According to this site.
Doesn't this sound that he blames faroole on this? Good politician!
Analysis are saying that gaas will concentrate more on the north and stay in good relationship with mogadishu.
Prof Gaas: Xiriirkii DFS iyo Puntland dib ayuu u soo laabanaa"Faroole waxuu jaray Xiriirkii wanaagsanaa eek ala dhaxeeyay Puntland iyo Dowladda hase ahaatee waxaa iminka wadaa dadaalo badan oo ku doonayo in aan dib u soo noo leeyo Xiriirka labada dhinac” sidaasi waxaa yiri Prof Gaas
ADMIN JANUARY 10, 2014 0
Garoowe (Garoowenews Online)—Iyadoo Degaano iyo Degmooyin ka tirsan Puntland ay ka socdeen Dibadbaxyo ballaaran oo lagu soo dhaweenayo Isbadalka Cusub ee ka dhacay Puntland ayaa Madaxweynaha Cusub ee Maamulkaasi waxa uu shaaca ka qaaday in uu si dar darleh u qaban doono howlaha Shacabka Puntland ay u igmadeen.
Prof C/wali Maxamed Cali Gaas Madaxweynaha Dowladda Goboleedka Puntland oo la hadlay laanta Afka Soomaaliga ee BBC-da ayaa qeexay in uu wanaajin doono Xiriirkii u dhaxeeyay Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamulka Puntland.
"Faroole waxuu jaray Xiriirkii wanaagsanaa eek ala dhaxeeyay Puntland iyo Dowladda hase ahaatee waxaa iminka wadaa dadaalo badan oo ku doonayo in aan dib u soo noo leeyo Xiriirka labada dhinac” sidaasi waxaa yiri Prof Gaas.
Ugu dambeyn, Hadalka ka soo baxay Madaweynaha Maamulka Puntland ayaa waxaa si diiran u soo dhaweeyay Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya oo fadhigoodu yahay Magaalada Caasimada ah ee Muqdisho.
Garoowenews Online
Xafiiska Wararka ee Garoowe
Odey faroole
http://wikileaks.org/cable/2009/03/09NAIROBI633.html






