Puntland State A Leader Somaliweyn Can Line Behind.....

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

oxymoron
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2505
Joined: Tue Jul 05, 2011 10:39 am
Location: Your BS starts and dies in Xamar, where you can't even go swimming without your Adoon boyfriends.

Puntland State A Leader Somaliweyn Can Line Behind.....

Post by oxymoron »

Image

Guddoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya oo sheegay in Puntland ay tusaale wannaagsan u tahay umada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo ka hadlayay Kalfadhi Baaralamanka Soomaaliya ay ku yeeshen magaalada Muqdisho ayaa ugu baaqay umada Soomaaliyeed in Puntland ay kaga daydaan nidaamka Dimuqraadiyada,ka dib markii uu madax la ruxay hannaankii ay u dhacday Doorashada Guddoomiyaha Baarlamanka iyo ku xigeenadiisa.
Prof. Jawaari ayaa Guddoomiyaha cusub ee Golaha Wakiilada iyo ku xigeenadiisa ugu hambalyeeyay Xilka loo doortay,wuxuuna xusay inuu aamnisan yahay in Guddoomiyaha cusub ee Baarlamanka Puntaland uu si hufan u gudan doono waajibaadkiisa shaqo.
“ Talabada xildhibaanada ay qaadeen,waxay ka tarjumaysaa hirgalinta dhaqan dimuqraadiyadeedka ka jira Puntland,Siciid Xassan waa nin aan aaminsanahay inuu si fiican u gudan doono waajibaadkiisa shaqo,maadama uu muddo badan kuso jiray Xildhibaanada Soomaaliya,jago heer wasiir iyo Xildhibaan kaso qabtay dowlada Puntland iyo Soomaaliya“Ayuu yiri Jawaari.
Guddoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya ayaa hootsa ka xariiqay in Doorshada Puntland ka dhacday ay tahay sharaf uso hoytay umada Soomaaliyeed,ayna markhaati u tahay in Soomaaliya ay awood u leedahay maaraynta guud ahaan arrimaheeda.
Si kastaba ha ahate,hadalka Jawaari ayaa kuso beegmaya xilli Puntland ay u diyaar garowday Doorashada Madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa oo lagu wado inay dhacdo maalinta Arbacada oo taariikhdu ay ku beegan tahay 8.1.2014.

www.puntlandi.com.
oxymoron
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2505
Joined: Tue Jul 05, 2011 10:39 am
Location: Your BS starts and dies in Xamar, where you can't even go swimming without your Adoon boyfriends.

Re: Puntland State A Leader Somaliweyn Can Line Behind.....

Post by oxymoron »

Image

RW hore ee Soomaaliya Geedi oo sheegey in Puntland hormuud wanaagsan oo ku dayasho mudan u tahay Federaalka

Raysal wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Maxaed Geedi oo ka hadlayay Doorashooyinka Puntland ayaasheegey in ay Puntlndgeedi hormuud mudan in lagu daydo ay u tahay Nidaamka Federaalka isagoo raciyey in aan la qarin karin hormuudnimada ay Dowlada Puntland ka ciyarayso nidaamka Federaalka ee Dalka laga hirgalinayo, waana sida laga rabo Gobolada oo dhan in la gaarsiiyo.

Mudane Geedi oo kamid ah Siyaasiyiint Soomaaliyeed ee aamin san in Federaalku Xal wanaagsan u yahay Soomaaliya wuxuu bogaadin usoo jeediyey Gudoomiyaha cusub ee Baarlamaanka Puntland oo uu sheegey inuu shaqsi ahaan yaqaan uu na yahay nin kasoo bixi kara shaqada loo igmadey, wuxu kaloo Mudane Geedi u hambalyeyey ku xigeenada Baarlamaanka Puntland.

Raysal wasaare Geedi wuxuu kaloo sheegey inuu ku hanweyn yahay iney Doorashada Madaxweynah iyo ku xigeenkiisa ee Puntland ay noqoto mid si quruxbadan ku dhacda, rajawanaagsana leh.
Raysal wasaare Geedi ayaa waraysigaan siiyey Idaaacada ay Qaramada Midoobey Maalgaiyaan ee Barkulan.

Puntlandi
Nairobi
oxymoron
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2505
Joined: Tue Jul 05, 2011 10:39 am
Location: Your BS starts and dies in Xamar, where you can't even go swimming without your Adoon boyfriends.

Re: Puntland State A Leader Somaliweyn Can Line Behind.....

Post by oxymoron »

Image

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo ku ammaanay Puntland doorashada Baarlamaanka, una hamblayeeyay Guddoonka cusub

Muqdisho, January 5, 2014—- Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Raysalwasaraha cusub okMudaneCabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa si weyn u soo dhoweeyay doorashadii guddoonka Baarlamaanka Puntland ee shalay lagu soo gabagabeeyay magaalada Garowe ee xarunta u ah Dowlad Goboleedka Puntland ee Soomaaliya.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa ku tilmaamay doorashadaasi mid u dhacday si huffan oo ku dayasho mudan.“Waxaan si weyn ugu hambalyaynayaa dhamaan xubnaha baarlamanka Puntland iyo Gudoomiyaha cusub ee golaha wakiilada Mudane Siciid Xasan Shire, Guddoomiye ku-xigeenka koobaad ee golaha wakiillada Mudane Cabdixamiid Sheekh Cabdisalaam iyo Guddoomiye ku-xigeenka labaad Mudane Xuseen Yaasiin Diiriye.

