Somali President Behind Piracy in Somali waters
Posted: Thu Oct 13, 2005 8:49 am
Dhalinyarada Maraakiibta ka afduubato deegaanka Xarardheere oo ku heeb ah Madaxweyne Cabdulaahi Yuusuf iyo wasiiro Dowlaha Dekadaha Maxamed Jamac Furux oo xalay dad isaga dilay lacagtii horey loo siiyey
Xarardheer
Dableyda looga caalayahay marakiibta maraya xeebaha Soomaaliya ayaa la soo xaqiijiyey in ay ku heeb yihiin Madaxweynaha Soomaaliya Cabdulaahi Yuusuf Axmed iyo wasiiro Dowlaha Dekadaha Maxamed Jamac Furux kuwaasoo afduubay ilaa iyo labataneyo Markab ayagoona ka qaatay lacago madaxfurasho ah.
Shakiga dowlada Kenya galay ayaa ah kadib markii ay ka war heshay in ay lug ku leeyihiin marakiibtii laga afduubay rag qaraabo la ah Madaxweynaha Soomaaliya iyo wasiiro Dowlaha Dekadaha Maxamed Jamac Furux tasoo keentay in ay yirahdaan kal soonida ayaan kala noqoneynaa DFKMG .
Dhacdad ah in ay ku jiraan kuwa wax ka afduuba marakiibta kooxo heeb hoosa la ah madaxweynaha ayaa timid ka dib markii xalay la dilay laba dhalinyaro ah oo ku heeb ah Madaxweyne Cabdulaahi Yuusuf Kuwaas oo ku murmay dhaqalahii loo siiyey madax furashada
Dadka qaar ayaa horey ugu shakisnaa in uu lug kuleyahay Qaska ka socdo xeebaha Soomaaliyaa Madaxweynah Soomaaliya si beesha caalamka uu u tuso dadka Muqdisho ku nool in ay yihiin caawaan si markaa loo siiyo taageero dhaqaalo iyo mid ciidan si uu wax ugu qabto