President Gaas Announced His Elite Cabinet Ministers
Posted: Tue Jan 28, 2014 3:57 am
The List Of The Members Of This Elite Cabinet, Is Ready To Be Pubicized, & Will Be Announced Shortly.
Stay Tune For Updates.
Gaas oo ku dhawaaqaya gollaha wasiiradda Pl

27 Jan 27, 2014 - 10:21:03 PM
Madaxwaynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali ayaa lagu wadaa saacadaha soo aaday inuu ku dhawaaqo gollaha wasiiradda oo maalmihii ugu danbeeyay la tashiyo kala samaynayay qaybaha kala duwan ee bulshada.
Wararka soo gaaraya warsidaha GO ayaa sheegaya tiradda wasaaradaha inaan waxba laga badali doonin ,hase yeeshee gollaha wasiirada ay noqon doonaan kuwo cusub iyo qaar ka mid ah raggii isku soo taagay jagada madaxtinimadda Puntland.
Gaas ayaa horay u sheegay inuu koobo doono wasiirada si loo helo xukumad tayo leh,wuxuuse sheegay waa haddii ay ka timaada rabitaanka shacabka wuxuna hadalkiisa raaciyay inuu soo dhisi doono xukumadd u eg Puntland.
Haweenka ayaa la sheegayaa inay gollaha wasiiradda ka helaan labo kursiga,waxana iyadana la hadal hayaa cida kasoo noqon doonta wasiiraddii xukumadii Dr.CabdiRaxmaan Shiikh Maxamed.
Liiska wasiiradda cusub ee Puntland kala soco GAROWE ONLINE