
Odayaasha dhaqanka ee wilaayada Gedo ayaa soo gabagabeeyay kulan ballaaran oo muddo laba Usbuuc ah uga socda magaalada Baar-dheere ee gobolka Gedo.
Odayaasha ayaa gunaanadka shirkooda kasoo saaray qodobo dhowr ah oo dhammaantoodba boorinaya in lala dagaalamo shisheeyaha kusoo duulay dalka siiba Xabashida Itoobiya oo iyadu cadaawad gaar ah kala dhaxayso ummada Soomaaliyeed.
Indheer garadka ayaa muujiyay sida aaney macquul u ahayn in Xabashidu qabsato dhul hor leh xilli ay gumeysato malaayiin muslimiin ah oo ay Soomaali ku jiraan.


Brother Xabashi gaalkaalkaala is better than Godane? 2,000 Ethiopian troops have entered deep into Gedo/Jubbada and you want us to turn a bullet against Godane. 
