Page 1 of 1

Taariikh nololeedka sh.Cabdulahi.M.Sagal

Posted: Wed Jan 01, 2014 4:57 pm
by Maandhow
Waa barnaamij aad u muhiim ah oo ku saabsan taariikh nololeedka Sheikh Cabdulaahi Muxumud sheikh Sagal oo hadda ku nool wadanka UK.
Sheikha wuxuu sifiican ugu waramay nidaamka dugsilayda quraanka u baran jirtay iyo cilmiga intiisa kale.
Sidoo kale, sheikh wuxuu sheegay habka soomaalida reer guuraa u ahaan jireen iyo sida ay meel uwada degi jireen.
Ugu danbeeyntii sheikh wuxuu wax ka taabtay safarkii ugu horaysay ee ubaxo dalabka cilmiga iyo sababaha ku kalifay.
Waxaan rajaynaa in barnaamijyadaan oo kale culimadeena Soomaalida laga sameeyo, waayo dadkeena ma aha dad wax qora ama akhriya.

waa qaybtii kowaad