Page 1 of 1
LIVE – GAROWE: VOTING TAKING PLACE FOR PUNTLAND'S SPEAKER
Posted: Sat Jan 04, 2014 4:55 am
by oxymoron
LIVE – GAROWE: VOTING TAKING PLACE FOR PUNTLAND'S SPEAKER OF PARLIAMENT
Wareegii 1aad ee Cododka oo dhamaaday, C/rashiid Xirsi iyo C/xakiim Maxamed Axmed oo codoka ugu heraaya ka sinaaday.
Wareegii 1aad ee Codbixinta doorshada guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland ayaa dhamaaday waxaana wareega labaad isugu soo haray sadex Musharax oo codbixinta ugu horeeya.
C/rashiid Maxamed Xirsi 17 Cod
Siciid Xasan Shire 1 7 Cod
C/xakiim Maxamed Axmed 16 Cod
Siciid Xasan Shire - 17 votes and he hails from Sanaag
C/rashiid Maxamed Xirsi - 17 votes . He is the current speaker and hails from Galdogob

Re: LIVE – GAROWE: VOTING TAKING PLACE FOR PUNTLAND'S SPEAKE
Posted: Sat Jan 04, 2014 5:00 am
by oxymoron
C/rashiid Maxamed Xirsi iyo Siciid Xasan Shire oo isugu soo haray wareega 3-aad
Waxaa si rasmi loo soo gudbiyay Natiijada codbixinta waregii labaad ee daqiiado ka hor dhamaaday, waxaana Wareega sadeex u soo gudbay C/rashiid Maxamed Xirsi iyo Siciid Xasan Shire oo natiijo isku mid ah wada helay mar labaad
sida codoka loo kala helay:
WAREEGII 1-AAD ee codbixinta oo ay isu soo hareen sadex Musharax waxay cododka u kala heleen sidan:-
C/rashiid Maxamed Xirsi oo helay 17 Cod
Siciid Xasan Shire oo helay oo 17 Cod
C/xakiim Maxamed Axmed oo helay 16 Cod
WAREEGII 2-AAD ee Codbixintii xildhibaanada waxay Musharaxiintani u kala heleen sidan:-
C/rashiid Maxamed Xirsi oo helay 23Cod
Siciid Xasan Shire oo helay oo helay 23 Cod
C/xakiim Maxamed Axmed oo helay 20 Cod
Re: LIVE – GAROWE: VOTING TAKING PLACE FOR PUNTLAND'S SPEAKE
Posted: Sat Jan 04, 2014 5:01 am
by oxymoron
It looks like were going to round 3 unexpected. 
Re: LIVE – GAROWE: VOTING TAKING PLACE FOR PUNTLAND'S SPEAKE
Posted: Sat Jan 04, 2014 5:07 am
by SecretAgent
Leelkase for speaker reer sanag can have interior minister
Re: LIVE – GAROWE: VOTING TAKING PLACE FOR PUNTLAND'S SPEAKE
Posted: Sat Jan 04, 2014 5:14 am
by oxymoron
SecretAgent wrote:Leelkase for speaker reer sanag can have interior minister
We shall see, but this close race is telling of next week's presidential race.

Re: LIVE – GAROWE: VOTING TAKING PLACE FOR PUNTLAND'S SPEAKE
Posted: Sat Jan 04, 2014 5:15 am
by oxymoron
Re: LIVE – GAROWE: VOTING TAKING PLACE FOR PUNTLAND'S SPEAKE
Posted: Sat Jan 04, 2014 5:45 am
by oxymoron
War Deg deg ah:Siciid Xasan Shire oo noqday gudoomiyaha baarlamaanka Puntland
Garowe(pp) Waxaa ku guulayastay xilka gudoomiyaha Baarlamaanka dowladda Puntland Siciid Xasan Shire oo ka qaaday Gudoomiyihii hore ee Baarlamaanka Cabdirashiid Maxamed Xirsi.
Sicid Xasan Shire oo loo doortay Gud. G.W. Puntland
4 Jan 4, 2014 - 12:12:07 PM
Wararkii ugu dambeeyey:
Wareega sadaxaad ee doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland waxaa ku guulaystay Xil. Siciid Xasan Shire, codeyntiina sidaan bay u dhacday:
1. Xil. Sicid Xasan Shire 40 cod
2. Xil. Cabdirashid Maxamad Xirsi 26 cod
http://www.garoweonline.com/artman2/pub ... atay.shtml
Re: LIVE – GAROWE: VOTING TAKING PLACE FOR PUNTLAND'S SPEAKE
Posted: Sat Jan 04, 2014 5:50 am
by SecretAgent
Hes dubeys ??
Re: LIVE – GAROWE: VOTING TAKING PLACE FOR PUNTLAND'S SPEAKE
Posted: Sat Jan 04, 2014 6:41 am
by oxymoron
SecretAgent wrote:Hes dubeys ??
Nope.

Re: LIVE – GAROWE: VOTING TAKING PLACE FOR PUNTLAND'S SPEAKE
Posted: Sat Jan 04, 2014 6:52 am
by SecretAgent
Reer garad ?