Colaad continues in Sool region

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
CaynabaX
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1732
Joined: Fri Jul 15, 2011 12:28 pm
Location: 82' In between Hayeeyaasha, Baalidhaye and Coodanle

Colaad continues in Sool region

Post by CaynabaX »


Nin Xalay Lagu Dilay Deegaanka Oog Iyo Saan saan Colaadeed oo Ka soo Cusboonaatay

Nin Xalay Lagu Dilay Deegaanka Oog Iyo Saan saan Colaadeed oo Ka soo Cusboonaatay

Oog(burcoonline)Habeenkii Xalay ayaa waxa nin Lagu dilay Degmada Oog Iyadoo Wakhtigasi Lagu Jiray Salaadii Cishaha ,Deegaanka oog oo dhawaan uu soo Kala qaboojiyay wasiirka arimaha gudaha ayaa durba waxa ka soo cusboonaatay colaad soo kala dhexgashay laba beelood oo kala dega oog iyo Gawsowayne .

Ninkan Xalay Lagu dilay Magaalada Oog ayaa waxa uu meherad ku haystay magaalada dhexdeeda isla markaana waxay utun hore u dhaxaysay ninkan xabada ku dhuftay xalay.

Colaadaha Ku dhisan Beelaha ee ka soo noqnoqonaysa deegaanada bariga Somaliland ayaa waxay wax wayn u dhimaysaa Amaanka Gudaha Somaliland ,

Waftigii Xukuumadu u dirtay dhawaan ee uu horseedka u ahaa Cali Waran Cade ayaa waxay carabka ku dhufteen wakhtigaasi in colaadan ay dabada ka wadaan rag waawayn oo siyaasiyiin ah isla markaana u dhashay deegaanka.

Wixii warar ka soo kordha kala soco Burcoonline

Hargeisa/Burcoonline
User avatar
abdikarim86
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12077
Joined: Sun Sep 14, 2008 7:21 am
Location: Bristol

Re: Colaad continues in Sool region

Post by abdikarim86 »

Ilaahey ha kala qaboojiyo
User avatar
BoholKing
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1072
Joined: Sun Jan 12, 2014 1:53 pm
Location: In Xarshow by the beach

Re: Colaad continues in Sool region

Post by BoholKing »

It was HJ on HJ crime, Biciide and Cali Barre.

http://burcoonline.com/articles/17683/O ... gaanka-Oog
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”