Mogadishu officials arrested in Somaliland
Moderator: Moderators
- BoholKing
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1072
- Joined: Sun Jan 12, 2014 1:53 pm
- Location: In Xarshow by the beach
Mogadishu officials arrested in Somaliland
Xubno ka Tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya lagu Xiray Magaalada Hargeysa.
Axad, Feberaayo 02, 2014 (HOL) — Dawlada Somaliland ayaa sheegay in ay garoonka magaalada Hargeysa ka qabteen shalay galab saddex ma’suul oo ka
tirsan dowladda federaalka Soomaaliya.
Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland, Cali Maxamed Waran-cadde ayaa u xaqiijiyay warbaahinta in saddexdan qof ay qabteen xilli ay doonayeen inay si
dhuumaaleysi ah ku galaan magaalada Hargeysa.
“Saddexda xubnood waxaa gacanta ku dhigay booliiska iyagoo doonaya inay si qarsoodi ah ku galaan Hargeysa, maxkamad ayaana soo taagaynaa,” ayuu yiri
Waran-cdde
Mas’uuliyiintan lagu qabtay garoonka diyaaradaha Hargeysa ayaa kala ah: Jaamac Maxamed Jaamaac oo ka tirsan madaxtooyada Soomaaliya, Fahiima Nuur
Nageeye oo ka tirsan xafiiska ra’iisul wasaaraha Somalia iyo C/Casiis Aadan oo ah dublamaasi ka tirsan wasaaradda arrimaha dibadda Somalia.
Sidoo kale, Waran-cadde wuxuu sheegay in xubnahan ay diyaaradda kasoo raaceen Muqdisho ayna doonayeen inay Hargeysa soo galaan, isagoo xusay inaysan
ahayn dad halkaas taraansit ku marayay.
“Xubnaha waxay doonayeen inay Hargeysa galaan, wayna ogaayeen inuu sharci adag halkan ka yaallo xubnaha xilalka ka haya dowladda Soomaaliya waana la xisaabtamaynaa,” ayuu wasiirka oo sharraxayay eedeymaha loo haysto saddexdan qof.
Mas’uuliyiintan ayaa la sheegay inay ku xiran yihiin xabsi ku yaalla Hargeysa oo aan la ogeyn, waxayna noqonayaa mas’uuliyiintii ugu horreeyay oo ka tirsan
dowladda Soomaaliya oo sannadkan cusub lagu xiro Somaliland.
Dhanka kale, ma jiro hadal intaas dhaafsiisan oo ku saabsan xariga loogu geystay Hargeysa mas’uuliyiintan, mana jiro hadal kasoo baxya dhinaca dowladda
federaalka Soomaaliya oo ay shaqaale u ahaayeen.
Arrintan ayaa imaanaysa iyadoo dhawaan ay wadahadallo ku yeesheen dalka Turkiga mas’uuliyiin ka kala tirsan dowladda Somalia iyo Somaliland kaasoo ay kaga
hadleen ay iskaashi ku yeelan lahaayeen.
Maxamed X. Xuseen, Hiiraan Online
http://www.hiiraan.com/news/2014/Feb/wa ... -45160.htm

-
- SomaliNet Super
- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
Re: Mogadishu officials arrested in Somaliland

Good move
By taking this action the talks with the triangle clan enclave has officially ended. I welcome it

Re: Mogadishu officials arrested in Somaliland
these people are celebrating like they caught a wild yahuud red handed planning to blow up a city
Re: Mogadishu officials arrested in Somaliland
Excellent!
They should be locked up in Mandheera prison.

- abdikarim86
- SomaliNet Super
- Posts: 12077
- Joined: Sun Sep 14, 2008 7:21 am
- Location: Bristol
Re: Mogadishu officials arrested in Somaliland
Post this in the SL section
Are they Reer SL? if so, the bastards should be carted off to Mandheera
If they're xamari, they should be deported

- GeoSeven
- SomaliNet Super
- Posts: 5687
- Joined: Sat Sep 17, 2011 10:41 am
- Location: Out of my mind somewhere...always somewhere, never an exact location.
Re: Mogadishu officials arrested in Somaliland
So if a Somalilander who happens to be an official in another government (Kenya. Ethiopia etc) decides to visit in an unofficial capacity, will they also be arrested? Why so irrationally hostile to anybody affiliated with the Somali government? This makes no sense at all. If anything, such foolishness is damaging to Somaliland.
- abdikarim86
- SomaliNet Super
- Posts: 12077
- Joined: Sun Sep 14, 2008 7:21 am
- Location: Bristol
Re: Mogadishu officials arrested in Somaliland
Only in your infantile bantu protected world is this the case.GeoSeven wrote:So if a Somalilander who happens to be an official in another government (Kenya. Ethiopia etc) decides to visit in an unofficial capacity, will they also be arrested? Why so irrationally hostile to anybody affiliated with the Somali government? This makes no sense at all. If anything, such foolishness is damaging to Somaliland.
Plain and simple anybody who is in politics in Somalia is not allowed
in SL for the simple reason that they are our enemies.
Get that through
If anything the government is doing them a favour by arresting them
the people would eat them alive

