Dhagayso:Fawziyo Oo La Ceebeeyay Iyo Hantidii Qaranka Oo Ay Ku Iibsatay Guryo Qasri Ah Oo Kenya Iyo UK Ku Yaalo:Safaaradda Kenya Oo Kashiftay
Wednesday, 25 December 2013 02:31
Safiirku-xigeenka Safaraadda Soomaalidda ee Kenya C/Sataar Xasan Cali ayaa kashifay inay hayaan cadaymo muujinaya Guryo Qasri ah oo Xaafadda Heligan ee Nairobi ay ku iibsatay Haweenayda Wasiiradda Arimaha Dibadda ka ah,aduun-gaaraya 365-000-Doolar.
Safiir ku-xigeenka C/sataar Xasan Cali ayaa qarxiyay in Wasiirka Maaliyadda oo Nairobi kula kulmay Safiiro Soomaaliyeed uu ku war-geliyay in 4-Malyan oo Doolar ay Wasaaradiisa Maaliyadda ku wareejisay Wasiirad Fawsiyo si ay mushaar ahaan u siiso shaqaalaha Wasaaradda arimaha dibadda iyo Safaaraddaha Dibadda ku yaal.
Safiirka Safaaradda Soomaalidda ee Kenya Cali Ameeriko ayaa dalaal ka ahaa Guriga Xaaafdda Helliggan ee Nairobi ay ka iibsatay Fawziyo,waxaana Dumaaashigeed Cali Ameeriko lagu tilmaamay inuu yahay shaqsiga lacagaha 4-ta Malyan oo Doolar ku kala shubay Akoomo kala duwan oo Nairibo iyo Dubai ku yaalo,sida uu noogu sir-waramay C/Sataar Xasan Cali oo hadii ay soo laabato Fawziyo la filayo inay ka takhalusto,maadaama uu ceebaheedii dibadda soo dhigay.
Fawziyo ayuu Diplomaasigan sheegay inay xitaa Guri ka iibsaday Dalka Ingiriiska,halka ay afka u dhigatay dhamaan 4-tii Malyan ee Wasaaaradda arimaha dibadda loo qorsheeyay.
Fawziya H. adan earned 4 million dollars in 1and a half year
Moderator: Moderators
- Khalid Ali
- SomaliNet Super
- Posts: 32728
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Fawziya H. adan earned 4 million dollars in 1and a half year
Fawziya knows the walanweyns will discard here sooner or later now she has a filled bank account she bought some mansions in Nairobi and England 2014 if they dismiss her she has it good , she is the smartest dirty woqoyi i have known she never bashed SL on tv she actually said she is pro somaliland and somalia, she milked Somalia, she told the US navy seal to enter Somalia when ever they like she also told the US air force to bomb somalia when ever they like. She will ask for forgiveness and return to Somaliland or live in England again. She is the only dirty woqoyi who understands how to live with the walanweyns after all her husband was one she knows them the best. The girl got cash she is living the dream now.
- Somali-Transporter
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4064
- Joined: Thu Jun 15, 2006 8:19 pm
- Location: ******
- Contact:
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4824
- Joined: Wed Jan 09, 2013 4:58 pm
- Location: east south west north
Re: Fawziya H. adan earned 4 million dollars in 1and a half
I heard her son use to work in her office
he must be ballin now

Re: Fawziya H. adan earned 4 million dollars in 1and a half
Waxaas dacaayad waaye maba loo ogolo in xataa the pm inuu lacag la baxo kabadan 30,000
Xagee lacagtaas laga keenaa?
3dii bilood airport waxaa doladu ka heshaa $1m dekadana bishii $5m see waxaas hal qof uqaadanaa? Xataa safarkeeda staff maraaco is loo baajiyo khasaaro!
Fozia dharkeeda bas aaa qarash zaaid ah oo wasiirada kale ka duwan loo siyey!
Mid reer waqooyi ah aa safaarada kenya ka qayliye moogi haduu kaas yahey kan wuxuu sheegaa kuwo sirta wasiirka gudaha ee somaliland siisa.
Xagee lacagtaas laga keenaa?
3dii bilood airport waxaa doladu ka heshaa $1m dekadana bishii $5m see waxaas hal qof uqaadanaa? Xataa safarkeeda staff maraaco is loo baajiyo khasaaro!
Fozia dharkeeda bas aaa qarash zaaid ah oo wasiirada kale ka duwan loo siyey!
Mid reer waqooyi ah aa safaarada kenya ka qayliye moogi haduu kaas yahey kan wuxuu sheegaa kuwo sirta wasiirka gudaha ee somaliland siisa.
Re: Fawziya H. adan earned 4 million dollars in 1and a half
habarta caadi maaha
waxay shir bilaa kastuumo u tagi jirtay ileen saan bay damacsanayd 


