R.I.P. Khatumo State

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

R.I.P. Khatumo State

Post by AbdiWahab252 »

RIP Khatumo State

Image


Khamiis, Janaayo 02, 2014 (HOL) — Axmed Cilmi Cismaan (Garaash) oo ka mid ahaa madaxweynayaasha maamulka Khaatumo oo maanta soo gaaray magaalaa Garoowe ee xarunta Puntland halkaasoo lagu soo dhaweeyay.

Soo dhaweynta siyaasigan waxaa ka qayb qaatay maamulka gobalka Nugaal, wasiirro iyo qaar ka mid ah xildhibaannada cusub ee baarlamaanka Puntland. Axmed Garaash, waxaa socdalkiisa ku waheliyey, cuqaal iyo qaybaha kala duwan ee bulshada ku nool deegaannada uu ka yimid.

Mar uu ka hadlayay siyaasigan socdalkiisa uu Garoowe kusoo gaaray, isagoo horey uga mid ahaa mas'uuliyinta maamulka Khatuumo oo sheegay inay ka go'aan Puntland ayna yihiin laba maamul oo daris ah ayaa sheegay inuu la xiriiro imaatinkiisa hilow uu u qabo dhulkiisa, wuxuuna intaas ku daray inay isku mid yihiin Puntland iyo Khaatumo, balse wuxuu hadalkaa daba dhigay inay jiraan xubno kale uu u ku tilmaamay khiyaamo.

"Puntland iyo Khaatumo waa isku mid, waxaana jira rag khiyaano ah oo doonaya shacabka Puntland inay sii kala fogeeyaan," ayuu yiri Axmed Garaash.

Intaas kaddib waxaa uu gaaray xarunta madaxtooyada Puntland oo uu xilligaa ku sugna madaxweyne C/rixmaan Faroole,madaxweynha ayaana sheegey inuu soo dhaweynayo, isagoona ku tilmaamay Axmed Garaash inuu yahay siyaasi miisaan ku leh Puntland.

"Waan soo dhaweynaynaa Axmed Garaash, horay wax yar oo aan ku dheeraneyn baa lugu kala durugsana, balse waa siyaasi miisan ku leh Puntland," ayuu yiri madaxweyne Faroole.

Dhinaca kale, warar aan wali la xaqiijin oo soo baxay ka gadaal socdalka uu Axmed Garaash ku yimid Garoowe ayaa sheegaya in maalmaha soo socda uu siyaasigan ku dhawaaqi doono inuu ka mid noqon doonno musharrixinta u tartamaya xilka madaxweyne ku-xigeenka Puntland.
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32728
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: R.I.P. Khatumo State

Post by Khalid Ali »

Thats only one Faction of Khatumo the other faction is in buhoodle :lol:
Karaash is running for vp in Puntland :lol:

Abdiwahaab why are you against khatumo some of them are very anti Majeerteenia and some of them are very pro Majeeteenia.
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: R.I.P. Khatumo State

Post by AbdiWahab252 »

Khalid,

I am not against the Kashmiri Nation. I don't blame them for following whomever feeds them. Have you been to Sool ? Its gaajo.

Oh, yes, there are Kashmiri who support Jubbaland. So a total of 5 koox: FG, Somaliland, Puntland, Khatuumo, Jubbaland,
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32728
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: R.I.P. Khatumo State

Post by Khalid Ali »

The are not to bad let them eat with somaliland and puntland they can be pro darood in somaliland
They just can't join puntland or somalia
They have khatumo for xaflado

They are true nomads love marba dhinac
User avatar
Ismail87
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3417
Joined: Mon May 06, 2013 7:53 pm
Location: Carpe diem, quam minimum credula postero.

Re: R.I.P. Khatumo State

Post by Ismail87 »

Abdiwahab you wish you were that laandheere so you could have so many groups, instead here you are wishing that you were Majeerteen.

Tell me when Galmudug is planning to recapture Abdullahi Yusuf airport.
User avatar
BlackRain
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4196
Joined: Thu Sep 13, 2012 1:06 pm

Re: R.I.P. Khatumo State

Post by BlackRain »

Truth to be told, am ashamed for reer garowe for welcoming that traitor who just 8 months ago swore on the qura'an that he was going to uphold the Khatumo Dastuur. If reer Garowe were interested in Dhulbahante unity, they would have stopped Mr Karaash from entering their city much less welcome him like he's some sort of hero. Dhulbahante should know that just like reer garowe everybody in it for their own interest
User avatar
Substance
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3831
Joined: Sat Mar 24, 2012 5:56 pm
Location: Under The Neem Tree

Re: R.I.P. Khatumo State

Post by Substance »

Its just politics. Faroole is using him to secure the elections and Garash will become VP. They both gain from this.
User avatar
BlackRain
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4196
Joined: Thu Sep 13, 2012 1:06 pm

Re: R.I.P. Khatumo State

Post by BlackRain »

Substance wrote:Its just politics. Faroole is using him to secure the elections and Garash will become VP. They both gain from this.
Is this guy was to hold any office in Puntland then Puntland is one big joke wallahi
HusseinHassan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2980
Joined: Mon Nov 11, 2013 11:12 pm
Location: Somalinet boycott by Puntites in effect 24/12/14

Re: R.I.P. Khatumo State

Post by HusseinHassan »

faroole has a lot of enemies. most leelkase mps + dhulo mps + cali saleeban mps + cumar maxamud mps are against him. but he has the support of owrtable mps + warsangeli mps + ciise maxamud mps + cusman maxamud mps + dashishle mps

looks like it's going to be a very interesting election :ohhh:
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: R.I.P. Khatumo State

Post by AbdiWahab252 »

BlackRain wrote:Truth to be told, am ashamed for reer garowe for welcoming that traitor who just 8 months ago swore on the qura'an that he was going to uphold the Khatumo Dastuur. If reer Garowe were interested in Dhulbahante unity, they would have stopped Mr Karaash from entering their city much less welcome him like he's some sort of hero. Dhulbahante should know that just like reer garowe everybody in it for their own interest
:up:
User avatar
anzeloti
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3246
Joined: Sat Jul 20, 2013 1:23 pm
Location: Lagu xanto lagu xasuusto aa ka horeyso

Re: R.I.P. Khatumo State

Post by anzeloti »

Khalid Ali wrote:The are not to bad let them eat with somaliland and puntland they can be pro darood in somaliland
They just can't join puntland or somalia
They have khatumo for xaflado

They are true nomads love marba dhinac
:dead:
Estarix
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2707
Joined: Sun Aug 29, 2010 3:39 am

Re: R.I.P. Khatumo State

Post by Estarix »

Are all the major presidental puntland candidates from the same harti sub clan?
:lol:
User avatar
Isir~
Posts: 65
Joined: Thu Apr 23, 2009 9:34 am
Location: Cauhita ,Costa Rica

Re: R.I.P. Khatumo State

Post by Isir~ »

BlackRain= Hutu. Walahi he's certainly not of the Majertein, you Puntlanders need to expose this little snake.
User avatar
BlackRain
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4196
Joined: Thu Sep 13, 2012 1:06 pm

Re: R.I.P. Khatumo State

Post by BlackRain »

hmm ok isn't odd somebody with like under 40 posts who's creepy enough to bee undercover for 5 years accuse others?

Whats the other nick?
hydrogen
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9607
Joined: Sat Dec 22, 2012 2:44 pm
Location: Leicester

Re: R.I.P. Khatumo State

Post by hydrogen »

BlackRain is Majeerteen, he has flat Osman Mohamud nose :up:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”