Page 1 of 2

Saudi Arabia deported 12,000 Somalis just last month

Posted: Wed Feb 19, 2014 4:06 am
by FarhanYare
Warbixin ay soo saartay ha’yadda xuquuqda aadanaha ee Human Rights Wacht ayay ku sheegtay in tan iyo bishii Jannaayo ee sannadkan ay boqortooyada Sucuudiga soo tarxiishay in ka badan 12,000 oo qof oo Soomaali ah, kuwaasoo ay ku jiraan haween iyo carruur.

HRW ayaa sheegtay inay wareysiyo la yeelatay toddoba qof oo ka mid ah Soomaalidii laga soo tarxiilay dalka Sucuudiga, kuwaasoo hadda ku sugan Muqdisho, kuwaasoo sheegay in dhibaatooyin badan loo geystay intii ay ku jireen xabsiyada Sucuudiga, qaarkoodna la garaacay.

“Xukuumadda Sucuudiga waxay u soo tarxiishay Soomaaliya oo ay weli ka jiraan colaado kumannaan qof oo isugu jiray rag, dumar iyo caxruur, iyagoo diiday inay dadkaas siiyaan magan-galyo,” sidaa waxaa yiri Gerry Simpson oo ah baare sare oo ka tirsan hay’adda HRW.

Saraakiil ka tirsan waaxda socdaalka Soomaaliya ayaa HRW u sheegay in dowladda Sucuudiga ay tan iyo bishii Jannaayo ee sannadkan dalkeeda ka soo tarxiishay 12,332 qof oo Soomaali ah, kuwaasoo la geeyay Muqdisho iyo deegaanno kale oo dalka ka tirsan.



Hay’adda caalamiga ah ee magan-galyo doonka (IOM) ayaa iyaduna xustay in wasaaradda arrimaha gudaha Soomaaliya ay u sheegtay in la rajeynayo in 30,000 oo qof oo kale la geyn doono Soomaaliya toddobaadyada soo socda.

Tarxiilkan ayaa qayb ka ah olole ballaaran oo ay dowladda Sucuudiga ugu jirto sidii ay dalkeeda uga saari lahayd ajaanibta ku nool, kuwaasoo halkaa ka xoogsada.

Dhanka kale, hay’adda HRW ayaa sheegtay in dowladda Sucuudiga ay tix-gelin siiso sharciyada caalamiga ah ee ilaalinta xuquuqda aadanaha, iyadoo intaas ku dartay in Koonfurta Soomaaliya aysan xilligan ahayn meel amni uu ka jiro oo dad lagu soo celiyo.

“Dowladda Sucuudiga waa inay baaritaanno ku sameyso dhibaatooyinka loo geystay dadka Sooamaliyeed intii lagu jiray howsha tarxiilkooda,” ayuu yiri Simpson, wuxuuna intaas ku daray. “Waa inay xukuumadda Sucuudigu siiso dadka ay soo tarxiilayso waxyaabaha u baahan yihiin ee laga maarmaanka u ah nolosha.”

Kumannaankan Soomaalida ah ee lasoo tarxiilay ayaa waxaa ku jira haween uur leh oo sheegay in dhibaatooyin kala duwan loogu geystay xabsiyada dalka Sucuudiga.

Re: Saudi Arabia deported 12,000 Somalis just last month

Posted: Wed Feb 19, 2014 8:24 am
by GalliumerianSlayer
http://www.raxanreeb.com/2014/02/somali ... di-arabia/

Gotta love these dirty savage arabs :roll:
Honestly, pure despicable

Re: Saudi Arabia deported 12,000 Somalis just last month

Posted: Wed Feb 19, 2014 8:30 am
by Vivacious
Hala tarxiilo ma xumee, waxaaba la dilaayaa dadka isku daya in ay ka baxsadaan askarta markii la qabto. :(

Re: Saudi Arabia deported 12,000 Somalis just last month

Posted: Wed Feb 19, 2014 10:50 am
by JamalAddow
LegendarySS4 wrote:http://www.raxanreeb.com/2014/02/somali ... di-arabia/

Gotta love these dirty savage arabs :roll:
Honestly, pure despicable
And are Hawiye/Darod any different to these savages.

Re: Saudi Arabia deported 12,000 Somalis just last month

Posted: Wed Feb 19, 2014 11:25 am
by GalliumerianSlayer
JamalAddow wrote:
LegendarySS4 wrote:http://www.raxanreeb.com/2014/02/somali ... di-arabia/

Gotta love these dirty savage arabs :roll:
Honestly, pure despicable
And are Hawiye/Darod any different to these savages.
Go away with your tribal bullshit :arrow:

Re: Saudi Arabia deported 12,000 Somalis just last month

Posted: Wed Feb 19, 2014 12:05 pm
by waayeel101
12,000!
if this number is accurate then i think all of them are not Somalians.