- Khalid Ali
- SomaliNet Super
- Posts: 32728
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: Fawziya H. adan earned 4 million dollars in 1and a half
Apparently somali deputy ambassador to kenya made this claim and they have his audio to i mean why would somali deputy ambassador spread this news.
- Somali-Transporter
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4064
- Joined: Thu Jun 15, 2006 8:19 pm
- Location: ******
- Contact:
Re: Fawziya H. adan earned 4 million dollars in 1and a half
BlackRain wrote:habarta caadi maaha waxay shir bilaa kastuumo u tagi jirtay ileen saan bay damacsanayd





- Ismail87
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3417
- Joined: Mon May 06, 2013 7:53 pm
- Location: Carpe diem, quam minimum credula postero.
Re: Fawziya H. adan earned 4 million dollars in 1and a half
Someone said that prior to this job, she owned a shop in somewhere in London. Seems like she's still only thinking about them profits lol.
We are doomed as long as the majority of our politicians are ex taxi drivers and ex shop owners.
We are doomed as long as the majority of our politicians are ex taxi drivers and ex shop owners.

-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4824
- Joined: Wed Jan 09, 2013 4:58 pm
- Location: east south west north
Re: Fawziya H. adan earned 4 million dollars in 1and a half
Yea she owned it in south hall london where she sold cigrattes,khat
all her 8 hutu kids r ballin

- HooBariiska
- SomaliNet Super
- Posts: 7692
- Joined: Thu Apr 08, 2004 7:00 pm
- Location: In My Ardaaa - Ballin' & Haasaawin'
Re: Fawziya H. adan earned 4 million dollars in 1and a half
This is NOT TRUE. Don't listen to Khalid Ali,he is lieing. AGAIN
- FarhanYare
- SomaliNet Super
- Posts: 19029
- Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
- Location: Location:Location
Re: Fawziya H. adan earned 4 million dollars in 1and a half
is that extracted from the aid money poured into the country?



- FarhanYare
- SomaliNet Super
- Posts: 19029
- Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
- Location: Location:Location
Re: Fawziya H. adan earned 4 million dollars in 1and a half
Khalid Ali wrote:she told the US navy seal to enter Somalia when ever they like she also told the US air force to bomb somalia when ever they like. She will ask for forgiveness and return to Somaliland or live in England again.



-
- SomaliNet Super
- Posts: 29468
- Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm
Re: Fawziya H. adan earned 4 million dollars in 1and a half
If these allegations are true, and they`re only allegations, then it's the worse kind of corruption....literally stealing food from the hungry.
Is it surprising......truth be told...I'd be more surprised if a Somali politician did'nt have his/her hand in the till.
Is it surprising......truth be told...I'd be more surprised if a Somali politician did'nt have his/her hand in the till.

Re: Fawziya H. adan earned 4 million dollars in 1and a half
Talking about Fawzia according to her 10,000 Somalis are stuck in South Sudan.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 29468
- Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm
Re: Fawziya H. adan earned 4 million dollars in 1and a half
Somali's are stuck all over the place...Yemen, Libya, Russia etc.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 10 Replies
- 1169 Views
-
Last post by Strategic
-
- 2 Replies
- 610 Views
-
Last post by Zoomalia4Kucks
-
- 15 Replies
- 1615 Views
-
Last post by dhoonbe
-
- 7 Replies
- 805 Views
-
Last post by Ka darag
-
- 0 Replies
- 524 Views
-
Last post by FATAL_HUSTLER
-
- 6 Replies
- 899 Views
-
Last post by Alchemist
-
- 11 Replies
- 1205 Views
-
Last post by Advo
-
- 42 Replies
- 2872 Views
-
Last post by The_Emperior5