Waxaan dhamaantood u rajaynayaain uu ilaahay u fududeeyo mas’uuliyadaasi loo doortay, iyaguna ay kasoo dhalaalaan xilkaasi ay u hayaan shacabka Soomaaliyeed.

“Si dhow ayaan ula socday doorashadii guddoonka Baarlamanka Puntland ee shalay la soo gaba gabeeyay, waxay ahayd doorasho taariikhi ah oo muujisay bisaylka siyaasadeed ee Puntland ay ku talaabsatay oo tusaale wasaangsan u ah dhismaha maamul goboleedyada dalka Soomaaliya” ayuu yiri Ra’iisul Wasaare Cabdiweli oo intaasi sii raaciyay in ay tahay wax lagu faani karo, cadeyna u ah horumarka siyaasadeed ee Soomaaliyaay u baahan tahay.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa u rajeeyey doorashada madaxweyne-nimada ee dhowaan la qaban doono in ay ku dhamaato hannaan dimoqraadiyadeed oo raali laga wada yahay.
Xafiiska Ra’iisalwasaaraha
Muqdisho, Somalia
Puntlandi
outlaw112
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 434
Joined: Fri Jul 19, 2013 9:55 am

Re: Puntland State A Leader Somaliweyn Can Line Behind.....

Post by outlaw112 »

This niggaz.... :-@
Their bullshit will only work on kumbaya folks. :down:
User avatar
PrinceDaadi
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2442
Joined: Sun Jul 10, 2011 5:32 pm
Location: Daadi Island

Re: Puntland State A Leader Somaliweyn Can Line Behind.....

Post by PrinceDaadi »

do we even need Somaliweyn? we have to ask that question to the Somalis 1st!
oxymoron
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2505
Joined: Tue Jul 05, 2011 10:39 am
Location: Your BS starts and dies in Xamar, where you can't even go swimming without your Adoon boyfriends.

Re: Puntland State A Leader Somaliweyn Can Line Behind.....

Post by oxymoron »

PrinceDaadi wrote:do we even need Somaliweyn? we have to ask that question to the Somalis 1st!
Somaliweyn is what bonds the nomads across multiple borders.

Somali land where ever it be belongs to Somali oo dhan, that's why we are not today allowing the bitter laangaabs in the triangle up north to run away from papa Somalia. :stylin:
quark
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7820
Joined: Sat Oct 16, 2010 1:22 pm
Location: Xarunta Xisbiga Gooni Isu Taaga Dal udug

Re: Puntland State A Leader Somaliweyn Can Line Behind.....

Post by quark »

outlaw112 wrote:This niggaz.... :-@
Their bullshit will only work on kumbaya folks. :down:
:lol: :up:




PrinceDaadi wrote:do we even need Somaliweyn? we have to ask that question to the Somalis 1st!
somaliweyn nonsense is not needed.
User avatar
BlackRain
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4196
Joined: Thu Sep 13, 2012 1:06 pm

Re: Puntland State A Leader Somaliweyn Can Line Behind.....

Post by BlackRain »

Does it matter what an alcoholic (jawaahiri) and failed politician(geed) think? This dude has shamed Puntlanders . I noticed you like to be praised ?
oxymoron
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2505
Joined: Tue Jul 05, 2011 10:39 am
Location: Your BS starts and dies in Xamar, where you can't even go swimming without your Adoon boyfriends.

Re: Puntland State A Leader Somaliweyn Can Line Behind.....

Post by oxymoron »

BlackRain wrote:Does it matter what an alcoholic (jawaahiri) and failed politician(geed) think? This dude has shamed Puntlanders . I noticed you like to be praised ?
Only Kings like to be praised, and indeed I am King and you are? :-O
User avatar
BlackRain
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4196
Joined: Thu Sep 13, 2012 1:06 pm

Re: Puntland State A Leader Somaliweyn Can Line Behind.....

Post by BlackRain »

actually the insecure like to be praised. If you are real you don't need to be praised.
User avatar
Isir~
Posts: 65
Joined: Thu Apr 23, 2009 9:34 am
Location: Cauhita ,Costa Rica

Re: Puntland State A Leader Somaliweyn Can Line Behind.....

Post by Isir~ »

oxymoron wrote:
BlackRain wrote:Does it matter what an alcoholic (jawaahiri) and failed politician(geed) think? This dude has shamed Puntlanders . I noticed you like to be praised ?
Only Kings like to be praised, and indeed I am King and you are? :-O
A Shegato, and an idiot that was dropped on his head as a baby, arguing about how Puntland should be represented.. Only on Zoomalinet. :oops:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”