Page 1 of 2

Breaking news: FAH's dad is part of the Cabinet

Posted: Fri Jan 17, 2014 11:33 am
by MenaceToSociety
Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Mudane C/laahi Goodax Bare(Hawiye-Xawaadle)
HiiraanOnline;

Taariikh Nolaleedkiisa

Mudane Bare waxuu ku dhashtey magaalada Baledweyne sanadku markuu ahaa 1956

Iskuulka dhexe, hoose, iyo sare waxuu ku soo dhameeyey gobolka Hiiraan.

Jaamacadii Lafoole bu dhigan jiray uuna ka qaatey shahaadada Beeraha

Waxuu shaqa ka helay dowladii kacaanka. Waxuuna ka gaarey in uu noqdo madaxda hoose ee bangiga dhexe ee soomaliya

Markuu sanadku ahaa 1986 uun buu ka baxsadey wadanka isagoo sito 5 boorso oo buuxo. Dowladii kacaanka baa labo cisho kadib sheegtay in ey la'dahay labo million oo dollar-ka mareykanka.

Caruurtiisa dhana waxey ku dhashteen mareykanka, magaalada DC. Waxuu leeyahay hal wiil oo caan ku ah dhanka cyber forums-ka. Waxaa la rumeysanyahay wiilkiisa in loo diyaarinayo in uu somalia ka noqdo wasiirka dadka Nerds-ka ahi.

3 hablood buu leeyahay oo mid ka mid uu qabo nin loo maleenayo in uu dhiman yahay oo liyaahdo the Menace.

Re: Breaking news: FAH's dad is part of the Cabinet

Posted: Fri Jan 17, 2014 11:35 am
by hydrogen
:dead:

Class A troll. I was actually reading that wondering why is what so similar to FAH's life till I realised you wrote the ending to that :dead:

Re: Breaking news: FAH's dad is part of the Cabinet

Posted: Fri Jan 17, 2014 11:47 am
by GIJaamac
:lol: :lol: :lol: :lol:

Re: Breaking news: FAH's dad is part of the Cabinet

Posted: Fri Jan 17, 2014 12:16 pm
by Meyle
MenaceToSociety wrote:Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Mudane C/laahi Goodax Bare(Hawiye-Xawaadle)
HiiraanOnline;

Taariikh Nolaleedkiisa

Mudane Bare waxuu ku dhashtey magaalada Baledweyne sanadku markuu ahaa 1956

Iskuulka dhexe, hoose, iyo sare waxuu ku soo dhameeyey gobolka Hiiraan.

Jaamacadii Lafoole bu dhigan jiray uuna ka qaatey shahaadada Beeraha

Waxuu shaqa ka helay dowladii kacaanka. Waxuuna ka gaarey in uu noqdo madaxda hoose ee bangiga dhexe ee soomaliya

Markuu sanadku ahaa 1986 uun buu ka baxsadey wadanka isagoo sito 5 boorso oo buuxo. Dowladii kacaanka baa labo cisho kadib sheegtay in ey la'dahay labo million oo dollar-ka mareykanka.

Caruurtiisa dhana waxey ku dhashteen mareykanka, magaalada DC. Waxuu leeyahay hal wiil oo caan ku ah dhanka cyber forums-ka. Waxaa la rumeysanyahay wiilkiisa in loo diyaarinayo in uu somalia ka noqdo wasiirka dadka Nerds-ka ahi.

3 hablood buu leeyahay oo mid ka mid uu qabo nin loo maleenayo in uu dhiman yahay oo liyaahdo the Menace.
:pac: :dead:

Re: Breaking news: FAH's dad is part of the Cabinet

Posted: Fri Jan 17, 2014 1:17 pm
by Hyperactive
why this guy not banned forever!

Re: Breaking news: FAH's dad is part of the Cabinet

Posted: Fri Jan 17, 2014 1:24 pm
by MenaceToSociety
hyperactive wrote:why this guy not banned forever!

Horta! Ma dictatorship-nimadii aad ku hoos kortay bad la qabsatey, get an effing grip of you emotions man..we are just clowning around, u r taking this shit too seriously ..I do this shit to get me through my work while for you it is your whole life you casiir drinking softy

Re: Breaking news: FAH's dad is part of the Cabinet

Posted: Fri Jan 17, 2014 4:39 pm
by Hyperactive
hadad shaqo ko jirtay, anaka maha naka galay? ma qashin kaaga inan o adkeysana?

this is your last warning. no floating the forum with your edeb daro. we are not baby sitter for 30 years old stupid!

since you back meeshi o idil bad na na'aseesay. Allah nolosha kakugu adkeyo. wad naka habarsatay .

also i will your ips . think wise before you come with insult.

Re: Breaking news: FAH's dad is part of the Cabinet

Posted: Fri Jan 17, 2014 4:47 pm
by MenaceToSociety
hyperactive wrote:hadad shaqo ko jirtay, anaka maha naka galay? ma qashin kaaga inan o adkeysana?

this is your last warning. no floating the forum with your edeb daro. we are not baby sitter for 30 years old stupid!

since you back meeshi o idil bad na na'aseesay. Allah nolosha kakugu adkeyo. wad naka habarsatay .
Is daji wadaad, wad caro fudutahay ee banooniga dhulka noo dhig wayo cey Iyo Habaar looma baahno..once again refrain from your power trip cause u r evidently power tripping, Mida kale hadaad I ban gareysid I will register from your own IP

Re: Breaking news: FAH's dad is part of the Cabinet

Posted: Fri Jan 17, 2014 4:51 pm
by Hyperactive
im not tit for that with you, please stop floating place. meshi o idil bad na'aseesay. one topic a day is enough. Allah ka baq o dibka naka daa. plus ya afika ka aflagado iyo akhlaaq hun?

wallah, in yar ban isku haya. please respect others like you would like to be respected.

Re: Breaking news: FAH's dad is part of the Cabinet

Posted: Fri Jan 17, 2014 4:58 pm
by MenaceToSociety
hyperactive wrote:im not tit for that with you, please stop floating place. meshi o idil bad na'aseesay. one topic a day is enough. Allah ka baq o dibka naka daa. plus ya afika ka aflagado iyo akhlaaq hun?

wallah, in yar ban isku haya. please respect others like you would like to be respected.
Ka waran hadaan meesha ba ku daayo it's apparent that u are the judge, the jury and the executioner.

Re: Breaking news: FAH's dad is part of the Cabinet

Posted: Fri Jan 17, 2014 5:02 pm
by Hyperactive
innallilah. war wahba ha e daynin, just be normal person. i know you are bored, we all bored. oooh ya rab.

Re: Breaking news: FAH's dad is part of the Cabinet

Posted: Fri Jan 17, 2014 5:10 pm
by MenaceToSociety
hyperactive wrote:innallilah. war wahba ha e daynin, just be normal person. i know you are bored, we all bored. oooh ya rab.
I've delivered my termination on a brand new thread. :tocry: :snoop: :meles:

Re: Breaking news: FAH's dad is part of the Cabinet

Posted: Fri Jan 17, 2014 8:01 pm
by Based
hyperactive wrote:why this guy not banned forever!
It's a funny thread in a forum that's on the brink of death, caadi iska dhig.

Re: Breaking news: FAH's dad is part of the Cabinet

Posted: Sat Jan 18, 2014 7:58 am
by Murax
That's not FAH's Dad :lol:

Re: Breaking news: FAH's dad is part of the Cabinet

Posted: Sat Jan 18, 2014 8:06 am
by Tonymontana11
:dead: :dead: :russ:. that was funny :lol: