djibouti to send to hiiraan an additional 1000 troops

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

djibouti to send to hiiraan an additional 1000 troops

Post by sahal80 »

Absolutely great news


Djibouti is doing re-building the somali army mission and has different tactics.

What they gonna do is that the new troops will be stationed in buloburdo with a 3 SNA battalion being with them.


They will arrive within three weeks.

"Madaxweynaha Jamhuuriyadda Djibouti, Ismaaciil Cumar Geelle ayaa sheegay in dowladdiisu ay ciidamo dheeraad ah muddo saddex toddobaad gudahood ugu dirayso dalka Somalia.

Ciidamadan oo gaaraya hal guuto ayaa ku biiri doona ciidamadii horey Djibouti uga joogay gobolka Hiiraan ee bartamaha Somalia.

Madaxweynaha Djibouti oo wareysi khaas ah siiyay idaacadda VOA ayaa sheegay inuu socdo qorshe ay wadaan ciidamada Djibouti iyo dowladda Soomaaliya oo la doonayo in ururka al-Shabab looga qabsado degmada Buulo-Barde ee gobolka Hiiraan."

Madaxweynaha Jabuuti oo Sheegay inay Ciidammo Dheeraad ah u dirayaan Magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan
Sabti, December 28, 2013 (HOL) — Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo wareysi gaar ah siinayay Idaacada VOA-da, ayaa sheegay in ay qorsheynayaan ciidamo dheeraad ah oo  lagu biiriyo ciidamada Jabuuti ee ku sugan magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, kuwaa oo qeyb ka noqon doona howlgalka  ka dhanka ah Al-shabaab.

"Laga soo bilaabo sanadkii 2006-da Al-shabaab dagaal ayay ku jireen, mana ahan kuwo doonaya dowladnimo, nabad iyo xasilooni, annagga waxaan aamminsannahay in aan ula simannahay Al-shabaab ciidmada kale ee dalka  ku sugan sida Uganda, Itoobiya, Burundi Kenya iyo kuwa kale, sidaa daraadeed qorshaha socda waa in laga adkaado,’’ ayuu yiri madaxweyneo  Ismaaciil Cumar Geelle.

Madaxweynaha ayaa sheegay in mudo labo ilaa sadax todobaad gudahood ah gaari doonaan magaalada Beledweyne ilaa 1000 askari oo ku biiri doona ciidamada Jabuuti si loo xoojiyo qeybta afaraad ee howlgalka midowga Afrika ee AMISOM.

“Ciidamada dowladdaha kale ka socda waa ay ka badan yihiin taa waan ka ognahay, laakiin annaga oo ku  kalsoon shacabka ay ciidamadeena la joogaan waxaan aaminsannahay in aan isbadal weyn sameyn karno,’’ayuu hadalkiisa sii raaciyay madaxweynaha dalka Jabuuti.

Mar la weydiiyay su’aal aheyd in uu amminsanyahay wada hadal lala gallo Al-shabaab,” ayuu yiri Haddii uu jiro hab lagula haddli karo oo ay nabad ku qaadanayaan waan soo dhaweyn laheyn, laakiin waxaan u maleynayaan in aysan iyagu aaminsaneyn wada hadal, sidaa daraadeed sida kaliya ee looga adkaan karo waa in lala dagaallamo,’’ ayuu yiri Ismaaciil Cumar Geelle.

Wuxuu sheegay in uu socdo qorsho la doonayo in Al-shabaab looga saaro degmada Buula-burte oo ah degmada labaad ee ugu ballaaran gobolka, laakiin ma uusan sheegin waqtiga tallaabadaas ay qaadayaan ciidamada Jabuuti.

Madaxweynaha ayaa sheegay in ciidamada Jabuuti mudadii ay ku sugnaayeen magaalada Beledweye soo saareen ama dhiseen ciidamo Soomaaliyeed oo siweyn u qalabeysan, laguna aamini karo sida uu hadalka u dhigay ammniga gobolka.

“Gobollka hadda waxaa ka dhisan ciidammo aad u qalabeysan oo xoog badan oo aan is leeyahay haddii ay halkaa ciidamada Jabuuti ka soo baxaan waa ay  ku fillan yihiin ammniga,’’ayuu sheegay Ismaacil Cumar Geelle.

Dowladda Jabuuti ayaa sheegtay in hal askari uu kaga dhintay weerar isugu jira Ismiidaamin iyo mid timid toos ah oo xarrakada Al-shabaab 19-kii bishii ina dhaaftay ku qaadeen saldhiga booliiska magaalada Beledweyne, waxaana sidoo kale xusid mudan in ay jiraan weeraro xiliyada habeenkii Al-shabaab ku qaadaan saldhigyada ciidamada Jabuuti  ku leeyihiin daafaha magaalada.

