1 Jan 1, 2014 - 9:53:58 AM
Dowladda Puntland ayaa maanta [January 1, 2014] si rasmi ah u shaacisey in la hirgaliyay website-ka cusub ee Dowladda Puntland.
Fariinta laga soo diray email-ka Xukuumadda ayaa lagu sheegay in website-cusub uu yahay website-ka rasmiga ah ee Dowladda. Wixii dheeraad ah fadlan kala soco:
http://puntlandgov.com/news

