markii aan ogaanay in gaariga dadka la socdaa aysan qoladaas ahayn waan iska sii daynay...xabbada la ridey gaariga ayey dhaawac yar gaarsiisey, waxayna ahayd xabbad saaxiibtinimo"
Ammaanka magaalada Garoowe ayaa ah mid xilligan si weyn loo adkeeyey, waxaana dhowaan amar kasoo baxay dowladda Puntland lagu sheegay, in murashaxiinta aan loo ogoleyn in ay tikniko badan magaalada lasoo galaan, islamarkaana ilaalada marashaxiintu aanay hub magaalada la dhex mari karin.
Murashax Cabdi Daahir Yey is the Nephew of the legendary Icon AUN President Abduallhi Yusuf Ahmed. Faroole would not be stupid enough to actually call for his assassination as it would put an immediate end to his Presidency overnight.DafIyoMiriq wrote:Will they be still alive to compete with faroolethis guy survived early elimination
It's Democracy, and clan elders don't vote they chose the members of Parliament and Parliament elects President.AbdiJohnson wrote:More like (s)election. A few dozen clan elders will pick the next President. But good work Puntland
I am,
Abdi "free and democratic elections are next" Johnson
It's a battlefield zone between 2 sides. What's certain is, the old status quo is no more. It would take up to a few decades when the dust settles.Hodan94 wrote:arabman what's the situation in yemen?