Ugu danbeyn, madaxweyne Geelle ayaa sheegay in sida ugu dhaqsiyaha badan u dhaqaaqii doonaan ciidamada cusub ee  lagu biirinayo howlgalka midowgga Africa AMISOM qeybta gobolka Hiiraan oo xoojin doona sida uu hadalka u dhigay qorshaah la doonayo in gobolka Hiiraan looga saaro Al-shabaab."
Last edited by sahal80 on Sat Dec 28, 2013 8:44 am, edited 1 time in total.
User avatar
Twisted_Logic
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Fri Aug 31, 2007 4:09 pm
Location: Speaking up against Somalinet's tolerance for Al Qaida Loyalists

Re: djibouti to send to hiiraan an additional 1000 troops

Post by Twisted_Logic »

That's just talk. It will take more than 3 weeks to transport that many troops & associated logistics. It will be at least 12 months if you factor COIN trainings
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: djibouti to send to hiiraan an additional 1000 troops

Post by sahal80 »

Twisted_Logic wrote:That's just talk. It will take more than 3 weeks to transport that many troops & associated logistics. It will be at least 12 months if you factor COIN trainings
Lol at 12 months

He said They will be sent within three weeks

But with their equipments to reach baladweyne it may take two months.
original dervish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29468
Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm

Re: djibouti to send to hiiraan an additional 1000 troops

Post by original dervish »

Have the Djiboutiennes ever been in an engagement with Al Shabaab? :?
User avatar
skywalker25
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5456
Joined: Tue Mar 13, 2012 12:36 pm
Location: Maxamud Saleebaan Xirsi;''Xafashkiyo intaad boonta Gedo soo xodxodanayso''

Re: djibouti to send to hiiraan an additional 1000 troops

Post by skywalker25 »

original dervish wrote:Have the Djiboutiennes ever been in an engagement with Al Shabaab? :?
The only thing the dhaboutians have been engaged with is their French pimps....
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: djibouti to send to hiiraan an additional 1000 troops

Post by sahal80 »

Kkkkkkkkkk

Yaa markaste al shabaab bursade ilaa buloburde? Ethiopia doesn't involve in wars and politics?


We have 6000 well-equiped SNA in hiiraan

Jabuuti has its own strategy, we are really lucky, next buloburde bases.


Our hiiraan SNA is equiped with these weapons now
Image
Image
Last edited by sahal80 on Sat Dec 28, 2013 10:30 am, edited 1 time in total.
User avatar
skywalker25
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5456
Joined: Tue Mar 13, 2012 12:36 pm
Location: Maxamud Saleebaan Xirsi;''Xafashkiyo intaad boonta Gedo soo xodxodanayso''

Re: djibouti to send to hiiraan an additional 1000 troops

Post by skywalker25 »

Sahal ninyo your like the beggar spokesman for the beggar government in Mogdisho. All you ever report is x donated to us and y will protect us. I'm waiting for the day you inform us of something worthwhile..
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: djibouti to send to hiiraan an additional 1000 troops

Post by sahal80 »

Skywalker

Jealousy bc of djibouti?

Stop trolling in this thread!
original dervish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29468
Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm

Re: djibouti to send to hiiraan an additional 1000 troops

Post by original dervish »

Sahal....you need to not take things so personally.
Lately...anybody whom questions your political statements is accused of trolling.


Now let me ask you this question.
If there are 6000 well trained and armed SNA in Hiiraan alone...why is it they cannot secure the province from al Shabaab?
Remember, Al Shababb are roughly 5000 in ALL somalia.

This is why people these days don't take your analysis seriously anymore.
Everything you have claimed has been proved false by events on the ground,eg arms embargo, EU billions, tanks & helicopters, Kismayo etc etc.
original dervish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29468
Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm

Re: djibouti to send to hiiraan an additional 1000 troops

Post by original dervish »

Sahal....you need to not take things so personally.
Lately...anybody whom questions your political statements is accused of trolling.


Now let me ask you this question.
If there are 6000 well trained and armed SNA in Hiiraan alone...why is it they cannot secure the province from al Shabaab?
Remember, Al Shababb are roughly 5000 in ALL somalia.

This is why people these days don't take your analysis seriously anymore.
Everything you have claimed has been proved false by events on the ground,eg arms embargo, EU billions, tanks & helicopters, Kismayo etc etc.
outlaw112
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 434
Joined: Fri Jul 19, 2013 9:55 am

Re: djibouti to send to hiiraan an additional 1000 troops

Post by outlaw112 »

How they gonna defend their country from Eritrea if they send their remaining troops to hiiraan... :lol: :down:
User avatar
GeoSeven
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5687
Joined: Sat Sep 17, 2011 10:41 am
Location: Out of my mind somewhere...always somewhere, never an exact location.

Re: djibouti to send to hiiraan an additional 1000 troops

Post by GeoSeven »

The liberation of Bulo Burde is near :up:
User avatar
Rabshoole
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10610
Joined: Fri Nov 30, 2001 7:00 pm
Location: Midwest

Re: djibouti to send to hiiraan an additional 1000 troops

Post by Rabshoole »

Culusow reer abtigiisa wuu diyaar galiye, I wonder who's next Gaaljecel ama Jijeele. :eat:
skywalker25 wrote:Sahal ninyo your like the beggar spokesman for the beggar government in Mogdisho. All you ever report is x donated to us and y will protect us. I'm waiting for the day you inform us of something worthwhile..
:lol: :lol:
original dervish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29468
Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm

Re: djibouti to send to hiiraan an additional 1000 troops

Post by original dervish »

rab.....I thought you were rock solid behind Hassan. :)
User avatar
Rabshoole
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10610
Joined: Fri Nov 30, 2001 7:00 pm
Location: Midwest

Re: djibouti to send to hiiraan an additional 1000 troops

Post by Rabshoole »

It's only a matter of time before you join SL tick tock. :sland: :D
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”