Jubbaland chamber of commerce

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

User avatar
EEGA9
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1906
Joined: Thu Jul 22, 2010 8:05 am

Jubbaland chamber of commerce

Post by EEGA9 »

Ururka Ganacsatada Jubaland ee afka qalaad lagu yidhaahdo Jubaland chamber of commerce ayaa wareysi uu siiyay Dhanaan Media kaga warbixiyay xaalada ganacsi ee magaalada Kismaayo.Gudoomiyaha JCC ee magaalada Kismaayo Shaafi Raabi Kaahin ayaa sheegay in dhawaan magaalada Kismaayo la keeni doono 10 warshadood oo ay leeyihiin ganacsato ku nool dibada. :ehh:

Gudoomiye Shaafi Raabi ayaa sheegay in maamulka Jubaland uu gudi usaaray soo sahmiya goobtii warshadahaas xarun looga dhigi lahaa isagoo dhanka kale xusay in ururka ganacsatada Jubaland uu furay xafiis lagu diwaan galinayo ganacsatada.Wareysiga gudoomiye Shaafi Raabi oo maqal iyo muuqaal ah hoos ka daawo







Chairman Xaaji Yaasiin Jaamac

Image


[youtube]6vJE7tonMW8#t=53[/youtube]


Xaaji Yaasiin Jaamac is pretty wealth in Kenya, his umbrella group JCCI has bankrolled Jubbaland from the beginning.

They have helped fund

- Kismaayo conference that elected Madoobe
- rebuilding of Government buildings including Madoobes presidential palace
- restoring airport&port
- road works
- NGOs

They are now reaping the rewards by becoming the foremost economic force in Kismaayo. They will most likely run large parts of the Jubba economy due to the influence they have, without them the Jubba maamul would be struggling.


Image

Image
User avatar
EEGA9
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1906
Joined: Thu Jul 22, 2010 8:05 am

Re: Jubbaland chamber of commerce

Post by EEGA9 »

@ Madoobes residence




Xaaji Yaasiin Jaamac summarises JCCI and the work it intends to do in Jubbaland.

Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Jubada Hoose”