Socalled govt releases Warcriminal Takfeeri Terrorist

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Socalled govt releases Warcriminal Takfeeri Terrorist

Post by AhlulbaytSoldier »

Muqdisho (Sh M Network)—Sida Idaacadda Shabelle uu u xaqiijiyay Max’ed Sheekh Cismaan Caruus Afhayeenkii dhinaca Howl gallada Ururkii Xisbul Islaam ee uu hormuudka ka ahaa Sheekh Xasan Daahir Aweys , Sheekh Aweys ayaa laga soo saaray Guriga Hbar Khadiija ee ah Xarunta Ugu weyn Nabad Sugida ay ku leeyihiin Magaalada Muqdisho.

Caruus ayaa intaas ku daray in Guri ku yaalla Magaalada Muqdisho la dajiyay oo ay Ciidamo dowladda ka tirsan ay ku waardiyeynayaan.

“ weli xor ma aha laakiin waxaan idiin Xaqiijin karaa in guriga Habar Khadiija laga soo bixiyay” ayuu Yiri Caruus Afhayeenka dhinaca Howl gallada Ururka uu hogaamiyaha u ahaa Sheekh Xasan Daahir Aweys Max’ed Cismaan Caruus.

:meles:

FUCK THIS SOCALED GOVT :pacspit:
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”