Re: Saudi Arabia deported 12,000 Somalis just last month

Posted: Wed Feb 19, 2014 12:42 pm
by FarhanYare
LegendarySS4 wrote:
JamalAddow wrote:
LegendarySS4 wrote:http://www.raxanreeb.com/2014/02/somali ... di-arabia/

Gotta love these dirty savage arabs :roll:
Honestly, pure despicable
And are Hawiye/Darod any different to these savages.
Go away with your tribal bullshit :arrow:
excellent reply :clap:

Re: Saudi Arabia deported 12,000 Somalis just last month

Posted: Wed Feb 19, 2014 1:00 pm
by Hyperactive
DeeqaDagan wrote:Hala tarxiilo ma xumee, waxaaba la dilaayaa dadka isku daya in ay ka baxsadaan askarta markii la qabto. :(
i agree, saudi dadba leh, if they dont want you, you need to get out. myself even I'm paid millions, i wouldn't live there. as long they let me go few times a year for umra, I'm okay with it.

Re: Saudi Arabia deported 12,000 Somalis just last month

Posted: Wed Feb 19, 2014 1:02 pm
by Cherine
If they can deport 310,000 & 200,000 of their fellow Arabs from Egypt & Yemen, what makes you think they wouldn't do that to Somalis? Somalida qofna ma taaban karto miyaa?

Somalis should stop tahreebing to Yemen & Saudi Arabia. It's not worth it.

Re: Saudi Arabia deported 12,000 Somalis just last month

Posted: Wed Feb 19, 2014 1:07 pm
by AbdiJohnson
This is a favor in disguise. They are welcome to come to North America

I am,

Abdi "They won't be called slave" Johnson

Re: Saudi Arabia deported 12,000 Somalis just last month

Posted: Wed Feb 19, 2014 1:14 pm
by Vivacious
hyperactive wrote:
DeeqaDagan wrote:Hala tarxiilo ma xumee, waxaaba la dilaayaa dadka isku daya in ay ka baxsadaan askarta markii la qabto. :(
i agree, saudi dadba leh, if they dont want you, you need to get out. myself even I'm paid millions, i wouldn't live there. as long they let me go few times a year for umra, I'm okay with it.
During hajj period, they put road blocks on the way to Mecca to prevent illegal residents from performing hajj, but some people are lucky enough to find their way to Mecca during those times. hyper, you will find people who have lived in Saudi for over 20 years and did not perform hajj yet, due to them not being legal in the country. Very sad though.

Re: Saudi Arabia deported 12,000 Somalis just last month

Posted: Wed Feb 19, 2014 1:22 pm
by Hyperactive
deeqa, if you not legal, you breaking law of the land. as worker in justice system, i would never advocate any one to break a law. i agree laws are injustice and needs to change but wouldn't break even injustice law.

thry doing a great job for hijaaj and huge responsibility for their safety , i couldn't do it better.

Re: Saudi Arabia deported 12,000 Somalis just last month

Posted: Wed Feb 19, 2014 1:33 pm
by Vivacious
hyperactive wrote:deeqa, if you not legal, you breaking law of the land. as worker in justice system, i would never advocate any one to break a law. i agree laws are up justice and needs to change but wouldn't break even injustice law.

thry doing a great job for hijaaj and huge responsibility for their safety , i couldn't do it better.
Yes, they are doing a good job. Dealing with over 2 million people every year is not easy, specially securing their safety, accommodation, transportation and other needs :up: Markaad meesha aado adigaa qancaayo in Saudi Arabia ee masuuliyad weyn xaga xujaayada iska saaraan :)

Re: Saudi Arabia deported 12,000 Somalis just last month

Posted: Wed Feb 19, 2014 6:03 pm
by JamalAddow
LegendarySS4 wrote:
JamalAddow wrote:
LegendarySS4 wrote:http://www.raxanreeb.com/2014/02/somali ... di-arabia/

Gotta love these dirty savage arabs :roll:
Honestly, pure despicable
And are Hawiye/Darod any different to these savages.
Go away with your tribal bullshit :arrow:
You can call 300 million Arabs savages but I'm the tribalist calling Darod/Hawiye the savages they are for raping, maiming minorities.

This is why Somalia will always take a step backwards, shouting arabs at the top of your lungs when minorities can't live peacefully in their lands.

Re: Saudi Arabia deported 12,000 Somalis just last month

Posted: Wed Feb 19, 2014 6:11 pm
by GalliumerianSlayer
^
:| :?: :?: :arrow: :lol: