President Gaas Announced His Elite Cabinet Ministers

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

oxymoron
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2505
Joined: Tue Jul 05, 2011 10:39 am
Location: Your BS starts and dies in Xamar, where you can't even go swimming without your Adoon boyfriends.

President Gaas Announced His Elite Cabinet Ministers

Post by oxymoron »

The List Of The Members Of This Elite Cabinet, Is Ready To Be Pubicized, & Will Be Announced Shortly.

Stay Tune For Updates.

Gaas oo ku dhawaaqaya gollaha wasiiradda Pl


Image

27 Jan 27, 2014 - 10:21:03 PM
Madaxwaynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali ayaa lagu wadaa saacadaha soo aaday inuu ku dhawaaqo gollaha wasiiradda oo maalmihii ugu danbeeyay la tashiyo kala samaynayay qaybaha kala duwan ee bulshada.

Wararka soo gaaraya warsidaha GO ayaa sheegaya tiradda wasaaradaha inaan waxba laga badali doonin ,hase yeeshee gollaha wasiirada ay noqon doonaan kuwo cusub iyo qaar ka mid ah raggii isku soo taagay jagada madaxtinimadda Puntland.

Gaas ayaa horay u sheegay inuu koobo doono wasiirada si loo helo xukumad tayo leh,wuxuuse sheegay waa haddii ay ka timaada rabitaanka shacabka wuxuna hadalkiisa raaciyay inuu soo dhisi doono xukumadd u eg Puntland.

Haweenka ayaa la sheegayaa inay gollaha wasiiradda ka helaan labo kursiga,waxana iyadana la hadal hayaa cida kasoo noqon doonta wasiiraddii xukumadii Dr.CabdiRaxmaan Shiikh Maxamed.


Liiska wasiiradda cusub ee Puntland kala soco GAROWE ONLINE
HusseinHassan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2980
Joined: Mon Nov 11, 2013 11:12 pm
Location: Somalinet boycott by Puntites in effect 24/12/14

Re: President Gaas Announced His Elite Cabinet Ministers

Post by HusseinHassan »

anyone with anything less than a masters degree shouldn't be named. masters and above. the chief of cabinet was the first person to be named by president gaas and he has 2 masters. :up:
oxymoron
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2505
Joined: Tue Jul 05, 2011 10:39 am
Location: Your BS starts and dies in Xamar, where you can't even go swimming without your Adoon boyfriends.

Re: President Gaas Announced His Elite Cabinet Ministers

Post by oxymoron »

HusseinHassan wrote:anyone with anything less than a masters degree shouldn't be named. masters and above. the chief of cabinet was the first person to be named by president gaas and he has 2 masters. :up:
Puntland will only be represented by the best and brightest. :ugeek:
HusseinHassan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2980
Joined: Mon Nov 11, 2013 11:12 pm
Location: Somalinet boycott by Puntites in effect 24/12/14

Re: President Gaas Announced His Elite Cabinet Ministers

Post by HusseinHassan »

War Deg Deg ah–Wasiiradda cusub ee Puntland,Beelaha iyo Gobolada ay kaso jeedaan

1-Ismaaciil Maxamed Warsame Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo arrimaha Diinta (Dhulbahante,Goboladda Sool iyo cayn)

2-Axmed Cilmi Cismaan (Karaash) Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo dowladaha hoose (Dhulbahante,Goboladda Sool iyo cayn)

3-Xasan Cismaan Maxamuud Alloore Wasiirka Wasaaradda Amniga (Ciise Maxamuud,Gobolka Nugaal)

4-Shire Xaaji Faarax Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda(Cali Saleebaan,Goboladda Bari,Karkaar iyo Gardafuu)

5-Sahra Siciid Nuur Wasiirka Wasaaradda Dastuurka, Arrimaha Federaalka iyo Dimuqraadiyadda (Wabeeneye,Goboladda Bari,Karkaar iyo Gardafuu)

.6-Cali Axmed Faatax Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta iyo Xiriirka Caalamiga ah (Warsangali,Goboladda Sanaag iyo Hayland).

7-Cabdullaahi Cali Ducaale Wasiirka Wasaaradda Xannanada xoolaha (Warsangali,Sanaag iyo Hayland).

8-Cali Xaaji Warsame Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada (Cumar Maxamuud,Gobolka Mudug).

9-Dr.Saadiq Eenow Wasiirka Wasaaradda Caaafimaadka (Cismaan Maxamuud,Goboladda Bari,Karkaar iyo Gardafuu).

10-Cabdirashiid Maxamed Xirsi Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud (Leelkase,Gobolka Mudug).

11-Xasan Xaaji Siciid Xasan Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada & Garoomada (Cismaan Maxamuud,Bari,Karkaar iyo Gardafuu).

12-Cabdullaahi Jaamac Saalax Wasiirka Dekadaha iyo Gaadiidka (Dishiishe,Gobolada Bari,Karkaar iyo Gardafuu)

13-Anisa Cabdulqaadir Xaaji Muumin Wasiirka Haweenka iyo arrimaha qoyska (Siwaaqroon,Goboladda Bari,Karkaar iyo Gardafuu)

14-Abdinuur Cilmi Maxamuud Biindhe Wasiirka kaluumeysiga iyo khayraadka Badda (Dhulbahante,Goboladda Sool iyo Cayn)

15-Guuleed Saalax Barre Wasiirka Deegaanka,dalxiiska iyo Duurjoogta (Ciise Maxamuud,Gobolka Nugaal).

16-Maxamed Xasan Soocadde Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha (Dhulbahante,Goboladda Sool,Sanaag iyo cayn)

17-Cabdiraxmaan Shiikh Axmed Cabdulle Wasiirka Shaqada,Shaqaalaha Dhalinyarada (Ugaar Saleebaan ,Goboladda Bari,Karkaar iy Gardafuu).

18-Cabdi Ismaaciil Boos Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Inkasta oo aan isku daynay inaan ogaano Wasiirkan Gobolka iyo Beesha uu kaso jeedo hadana noma suura galin, gadaal ayaanse kasoo sheegeynaa, insha allaah.

http://puntlandi.com/war-deg-deg-ah-was ... o-jeedaan/
oxymoron
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2505
Joined: Tue Jul 05, 2011 10:39 am
Location: Your BS starts and dies in Xamar, where you can't even go swimming without your Adoon boyfriends.

Re: President Gaas Announced His Elite Cabinet Ministers

Post by oxymoron »

These 4 top the charts, this is indeed a heavyweight cabinet. :dj:

Axmed Cilmi Cismaan Karaash Minister Of Interior
Image

Shire Xaaji Faarax Minister Of Finance
Image

Cali Xaaji Warsame Minister Of Education
Image

Ismaaciil Maxamed Warsame Minister of Religious Affairs iyo Good Governance
Image
oxymoron
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2505
Joined: Tue Jul 05, 2011 10:39 am
Location: Your BS starts and dies in Xamar, where you can't even go swimming without your Adoon boyfriends.

Re: President Gaas Announced His Elite Cabinet Ministers

Post by oxymoron »

Somalia: Puntland leader unveils new cabinet
28 Jan 28, 2014 - 8:40:51 AM
GAROWE, Somalia Jan.28, 2014 (Garowe Online)-The newly elected President of Somalia's northeastern state of Puntland Dr. Abdiweli Mohamed Ali Gaas has unveiled his new government on Tuesday afternoon, Garowe Online reports.

Image

The chief of cabinet at President's office, Deeq Suleiman Yusuf announced the cabinet line-up during a press conference at Puntland State House in the capital of Garowe, with 46 officials getting portfolios in President Gaas' new cabinet.

5 women managed to take over ministerial posts as Anisa Abdulkadir Haji Mumin and Sahra Saed Nour were assigned to the ministries of women and constitution respectively while three other women received Deputy Positions.

The former Presidents of the self-declared Khaatumo administration, Ahmed Elmi Osman (Ahmed Karash) and Abdinur Elmi Qaaje (Biindho) have also been named as Interior and Fisheries Ministers correspondingly.

Hassan Osman Mohamud Aloore , former Petroleum Minister under President Gen. Mohamud Musse Hirsi (Ade)'s incumbency will replace the outgoing security minister Col. Khalif Isse Mudan.

Former chairman of Midnimo Political Association, Dr. Saadiq Enow who also relinquished his candidacy for Puntland president during the state's latest presidential election became Minister of Health.

Among those who lost the presidential race to the incumbent Abdiweli Gaas but appeared on the cabinet list are Ali Haji Warsame and Shire Haji Farah. Warsame was appointed to the ministry of education while Shire will be sworn-in into the finance ministry.

President Gaas yesterday hosted a luncheon for MPs at Puntland Parliament building, discussing the plans ahead for his government and pledging economic reforms.

Puntland, located in northeastern Somalia witnessed the most hotly contested presidential election, with Abdiweli Gaas former Somalia Prime Minister unseating former leader Abdirahman Mohamed Farole by one vote.

GAROWE ONLINE
oxymoron
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2505
Joined: Tue Jul 05, 2011 10:39 am
Location: Your BS starts and dies in Xamar, where you can't even go swimming without your Adoon boyfriends.