Re: Mogadishu officials arrested in Somaliland
GeoSeven wrote:So if a Somalilander who happens to be an official in another government (Kenya. Ethiopia etc) decides to visit in an unofficial capacity, will they also be arrested? Why so irrationally hostile to anybody affiliated with the Somali government? This makes no sense at all. If anything, such foolishness is damaging to Somaliland.
Ethiopia and Kenya do not view Somaliland as an integral part of their country and for instance when Isaaq officials from Djibouti etc. visit Somaliland, they apply for a visa.
It's not damaging Somaliland at all. It rather shows how weak your government is.

-
- SomaliNet Super
- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
Re: Mogadishu officials arrested in Somaliland
Iam glad that Somalidiidka is behaving like a jealous woman
The socalled govt must end the talks now.

- Substance
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3831
- Joined: Sat Mar 24, 2012 5:56 pm
- Location: Under The Neem Tree
Re: Mogadishu officials arrested in Somaliland
What does SL law say about this situation?
-
- SomaliNet Super
- Posts: 29468
- Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm
Re: Mogadishu officials arrested in Somaliland
A display of the hatred nurtured in the north.
If it wasn't for the dhulbahante...this region would have gone long ago.
If it wasn't for the dhulbahante...this region would have gone long ago.
Re: Mogadishu officials arrested in Somaliland
original dervish wrote:A display of the hatred nurtured in the north.
If it wasn't for the dhulbahante...this region would have gone long ago.

- abdikarim86
- SomaliNet Super
- Posts: 12077
- Joined: Sun Sep 14, 2008 7:21 am
- Location: Bristol
Re: Mogadishu officials arrested in Somaliland
The shitty khaatufite portraying itself as a voice of reason and absent of hatredoriginal dervish wrote:A display of the hatred nurtured in the north.
If it wasn't for the dhulbahante...this region would have gone long ago.

Only on SNET
- GeoSeven
- SomaliNet Super
- Posts: 5687
- Joined: Sat Sep 17, 2011 10:41 am
- Location: Out of my mind somewhere...always somewhere, never an exact location.
Re: Mogadishu officials arrested in Somaliland
Give the Bantu rhetoric a break for once. What do you mean they would be eaten alive? You're doing your own folks injustice but implying that they would harm people visiting their own ancestral region for simply adhering to a different political ideology.abdikarim86 wrote:Only in your infantile bantu protected world is this the case.GeoSeven wrote:So if a Somalilander who happens to be an official in another government (Kenya. Ethiopia etc) decides to visit in an unofficial capacity, will they also be arrested? Why so irrationally hostile to anybody affiliated with the Somali government? This makes no sense at all. If anything, such foolishness is damaging to Somaliland.
Plain and simple anybody who is in politics in Somalia is not allowed
in SL for the simple reason that they are our enemies.
Get that through
If anything the government is doing them a favour by arresting them
the people would eat them alive
Why do they need to apply for a Visa in an unofficial visit? Do all foreign passport holders need a Somaliland visa to pass through HargeisaMeyle wrote:
Ethiopia and Kenya do not view Somaliland as an integral part of their country and for instance when Isaaq officials from Djibouti etc. visit Somaliland, they apply for a visa.
It's not damaging Somaliland at all. It rather shows how weak your government is.

Re: Mogadishu officials arrested in Somaliland
original dervish wrote:A display of the hatred nurtured in the north.
If it wasn't for the dhulbahante...this region would have gone long ago.

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 462 Views
-
Last post by Thuganomics
-
- 20 Replies
- 1254 Views
-
Last post by union
-
- 3 Replies
- 626 Views
-
Last post by Rightwing
-
- 17 Replies
- 2305 Views
-
Last post by HashIII
-
- 8 Replies
- 673 Views
-
Last post by XimanJaale
-
- 6 Replies
- 788 Views
-
Last post by TheGrumpyGeeljire
-
- 17 Replies
- 1633 Views
-
Last post by SaciidAyanleh
-
- 0 Replies
- 346 Views
-
Last post by Coeus
-
- 0 Replies
- 428 Views
-
Last post by Son_of_Somalia
-
- 52 Replies
- 2756 Views
-
Last post by AhmedBoqor