Page 1 of 1

Yusuf Ibrahim Kaahin Yusuf Dheeg the next Foreign Minister

Posted: Mon Jan 06, 2014 1:46 pm
by anzeloti
Warar goor dhow na soo gaaray ayaa sheegaya in magaalada Muqdisho uu ka soo degay daqiiqado ka hor masuulka la doonayo in loo magacaabo wasiirka arrimaha dibadda ee Soomaaliya.

Hadda waxaa xilkaasi si kumeel gaar ah u sii haya Marwo Fowziya Yuusuf oo shaqaalihii xafiiska kala shaqeynayay maalin dhoweyd u sheegtay inay iscafiyaan oo aanay soo laabanaynin.

Masuulkan la sheegay in loo magacaabayo xilka Ra’isulwasare ku xigeenka cusub Yusuf Ibrahim Kaahin {Yusuf Dheeg} Isaaq Ciidagale iyadoo ilo lagu kalsoonaan karo ay u sheegeen Warqaad in galabta uu Muqdisho yimid isla markaana ay keeneen saraakiil caan ah.

Ilaha la hadlay Wakaaladda Wararka ee Warqaad ayaa sheegay in Yuusuf Dheeg Muqdisho uu keenay Jaamac Maxamed Qaalib isla markaana loo magacaabayo xilka ay hadda heyso Marow Fowziyo Yuusuf Xaaji Aadam.

Xog ay heshay Warqaad ayaa muujinaysa in Xasan Sheekh Maxamuud uu ku cadaadinayo weli wasiirro uu isaga ku gowrac Ra’iisul wasaaraha cusub inuu soo magacaabo.

So all the propagandas that Fowsiya was close to the President was not true at all? :?

Re: Yusuf Ibrahim Kaahin Yusuf Dheeg the next Foreign Minist

Posted: Mon Jan 06, 2014 2:23 pm
by Hodan94
did they collect the guy from his tuulo?
who is he? whats his background? and is he literate?

Re: Yusuf Ibrahim Kaahin Yusuf Dheeg the next Foreign Minist

Posted: Mon Jan 06, 2014 6:20 pm
by Marques
Wasn't Yuusuf Dheeg the former commander of the Somali Air Force? I've seen his name in government offices many times.

Re: Yusuf Ibrahim Kaahin Yusuf Dheeg the next Foreign Minist

Posted: Mon Jan 06, 2014 7:15 pm
by Notorious13
FM can only be Garxajis or what..

Re: Yusuf Ibrahim Kaahin Yusuf Dheeg the next Foreign Minist

Posted: Mon Jan 06, 2014 7:29 pm
by Substance
I welcome anyone other then fowsia, she shouldnt come back.

Re: Yusuf Ibrahim Kaahin Yusuf Dheeg the next Foreign Minist

Posted: Mon Jan 06, 2014 7:51 pm
by Substance
Notorious13 wrote:FM can only be Garxajis or what..
Isaaq got this position and vice PM. And of Isaaq I thinks its fair to give it to Garxajis.

Re: Yusuf Ibrahim Kaahin Yusuf Dheeg the next Foreign Minist

Posted: Mon Jan 06, 2014 9:13 pm
by SultanOrder
Notorious13 wrote:FM can only be Garxajis or what..
They were Defense under Gaas.

Re: Yusuf Ibrahim Kaahin Yusuf Dheeg the next Foreign Minist

Posted: Tue Jan 07, 2014 4:40 am
by Kornel
Cidegalle gashanburta...