Heavy protest in Hargeisa after water shortages - pics

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
XimanJaale
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12578
Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
Contact:

Heavy protest in Hargeisa after water shortages - pics

Post by XimanJaale »

Image

Image

Image

Image

Image

70% of Hargeysa depend on Water tanks and due to water shortages there was protest against the Somaliland government for not providing water. Read the article below for more information.
Hargeysa(Waaheen) Mudaharaado balaadhan oo biyo tiray xaafadaha Hargeysa ayay saaka ku dhaqaaqeen Iskaashatada imagesBooyadaha Hargeysa, kuwaas oo dhawr boqol oo booyadood oo Hargeysa u dhaamin jiray ku ururiyey barxado ku yaala Hotelka Crown iyo Shiraaqle ee Barriga iyo Galbeedka Hargeysa.

Booyadlayaasha ayaa ka cabayanay cashuuro ay ku soo rogeen Dawladdea Dhexe iyo ta Hoose ee Somaliland, waxaanay sheegeen illaa xukuumaddu ka noqonayso Tacriifadahaas in ay wadayaan Mudaharaadka.

70% magaaladda Hargeysa waxa u dhaamiya Booyadaha, waxaana saaka laga dareemayaa biyo la’aan kadib markii ay Booyadahani shalay shaqada jooijiyeen iyagoo isla markaana maaanta mudaharaad balaadhan ku soo bandhigay cabashadooda.

Talaabada ay Booyadlayaashu ku dhaqaaqeen ayaa durtaba sii fidaysa waxaana ku soo biiraya qaar ka mid ah Iskaragooyinka Ciida iyo Dhagaxa gura, kuwaas oo qaba isla cabashada Cashuuraha la kordhiyey, kuwaas oo ay ku tilmaameen in aanay qaadi Karin.

C/laahi Caydiid Xayd oo ah Af-hayeenka Booyadlayaasha oo Waaheen ku waraysatay goobta ay ku mudaharaadayaan ayaa Waaheen u sheegay sababta ay u mudaharaadayaan waxaanu yidhi “ waxa saaka nagu kalifay in aanu mudaharaadkan Salmiga ah samayno dhibaato nagala soo daristay cashuuraha ay xukuumaddu na saartay kuwas oo ah kuwo aanaan qaadi karayn, markaa waxay nala noqotay in aanu booyadahayaga iska dhigano oo dhibta aanu ku qabno ay nala dareemaan Dawladda iyo dadweynuhuba” ayuu yidhi

Af-hayeenka oo la weydiiyey intii aanay mudaharaadin ka hor in ay xidhiidh la sameeyeen Xukuumadda si wax looga qabto cabashadooda waxa uu yidhi “wasaaradda Maaliyadda iyo Arrimaha gudahaba waanu u tagnay waxay noogu jawaabeen Baarlamaan baa Ansixiyey markaa iska bixiya Cashuurta, dee anana waxaanu xal moodnay in aanu iska dhigano baabuurtayada maadaama aanaan awoodi karayn” ayuu yidhi

Mar la weydiiyey booyadlayda tiradooda iyo inta ay wadayaan mudaharaadka waxa uu yidhi “halkan laba boqol iyo dheeraad baa jooga, dhinaca Barrie e shiraaqlana intaas in leeg, mudaharaadka isaga waanu wadaynaa illaa inta ay xukuumaddu ka noqonaysao cashuuraha ay na saartay” ayuu yidhi

Sidoo kale, shaqo joojinta Booyadlayaasha ayaa saamayn kale ku yeelanaysa dhismayaasha ka socda Caasimadda kuwaas oo ay shaqadoodu ku xidhan tahay Booyadlayaasha iyo Iska ragooyinka.
Link: http://waaheen.com/?p=19017
User avatar
mukke
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 265
Joined: Wed Aug 03, 2011 4:32 pm
Location: GOD is greatest.

Re: Heavy protest in Hargeisa after water shortages - pics

Post by mukke »

By: Yusuf M Hasan
HARGEISA (Somalilandsun) – The recent increase the amount of road tax is about to produce dry throats and unhygienic standards in Hargeisa city following the withdrawal of services by private distributors.
In an unprecedented move the Hargeisa City Water Distributors cooperative has ceased all its service provision as pertains to water supply to approximately 70% of Hargeisa residents due to the untenable cost of operations following the recent hike in taxes more specifically road based.
According to the spokesperson of the water distributors cooperative Mr. Abdilahi Aided Haydn water tank owners who make up the entire membership of the cooperative will not provide services until the government both central and local rescind the imposition of new and extra taxes.
In a press briefing Mr. Hayd informed that the cessation of water distribution services has culminated in the parking of the water tankers in lots next to Shiraqle fuel station and Crown hotel in Hargeisa where over 500 trucks and their owners, drivers and pump workers shall assemble until the new taxes are rescinded.
This action is set to exacerbate water shortage in the Somaliland capital city of Hargeisa where piped public water supply is connected to around 30% of the estimated 800,000 residents thus the private distributors servicing the remaining 70% and of course at a cost.
Queried on whether officials of his cooperative society had contacted the authorities before taking the service stoppage action, Mr. Haid who responded in the positive said, "We have met and discussed our concerns with the central and local governments to no vain"
On the outcome of the discussions the spokesperson said they consulted with the ministries of finance and interior whose advice was "you must pay the new taxes because they were approved by parliament thence out of our hands"
Water tankers arayed in their hundreds in joint anti-road tax protest in Hargeisa somaliland
The water distributors who say they are obedient and willing taxpaying citizens claim the newly imposed taxes places them in an untenable commercial situation considering the already heavy costs of vehicle maintenance occasioned by poor roads and low quality fuel, long distances where they acquire supplies not to mention wages to staff etc.
Apart from households others to be affected by the water supply stoppage include numerous industries like hospitality and Construction while service providers like hospitals will have to increase patient fees inorder to cover for expected exorbitant prices of availing the precious commodity.
Somalilanders urgently require sufficient and safe piped drinking water The new tax in dispute emanate from the ministry of the presidency's Road Tax bill which was approved by parliament after a number of amendments and not to mention disputes among honourable members of parliament , with the zenith outcome of some of the honourable members deciding to settle the dispute not through debate and votes but through physical combat.
A similar protest is in progress in the city with former Egal international airport taxi operators blocking the road between the ambassador hotel and the airport in a bid to force the government rescind a decision by the aviation ministry to remove them from airport vicinity.
As the stand-off between private water distributors in place and the government with a reported budget in over $20m in grants for city water expansion yet to be availed bottled water is set to become the most precious commodity a resident of Somaliland's capital Hargeisa can aspire to get.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”