Federalism Takes Power As Puntland VP Flys To Jubbaland.....

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

oxymoron
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2505
Joined: Tue Jul 05, 2011 10:39 am
Location: Your BS starts and dies in Xamar, where you can't even go swimming without your Adoon boyfriends.

Federalism Takes Power As Puntland VP Flys To Jubbaland.....

Post by oxymoron »

Federalism Takes Front Seat As The Political Driving Force Of Somalia.
Puntland Vice President Mudane Cabdixakiin Xaaji Cumar Camay Fly's To The Capital Of Jubbaland Kismayo.

Indeed A Sign & Signal Of Just How Irrelevant, The Clowns And Fake Dawlad In Xamar Have Become.

We Say Middle Finger To Mogadishu, Game On.
:ugeek:

Daawo Sawiirada Dhagaysana khudbadii Madexweyne ku xigeenka Puntland oo Kismaayo u duulay.

Gaalkacyo(Puntlandi.com):- Wafdi balaaran oo uu hogaaminayo Madexweyne ku xigeenka Puntland mudane Cabdixakiin Xaaji Cumar Camay oo mudo kooban ku sugnaa magaalada gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa u duulay magaalada Kismaayo halkaas oo ay uga qaybgalayaan xaflada Caleema-saarka xukuumada cusub ee maamulka Juba.
Wafdiga Madexweyne ku xigeenka puntland ayaa intii ay magaalada Gaalkacyo ku sugnaayeen waxay la kulmeen qaybaha bulshada iyo maamulka waxayna kadib u ambabaxeen garoonka diyaaradaha magaalada Gaallkacyo halkaas oo ay ku sii sagootiyeen xubno ka mid ah maamulka.

Inkastoo aan la shaacin mudada safarka wafdiga madexweyne ku xigeenka ee kismaayo hadana waxaa la filayaa in magaaladaasi ay ku sii sugnaadaan maalmo kadib xaflada caleema saarka ahee ay ka qaybagalayaan.
Warbaahinta http://www.puntlandi.com oo goobjoog ka ahayd sagootintii Madexweyne ku xigeenka xilligii uu ka duulayay magaalada Gaalkacyo ayaa sawiro idinkaga soo diyaarisay.

Image
Image
:eat: :dj: :stylin: :som:
oxymoron
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2505
Joined: Tue Jul 05, 2011 10:39 am
Location: Your BS starts and dies in Xamar, where you can't even go swimming without your Adoon boyfriends.

Re: Federalism Takes Power As Puntland VP Flys To Jubbaland.

Post by oxymoron »

Deg deg: wafdigii Madexweyne ku xigeenka Puntland oo u duulay magaalada Kismaayo.

Gaalkacyo(Puntlandi.com):- Wafdi balaaran oo uu hogaaminayo Madexweyne ku xigeenka Puntland mudane Cabdixakiin Xaaji Cumar Camay oo mudo kooban ku sugnaa magaalada gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa u duulay magaalada Kismaayo halkaas oo ay uga qaybgalayaan xaflada Caleema-saarka xukuumada cusub ee maamulka Juba.

Wafdiga Madexweyne ku xigeenka puntland ayaa intii ay magaalada Gaalkacyo ku sugnaayeen waxay la kulmeen qaybaha bulshada iyo maamulka waxayna kadib u ambabaxeen garoonka diyaaradaha magaalada Gaallkacyo halkaas oo ay ku sii sagootiyeen xubno ka mid ah maamulka.

Inkastoo aan la shaacin mudada safarka wafdiga madexweyne ku xigeenka ee kismaayo hadana waxaa la filayaa in magaaladaasi ay ku sii sugnaadaan maalmo kadib xaflada caleema saarka ahee ay ka qaybagalayaan.
www.puntlandi.com

http://puntlandi.com/deg-deg-wafdigii-m ... -kismaayo/
original dervish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29468
Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm

Re: Federalism Takes Power As Puntland VP Flys To Jubbaland.

Post by original dervish »

J/Land should use the farcical situation in Xamar to it's political advantage.
By the time they've sat themselves down in govt J/Land will be as secure as P/L. :D :som: :up:
oxymoron
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2505
Joined: Tue Jul 05, 2011 10:39 am
Location: Your BS starts and dies in Xamar, where you can't even go swimming without your Adoon boyfriends.

Re: Federalism Takes Power As Puntland VP Flys To Jubbaland.

Post by oxymoron »

original dervish wrote:J/Land should use the farcical situation in Xamar to it's political advantage.
By the time they've sat themselves down in govt J/Land will be as secure as P/L. :D :som: :up:
Jubbaland is pretty secure, and Puntland the older brother will always be there to guide and aid it.

I am very hopeful of a bright Federal Future for Somalia.
HusseinHassan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2980
Joined: Mon Nov 11, 2013 11:12 pm
Location: Somalinet boycott by Puntites in effect 24/12/14

Re: Federalism Takes Power As Puntland VP Flys To Jubbaland.

Post by HusseinHassan »

:myman:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”