Re: President Gaas Announced His Elite Cabinet Ministers

Post by oxymoron »

Image
Image
oxymoron
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2505
Joined: Tue Jul 05, 2011 10:39 am
Location: Your BS starts and dies in Xamar, where you can't even go swimming without your Adoon boyfriends.

Re: President Gaas Announced His Elite Cabinet Ministers

Post by oxymoron »

Image

Madaxweynaha Puntland oo kulan la qadanaya Golahiisa Wasiiradda Cusub :ugeek:

Madaxweynaha dowlada Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta lagu wadaa inuu kulan kulan kula Madaxtooyadda Puntland Golaha Xukuumada cusub ee Puntland.
Ilo ku dhow dhow Madaxtooyadda ayaa Puntlandi u sheegay Kulanku uu u badnaan doono dardaaran uu Madaxweynuhu siin doono Golaha Wasiiradda ,dardaraankaas oo salka ku haya in Wasiir kasta uu guti waajibaadka shaqo ee loo igmaday.
Shalay ayay ahayd markii Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas uu si rasmi ah ugu dhawaaqay Golihiisa Xukuumadda oo isugu jira Wasiiro,wasiiro ku xigeeno iyo Wasiiru dowlayaal.
Wixii kaso baxa kulanka Wararkayaga ugu horeeya ayaad kaga bogan doontaan.
www.puntlandi.com.

http://puntlandi.com/madaxweynaha-puntl ... dda-cusub/
oxymoron
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2505
Joined: Tue Jul 05, 2011 10:39 am
Location: Your BS starts and dies in Xamar, where you can't even go swimming without your Adoon boyfriends.

Re: President Gaas Announced His Elite Cabinet Ministers

Post by oxymoron »

Dr.Saadiq Eenow Minister of Health from the states. :clap:

Very humble man
Image

start at 49mins
[youtube]YfvA5U638YQ#t=2968[/youtube]
oxymoron
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2505
Joined: Tue Jul 05, 2011 10:39 am
Location: Your BS starts and dies in Xamar, where you can't even go swimming without your Adoon boyfriends.

Re: President Gaas Announced His Elite Cabinet Ministers

Post by oxymoron »

Dir, Sade,Absame Iyo Madhibaan Oo M/Weynaha Puntland Golihiisa Wasiiradda Ku Soo Daray:Gaas Gobanimo Ayaan U Qiray :ugeek:

Madaxweynaha Puntland Professor C/weli Gaas ayaa taariikhda Puntland markii ugu horeysay jebiyay Rikoor taariikhda u gashay,kadib markii uu Wasiiradda ku soo daaray Beelaha Mareexaan,Ogaadeen iyo Madhibaan.

Runtii waxaan u qiray Professorka inuu yahay shaqsi ay daacad ka tahay inuu xeyndaabka Puntland balaariyo,maadaama uu ku soo daray Walaalaheen Mareexaan,Ogaadeen iyo Madhibaan oo geed-dheer iyo mid gaabanba uu Professorka u galay inuu ku soo darro Golihiisa Wasiiradda oo sababta 47-looga dhigay ay tahay inuu qanciyo dhamaan Beelaha Puntland,halka uu Mareexaan,Ogaadeen iyo Madhibaan ku guuleystay inuu Golihiisa Wasiiradda cusub ku soo daray,waxayna arintani albaabka u fureysaa in Puntland ay mustaqbalka-dhaw ay xitaa ku soo biiri-karaan Maamuladda Galmudug iyo Ximin iyo Xeeb oo weli aan buuxin shuruudihii Federaalka.

3-dan Beel ayaa 2-Wasiir ku-xigeen iyo Wasiiro-Dawlo ka helay Wasiiradda lagu dhawaaqay,waxaana saacadaha soo socda Tooshka Wareega ee Shacabkamedia daaha ka rogi-doonaa Wasaaradaha loo magacaabay.

Qalinkii:Suldaan Godo-Godo:Gudoomiyaha Guud ee Jaaliyadaha Puntland ee Caalamka ku dhaqan

Shacabkamedia-Beyra-Puntland

Runta Kama-Xıshoono

http://shacabkamedia.com/warka/index.ph ... a&Itemid=3

Wasiiru-dowlaha Madaxtooyada iyo Xiriirka Gobollada, Bashiir C/raxmaan Xaaji Gurxan… from Gedo

Wasiiru-dowlaha Madaxtooyada iyo Xiriirka Caalamiga ah, Maxamed Cabbaas Cumar,,,from Jigjiga
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”