1.Isku Duwaha wasaaradda caafimaadka Dr Cabdi Yasiin H/J Allamagan
2. Iskuduwaha wasaaradda Arrimaha Bulshada Ismaaciil Timo Adag H/J Biciido
3. Iskuduwaha Wasaaradda Beeraha Gurey Beereed H/J Reer Daahir Reer Yuusuf
4. Iskuduwaha Wasaaradda Biyaha G/Togdheer Rashiid Lagos H/J Reer Daahir
5.iskuduwaha Wasaaradda Deegaanka G/Togdheer Yuusuf Warsame H/J Axmed Faarax
6. Iskuduwaha Wasaaradda Maaliyadda G/Togdheer Iyo Goboladda Bari Ibrahim Cawil X. Nuur H/J Axmed Faarax
7. Iskuduwaha Wasaaradda Duulista Hawada G/Togdheer Iyo Goboladda Bari Cabdi Yasin H/J Axmed Faarax Reer XAAD
8. Iskuduwaha Hay,adda Tayadda G/Togdheer Maxamuud Saleebaan H/J Solomodow
9. Iskuduwaha Wasaaradda Warfaafinta G/Togdheer Yuusuf Ilkacase H/J Solomodow
10. Iskuduwaha Hay,adda Shaqaalaha G/Togdheer Cabdifataax Shaluu marey H/J Reer Daahir
11. Isku duwaha Mucaawinooyinka G/Togdheer Iyo Goboladda Bari Mustafe Faarax Qalab H/J Axmed Faarax
12. Iskuduwaha Laamaha Baanka Ee Goboladda Bari Cumar Xogo-gaal H/J Solomodow
13. Maamulaha Madaarka Burco Cabdirisaaq Siciid Axmed H/J Axmed Faarax Abokor ahmed
14. Gudoomiyaha Rugta Ganacsiga G/Togdheer Axmed Cali Baynax H/j Biciido
15. Ku Xigeenka Iskuduwaha W/Qorshaynta Ee G/Togdheer Axmed Kabaweyne H/J Aaadan Madoobe
16. Ku Xigeenka Maareeyaha Wakaaladda Biyaha Burco H/J Solomodow
17. Kormeeraha Waxbarashada Ee Goboladda Bari Axmed Lafoole H/J Axmed faarax
18. Kuxigeenka Waxbarashada Ee Gobolka Togdheer H/J Axmed faarax
19. Maamulaha Tvga Qaranka Ee Gobolka Togdheer Cabdisitaar C/laahi Cali Sabri H/J Abokor axmed
20. Xog-haynta Badhasaabka Xayaad Diingool H/J Yeesif
21. Maamulaha Xafiiska ka Hortaga Tahriibka Iyo Arkiifiyada Ee G/Togdheer Cabdifataax saalax sugule H/j Cimraan
22. Maamulaha Dugsiga Tababarka Ee Gobolka Togdheer Faadumo Cismaan H/J Reer Daahir
23. Xisaabiyaha Wasaaradda Caafimaadka Ee Gobolka Togdheer Ina Faarax Juuqaa H/J Solomodow
24.Maamulaha Cisbitaalka Guud Ee Burco H/J
25. Gudoomiyaha Maxkamada Ee Gobolka Togdheer
26.Maamulaha Canshuuraha Bariga Ee Gobolka Togdheer Cabdirisaaq Jaamac H/J Aadan Madoobe
Qaybta Booliiska
1. Taliyaha maamulaha Lacagta Cali shine H/j Axmed Faarax
2. Taliyaha Hoostada gaadiidka caateeye Dable H/j Reer Daahir
3. Taliye ku xigeenka gaadiidka faarax garbiye H/J Axmed faarax reer abtidoon
4. Taliye ku xigeenka ciidanka gurmadka Maxamed Qushi H/J CIMRAAN
5. Taliyaha Saldhiga Faarax Oomaar H/J Khadar
6. Taliye Ku Xigeenka Saldhiga faarax oomaar H/J Reer Daahir
7. Taliyaha Saldhiga Octoober Fuaad H/J Axmed faarax reer abtidoon
8. Taliye Ku Xigeenka Saldhiga Oktoober H/J Axmed faarax
9. Taliyaha C.I.d Gobolka ToGDHEER Cali jaamac Malow H/J AXMED FAARAX
10. Taliyaha Xuraanka booliiska Ee Gobolka Togdheer cali jaamac cali H/J Axmed faarax
11. Taliyaha Hawlgelinta booliiska Ee G/T Xasan cismaan weyrax H/J Axmed faarax
12. Taliye Ku Xigeenka Nabadsugida g/togdheer H/J Axmed faarax abokor axmed
13. TALIYE Kuxigeenka Saldhiga booliiska Ee Gobolka Togdheer Dhamac H/J Biciido
14. Taliyaha booliiska madaarka maxamed jaamac H/J Solomodow
15. Taliyaha laanta socdaalka cabdi jidhif H/J axmed faarax reer abtidoon.
Militeriga Gobolka Togdheer
1. Taliyaha Ciidanka qaybta 12aad Ee Gobolka Togdheer Axmed hure haariye H/J Axmed faarax abokor axmed
2. Taliyaha Guutada Taangiyada cabdilaahi maxamed H/J Axmed faarax
3. Taliyaha Madaafiicda Goobta Ee Gobolka Togdheer Ciise H/J Cumar
4. Taliyaha Guutadda Sagaalad Ee GOBOLKA TOGDHEER Shiine H/J AXMED FAARAX
5. Taliyaha maamulka lacagta ee ciidanka ee gobolka togdheer warsame H/J SOLOMODOW
6. Taliyaha Laanta Baadhista ciidanka lacagta G/Togdheer maxamuud cabdi H/J Reer daahir
7. Taliyaha Xisaabta Guud Ee Maamulka Lacagta Dhuxul H/J AXMED FAARAX
8. Taliyaha Hoostada gaadiidka Ee G/togdheer aadan baradho H/J AXMED FAARAX
9. Taliyaha ciyaaraha Milateriga Ee Gobolka togdheer axmed gab H/JAxmed faarax
10. Taliyaha laanta tababarka G/T Aar H/J Axmed faarax
11. Taliyaha Sancada Ciidanka Ee Gobolka Togdheer Axmed faarax reer raage
12. Taliyaha Laanta dhismaha ciidanka militariga G/T Faarax cali daad H/J BICIIDO
13. Taliyaha laanta wacyigelinta laanta gobolka togdheer c/laahi naabaal H/J BICIIDO
14. Taliyaha xafiiska ciidanka Xaashi H/J AXMED FAARAX
15. Taliyaha Laanta caafimaadka dhudi jaamac h/j solomodow
16. Taliyaha hawlgelinta Aaga doolaal H/J SOLOMODOW
17. Taliyaha Difaaca Cirka G/T Kaace fuul H/J REER DAAHIR
18. Taliyaha Ciidanka Duubcasta faysal cabdi bootaan H/J AXMED FAARAX Reer abtidoon
19. Taliyaha ciidanka asluubta Ee Xabsiga Burco Maxamed geele H/J Axmed faarax.
